We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, June 23, 2000 - 03:19 am WAZUP CIYAAL XERO! HADAAD TAHAY QOF DEGANAA XAAFADA XERADA AMA AGA-GAARKEEDA, FADLAN DHAWAAQAAGA HALAGA MAQLO HALKAN!!!!!!! c-ya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, June 23, 2000 - 06:58 am hi A.C. ciyaal xero LOL....... guess who? waxaan nahay gabdho walaalo ah oo ku dhashay oona ku koray xerada ku taalay fiat korkeeda.Walaal aad iyo aad baan u jeclaan laheyn ha dii aad nala soo xiriirtid.Nala soo xiiriri magacaada iyo magaalada ku nooshahay walaga yaaba inaan is garano. see ya A.C
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, June 23, 2000 - 03:54 pm waad salaamantihiin gabdhaha soomaliyeed ee ku noolaa saafadda fiyaat walalayaal waxaan arkayidinka oo leh hanala lasoo xariiroleh mana cadeynina waxaad damacsantihiin ujeedadiinuna magaran waxaan daganaa bondheere bilaajo ama shibis meesha eey iska galaan maana boolyo waxaanan dhigan jiray dugsiga dhhexee shibis ama madarastu alfalaax markii aad hashii emailkaan ila soo xiriira jowdhii@hotmail.com waad mahadsantihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, June 23, 2000 - 04:18 pm waxaan raadinayaa gabar magaceeda layiraahdo faaduma cumar saalim oo aan iku galaas aheyn daganeed degmada kaaraan dhigana jirtay dugsiga shibis iyada iyo habaryarteed waxaayna aheed somaali carabiyad waxeyna ii taqaanay shaarib waxeey qoftii aqrisata igu garan kartaa wixii galaaskeyga ahaay shaarib ayeey igu wici jireen 75tii waxaan galnay xalane waana katagay aniga oo aan dhameesan rabshad awgeed sacuudigaana udhoofaymarkaas ayaa iigu dambeeysay faadumo qofkii yaqaan ha soo xariiro joowdhii@yahoo.com jowdhii@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, June 26, 2000 - 02:25 am IT'S ME AGAIN>>. "A.C" (CIYAAL-XERO)!!!! WAAD SALAAMAN TIHIIN GABDHAHA WADA DHASHAY!!ANIGU WAXAAN AHAY >>>THE REAL CIYAAL-XERO<<<!!!! XAAFADAASNA WAA HALKA AAN KU DHASHAY, KUNA CAQLIYEESTAY!!! WAQTIGA XAADIRKA WAXAA KU NOOLAHAY YURUB MUDDO 10-YEARS KU DHOW!>>WAXII FAAH-FAAHIN DHEERAAD AH WAXAAD IGALA SOO XIRIIRI KARTAAN>>> TREVOR_114@HOTMAIL.COM <<<<< THANX GABDHO! GOTTA GO!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 28, 2000 - 03:47 am To gabdhaha walaalada, waan idin salaamey. waxaan idinweydiiyey dagaalada ka hor maa xamar ka guurteen, sabobtoo ah 3 gabdho oo walaalo ah oo aan isniqiin ayaa xeradaas degnaayeen. waxeena u guureen dalka sweden. hadaad tihiin kuwaa waxaa laga yaabaa inaan i xasuusantaan. waxaan degnaa guryaha dowlada oo ku yaal kaniisada agteeda. I'm gonna wait ur answer, peace!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 28, 2000 - 07:40 pm hi ciyaal xiro......... see tihiin? ma nooshihiin ilaahay ka cabsada oo ha la is wareeyso. dagaalkii waxaa ka soo wareegtayay 10 sano dadkii intey ku kala dambeeyaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 29, 2000 - 03:18 am to>> all ciyaal-xero iyo saaxiibadii aga-gaarkeed degaanaa!!!!!!!!! marka hore waad salaaman tihiin kuligiin!!! marka xigta aad iyo aad ayaa ugu-faraxsanahay in saaxiibadii iyo dadkii isku-meesha kusoo koray aan halkaan isku-waraysano qof walba halka uu ka dhacay ama ku dambeeyo!!!!! runtii bun-cambuulo camal aas xaafadii iiqabatay!! waa uxiisay nooh!!! marka soo bood-booda hee, gabdho iyo wiilalba!!! anigaa uhoreenaayo!! madax-madax camal aan isku soo gamaa!! idinkana sidee isku-soo gamaysaan?????