    ooman | Sunday, July 02, 2000 - 02:09 am Waxaan raadinayaa madaxweyne Soomaaliyeed,siduu u ekaa suuradiisii waa ay iga dhuntey,oo garanba maayoo siduu u ekaa hadii uu maantey iga soo hor baxo,muuqiisu waa midaan daacad aheyn dhiig naxaa aanu kujirin wadaninimo aan laheyn damiir bani'aadanimo aanu uba dhalan,waxa uu jecel yahay kursiga xukunka,amaba u talinta rayidka,muquunis gaar ah ayuu damacsan yahay markuu kursigaas fariisto. Intaas oo muuqaal hadaad eegto,oo aad kahesho ma'aha kii aan raadinayey,ee midaan intaas kasuuroobin.Hadaad meel ku aragto ama aad garaneysid,amaba aad taqaanid cid taqaano fadlan igala soo xiriir halkan mahadsanidiin |
    NeefoowKaniini | Sunday, July 02, 2000 - 12:28 pm ,,,Wey kan !!!!!!i soo wac,,,Daacad ibnu dal dhisaa,,,ma sheegin kuwan ku xoonsan Shir baaska Jabuuti~~~~~~~~>>>>>>Shoot 'em!!!!! |
    oomane | Monday, July 03, 2000 - 01:49 pm TO:NEEFOOWKANIINI, WAXAA LAYAAB LEH NEEFOW KANIINI WAXA MEEL KASTA KU DHIGEY,OO KAAGA DARANE AAD U TAHAY DOQON WAX MAGARATA AH,INTAAN MEEL KUGU ARKAYEY WAX TALO AH OO ASAAGAA LAQEYBSATEY MA ARAG,XAGEED KU NOO SHAHAY SIDAADABA,ISGA BAX LAGUUGU DALYEE,,,,,,,,,,,, |
    NeefoowKaniini | Monday, July 03, 2000 - 03:33 pm ,,,,,Aamiin!!!!!OomaneWallee lagu oon tiriye,, |
    {^U^} | Monday, July 03, 2000 - 06:50 pm to,,ooman ALLA MAXAA DOQONIMO KUGU HABSATEY QANDHO SHEELO WAYNE..HEEDHE MAXEY TAHAY WAXAAD MEESHA KU SOO QORTEY..INUU DADKA ISKU DIRUU RABAA.. QALFOOFKA..WARYAA SOCO OO DANO YEELO MADAXWEYNE KULAHAA..ADIGA NOQO NOOH JEEGO SAXAN YAHOOW.. PEACE.. |