Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan jeclaan lahaa in xidhiidh la yeesho dhalinyaradii dhigan jirtay iskuulka "Imaam Shaafici" sannadka u sarreeyay("Lixaad"), weliba C/Muncim iyo Iimaan. Aad iyo aad ayaan u jeclahay in aan uga war helo...!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Raxmaan

Monday, July 03, 2000 - 09:31 am
Ninkii dadkaa aan xusay ka mid ah ha igala soo xidhiidho:
candhaf@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 06, 2000 - 02:36 am
ii waran!!
iskoolka imaam shaafici anigaa dhigan jiray ..markaan arkay inaa raadineesid waan farxay
gabadhaa sheegte walaasheeyee saaxiibo ahaayeen ..laakiin dagaalkii kadib ma is arkin
aniga waxaan dhiganjiray fasalka sadaxaad labaad
ima taqaanidaan u maleenayaa
aniga xataa waan u xiise dadkii imaam shaafici
bye/hani