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 03, 2000 - 02:58 pm HI CIYAAL XERO IYO AGAGAARKEEDA WARDADOW AAN ISKA DEYNO ISU GABASHADA AAN SIFIICAN ISU WAREESANO QOF WALBAANA MAGACIISA AYAA HABOON INUU SHEEGO HADAAN KEYGA KABILAABO WAXAA LA II YAQAAN KIINKOS DUGSIGA AZIILI IYO KAN HOOSE WAXAAN UGU BAXAY COLEGO NUOVA SAMALIA CIDII TAQAANO AYAA TAQAANO DUGSI DHEXE BARTAMAHA DUGSI SARE SAQAAWADIIN 19995-96.EE HADAAD TAHAY CIYAALKA XERADA IYO AGAARKEEDA WARKAAGA HALA HELO ANAA KAAQOSLINAAYO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, July 04, 2000 - 01:47 am TO>> KIINKOS SAAXIIBOW DUGSI-DHEXE BARTAMAHA MA LAHEEN!! MARKA LABAAD WAQTIGA AAD KA BAXDAY SAKHAAWADIIN '95-96 CALAAMATUL-SUÁAL AYAA SAARAN!!!!!QOSOL INTAAS AYAA NOOGU FILAN!!!!THANX
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, July 04, 2000 - 02:13 pm TO;;;;CIYAAL XERO LAGA SII YAABAN YAHAY? ODAY SOO DHAWOOW SOOMALI WAXAY DHAHDAA XUJO MAFALANTO EE XAAJA FALANTA HADII AAN SAXSANAHAY WAXAAN UMALEEYA INAAD TAHAY QOFKA (JUMPBALL)NOO TUURAY HADANA DIB UGURANAAYA ILAA IYO HADA IS QARINAAYO INAAD DANBI AAD QOF KA GASHAY OO KALE. WAXAA DHICI KARTA IANAAD TAHAY AQYAARTII SAAXIIBADAY AHAYD HADII AAD SI DHAB URAADINASID CIYAALKA XERO WAAD HAYSAA,, HADII KALENA YAANDANBI KALA GALIN.;;;; KARAALI NAQO HADAAD HADALDAYDA KA XANAAQDAY.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, July 04, 2000 - 10:00 pm this one is for you kiinkos and the rest of reer xiro, hadda qofna in uu is sheego ma rabo sow ma aha sheekadaan socoto? waxaad sheegtaa guriga aad deganaan jirtay numberkiisa iyo reerkiina numberka aad tahay are you all following me? tusaale: aniga waxaan deganaa guriga lixaad, waxaana ahay curadka, kan labaad ama yaraanka cidda. wixii is raba oo isku da' ah ama saaxiibo ahaan jiray ha isla xiriiraan... inta kalena ha kala boodaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, July 04, 2000 - 10:03 pm tusaale ka fiican kii hore, guriga lixaad dhinaca migta, waxaan ahay curadka cidda ama yaraanka cidda.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, July 05, 2000 - 02:50 pm TO KIINKOS SAAXIB WAAN KU SALAAMAY GARO YAAWAYE WAXBAAN KU SOO XASUUSINAA 1984 HABEEN CIIDA AHAYD AAN AHAYN LABADEENA IYO XAAMEY CALI OO AAN HOTEL JUBO BANAAKEED FADHINAY WAX TARIIQ AH AYAA DHACAY EE GARO? TANKALE NINKAN SIDA NAAGAHA ISQARINAAYO YUUSAN KU WAREERIN TAN KALE WAA NIN GUURDOON AH WAANA CIYAALKII NAGAYARYARAA KUMAN XASUUSAN KARO. NOTE <<AAN KU SAXO KIINKOS WAQTIGA ISKOOLKA WAXAAD KA WADAY WAXAY AHAYD 1985/86>> IIGU SOO WARCELI
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, July 05, 2000 - 04:42 pm to c/d waxaan maqli jiray aduunyo nin joogo maxaa arigti kuu laaban , warninyahow ii waran baladkaan ogaay maad wali joogtaa? sifiican ayaan u xasuustaa habeenkaas iyada ah.chief idhageeso hadal badan kuma gali karno ee iisoo jawaab waxaan ku sii nayaa phone numberkeyga sheekada aduunka ayaan kuu hayaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, July 06, 2000 - 01:20 am TO KIINKOS SHEEBOW WARAN XALAYAA WAXAA ISOO WACAY NINKII C/D AHAA QOSALKA IIGA DHAMEEYAY SHEEKADAN MEESHAN KASOCOTO AYUUIISHEEGAY INCUNUG YAR UU SHEEGANOOYO CIYAALKA XAAFADA UUNA ISQARINOOYO WAXAA DHICI KARTA ILAMIHII NAGA YARAA INUU YAHAY, ADIGA IISOO WARAN WAALA SOCDAA INAY JAAMACADII AY KUU DHAMAATEY WAXAAN ARKEY KII KAA YARAA OO WALAALKAA AHAA. WAXAAN KU SIINAA E MAILKEYGA EEAAN KU XIRIIRNO YAANYO@YAHOO.COM.