Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAYAA SAAXIIBADAY OO DHIGANJIRAY YUUSUF AL-KOWNEYN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, June 25, 2000 - 04:16 am
Waxaan dhigan jiray dugsiga ganacsiga. Waxaan sigaar ah u raadinayaa Maxamed Axmed jaamac oo ku magac dhaaraa (feero), Xasan ibraahin xasn kumagac dheeraa (xasan love), Maxamed Maxamoud Cadoow oo dhigan jireen sanadihii u dhaxeeyey 1985-1989 waxay kala dhigan jireen fasalada A iyo C.

Xasan love waxaa ii gu war daanbeysay kenya 1992, Axmed feero waxaa ii gu war danbeysay 1993 waxaan ku ogaa ottawa, canad Cadoow waxaa iigu danbaysay soomaaliya xamar.