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, July 08, 2000 - 02:47 am TO KIINKOS AAN KU SIIYO E- MAILKAYGA XAGAAS AYAANA KAWADA XERIIRAYNAA DAGIIGSANE@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, July 08, 2000 - 08:51 pm cajiib ciyaal xero aa is aruursatay ,,,,, saddexda gabdhood oo walaalaha samiiro ay sheegeyso anigaba waan u maleeyey saddexdii isla dhashey oo sweden u guurey laakiin maybe in ay 2 noqoto mid isku magaalo aan ba joognaa. samiiro adigana waxaan u maleenaa in aan ku kasaayo oo yurub hada ma joogtaa if yes isku galaas ayaan ahayn. sheequnaa AC adiga yurub ma london aad ka joogtaa if yes we are cousin if no maybe i know u bye?????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 10, 2000 - 05:46 pm I used to live there.....our number was 10 and i am second son of my family.... what do you think...????. My favorate guys were Abdi dheeg and Xaameey cali...???? Can you figure???? Later........
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 17, 2000 - 01:51 am to: Walashiin, waa runtaa aniga yurub ayaan joogaa. adigana ma sweden ayaan degantahay maadaama aan gabdhaha aan sweden ku sheegaye aad isku magaalo dagentihiin? walaashiis aniga Y/Cusmaan ayaan dhiganaye adigana ???????????????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, July 18, 2000 - 07:17 pm samiiraa aniga yurub baan joogaa ma dhihin ee gabdhahaas ayaa u guurey ayaan iri. marka aniga canada ayaan joogaa waxaan aqaan dad badan oo meesha aad sheegtey daganaa marka , ma waxaad dhigan jirtey sheeq xasan barsame??? galaaska mahad kaarshe?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, July 19, 2000 - 05:17 am to: walaashiin, abaayo qof kale ayaa igu qaldeysaa, laakiin meel dheer kama jiri qofkaas, walaasheeda ka yar ayaan ahay. Xaadsan soo isku kalaas ma'aheen? adiga ma Idil baa??? mise??????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, July 19, 2000 - 06:26 am TO>> C/D AND KIINKOS!!! LABADIINABA WAA LA IDIN GARAN LA'YAHAY!!! IS-CADEEYA FADLAN!!!!! MARKA LABAAD KIINKOS ILAA IYO HADDA WAXAAD DHIGATAA AAN UMALAYNAA ISKOOL SAKHAAWADIIN ????????? ANYAWAY, YAA LAKALA CABSAN OO LA ISQARIN SIDII DAD TUUGO AH EE HA LA IS CADEEYO!!!!! SEE YA ALL!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, July 19, 2000 - 05:32 pm to samiiraa: aniga idil ma ihi laakiin idil iyo xaadsan isku kursi baan ahayn marka xaadsan maad walaalo tihiin ???? waan aqaan 4 gabdhood oo xaadsan la dhashey mahadna see uga dheereen/?? ileen aniga waxaan u bartay just in ay daris ahaayeen.. teeda kalena wax is warsasho ma xumee jawaab hore waxaan arkay adigoo u jawaabey gabdhaha walaalaha oo leh ma 3 dii dagaalada ka hor guurey aa tihiin? hadana iyagaa ka mid ahay aa tiri see wax u jiraan abaayo?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, July 21, 2000 - 03:06 am walaashiin, maya abooyo xaadsan lama dhalan ee hadaad taqan sa'ida, ayaa la dhashey, mahadna daris ayaan aheen. i think now is clear. adiga xamer xagee ka degneed? to/ciyaal xero yaaban, kiinkos dad ayuu ka dhuumanayaa oo ila hadana la ogeen!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, July 21, 2000 - 06:21 pm samiira, ma waxaa la dhalatay Saciido Axmedeey? if so tell her that a friend of that missed her very much is looking for? where is Sagal?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 24, 2000 - 01:15 am dhaay ka sii, and if she ask who is that friend, didn't he/she got a name? sagal way ila joogtaa. adigana yaaaa eheyd?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 24, 2000 - 04:34 am thanks for the qiuck respond.Aniga iyo saciido waxaan isla biloownay xanaanada ilaa iyo intii qaxii isku galaas aan ahayn. by the way the password is GOOBE and she should know which of the girls that is looking for her. One more thing we used to go her aunts house all the time. I heard that she has a family now... and I hope to see her soon cuz I missed her so much. thanks Samiira.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 03, 2000 - 02:19 am he dhaykasii, abooyo marka hore waan ku salaamey. abooyo saciido garasha iska daa ee masawirkaaga ayey heysaa. hadaad xasuusatid kuwa aad gasheen dagaalada markuu soo dhawaa idinkoo dharkii iskuulka xiren. waxaad isigu jirteen sidan xasuusto adiga iyo ubax, idil, ina jilacow, any way waxaad isku loodka aheeydeen. hadda waxey dagan tehey holland, 2 gabdhood ayey leedehay. wayna ku soo salaameeysay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 09, 2000 - 10:04 pm to samiiraa....ina Xasan Jilicow maslax???(maxamed). oo degenaa Lansaleeti agtiisa?. if yes ii soo jawaab.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 09, 2000 - 10:13 pm To all ciyaal "LF" aan si fiican u cadeeyee ciyaal LAFOOLE... NO matter age or year just before the war.... fadlan waxaan idinka codsanayaa inaad si deg-deg ah iila soo xiriirtaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 15, 2000 - 06:28 pm Akhyaarey Asalaama Caleykum. Waxaan raadinayaa Saaxiibkeyga qaaliga ah kaas oo degganaa Xerada kasoo horjeedday baarka shiineeska ee Fiat,wiilkaas oo lagu magacaabo Yuusuf Max`ed Yuusuf, dhigana jiray dugsiga hoose dhexe ee Yaasiin Cusmaan,fasalada 8aad ee 89/90. Haddaba haddii aad taqaano ama aad war ka heysid fadlan igala soo xiriir E-mailkan osfoc@hotmail.com Waxaan idinka sugaa jawaab deg-deg ah Insha`alah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 22, 2000 - 05:11 am TO>> aduunyo waa dhibleey!! saaxiibow waxaan deganaa xerada, runtii inaan ku caawiyo waan jeclaan lahaa, laakiin yuusuf runtii ma garanayo! malaga yaabaa inay jiraan wiilal ama gabdho kale oo la dhashay? waxaa laga yaabaa inaan kuwaas garto .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 07:54 pm to samiiraa : waan ku salaamay samiira sorry in aan kuu soo jawaabin muddo dheer ... teeda kale waxaan ba kuu maleeynaayey saciido axmadey laakiin walaasheed aadba noqotey igu salaan saciido waxaan joogaa canada, sideeda oo kale ayaana 2 gabdhood u leeyahay oo isku family ayaan nahay waana la ii sheegay in ay holand joogto waxaana la fariisan jirey idil & xaadsan&muna &khaali...... see yah sis
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 09:16 am to walaashiin: Marka hore salaan dhamaantiin. Walaashiin, Canada summerkii hore ayaan imid waana ku waayey!!! Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan meeshaan kaa helay. Waxaa iigu kaa dabmeeysan aan isla hadalno 98kii bilaawgiisii adiga iyo qof aan isla naqaano. Macalin Xiito ma xasuusataa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 08:08 pm to subaga: waa ku salaamay adiga iyo magaaladaada cusub waxaana idiin rajeynayaa cimri dheer iyo caafimaad qab ......,mideeda kale hadaadba sheegeysid in aad timid sideed igu weysey hadaadba i raadisey????????????? teeda kale phone# kaadii waad isoo siin weydey aad ayaana kuugu faraxsanahay in aan is helno mar kale ee warkaada hala helo . bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 11:59 pm To Walaashiin: Sheekooyin badan ayaan kuu keydinaayey tan iyo waagii "koonbo isku dhufad" ee iga soo gaar intaanan qarxin. E-mailkaan igala soo xiriir xnuura@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 26, 2000 - 08:49 am to subaga: ma heshey e-mailkaygii??????? ii soo cadee......... hadaad heshey iyo haddii kaleba bye bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 26, 2000 - 11:01 am To Walaashiin: Salaan ka dib, abaayo wali wax email ah ma helin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 26, 2000 - 06:00 pm to:subag: see wax u jiraan qofyahay waa kuu soo direy ,,,,, ma aqaan wax ku dhacay,,,, ee see iskula xiriirnaa naa????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 04, 2000 - 03:23 am TO>> WALAASHIIS OOPS!!MACALIN-XIITO MACALINKAYGA AYUU AHAA!!!! WAXAA DHIGAN JIRAY SIDEEDAAD (J), GABDHAHA AAD SHEEGTAYNA WAXAY DHIGAN JIREEN( 8T)! RIGHT? MALAGA YAABAA INAAN KU GARTO ADIGA QUDHAADA????????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 05, 2000 - 02:28 am WAR ANIGA AH CIYAAL-XERO EE YAA IRAADINAAYO??? YAASE RAADINAYSAAN???? MAXAADSE IGA RABTAAN? MAXAADSE KA RABTAAN? MAXAANSE ISKA RABNAA?? FADLAN JAWAAB DHEG-DHEG AH!!!!!!!!!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 07, 2000 - 02:00 am WALAAL CIYAAL XERO, HADDAAD OGTIHIIN SAAXIIBKEY XASAN BAAS MEESHU JOOGO.. PLEASE ILA SOO SOCODSIYA HUSSWELLI@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 11, 2000 - 03:29 am saaxiib sida igu maaqaalo ah, xasan-baas oo la dhashay xuseen al-kuud, waxa uu joogaa isaga iyo labo-gabdhood oo la dhalatay(ifraax iyo hodan) cariga maraykanka gaar-ahaan magaalada San-deigo!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 09:06 pm khiyaarta waa salaaman tihiin aniga waxaa dhigan jiray yasiin cumaan iyo sakhawadiin qaybta carabiga ,waxaa isku lood aheyn cusmaan toobaliino,shukri cano geel, axmed ciid,liiban karshe,fadlan qofkii war ka haayo ha ila sooxiiro sidoo kale ali daahir,yuusuf garasiini oo deganaa foornada kuleejada ku dhextaalo,mahammed & mahamud yasin,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 11, 2000 - 12:06 pm WANTED YAA ARKAY fU'AAD AXMED (belle)fadlan haddi ciyaal reer xerow aad haysaan ila soo xiriira.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 14, 2000 - 12:19 pm Asalaamu Alaykum, I am looking for ilma nuur bidaar oo deganaa xerada agteeda, sakhaawadiin gadaasiisha oo ciyall Fiat/sakhaawadiin ahaa. I am particularly looking for Idiris nnur bidaar and Khalid nuur bidaar. They were very dear friends of mine. Aniga waxaa ahaa ciyaal shibis - maxfal agtiisa. Ciyaal Y. cusmaan, sakhaawadiin aan ahaa. Class of 88. Please get back to me. Jamiila.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 05:17 am war ciyaal xero...waan idiin salaamay kuligiin..!! runtii xaafadii waan uxiisay..yaa allow markale xaafadii na isku -kaaya keena..koley waa wax aan suuroobi doonin balse>> it would have been great!! thanx u all guys...waxii nool mar uunbaa lays arki ..insha-alaah.!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 12:29 pm CIYAAL XERO WAAN IDINSALAAMAY WAXAANRAADINAYAA QOFKII YAQANA FANAX GAAB OO DAGANAA SAKHAAWADIIN AGTIISA FADLAAN QOFKII YAQAANA HA ILASOO SOCODSIIYO AAD AYAAN UGU BAAHANAHAY.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 04:00 am CIYAAL XERO WAAD SALAAMANTIHIIN WAXAAN HALKAN KABAAFINAYAA WIIL AAN SAAXIIB AHAANJIRNAY LANA YIRAAHDO FANAX GAAB OONA DAGANAA SKOOL SAKHAAAWA DIIN AGTIISA WUXUUNA LA DHASHAY YAASIIN ILAY OO LAHAANJIRAY WERSHADA GOODIR ISBORT, FADLAN QOFKII YAQAANA HA ILA SOO SOCODSIIYO MEESHA UU KU NOOLYAHAY AADBAAN UGU BAAHANAHAY.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 07:55 am heeeeeeeeeeeey ceyaal xero mala faayaa aniga waxaan ku dhashay xerada kuna soo koray waxaan deganaa guriga ugu dambeeya dhinaca midigta midka kahoreeya
|