Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay Reer madiino,gaar ahaan ardadii Dugsigii Macalin C/Raxmaan ee madiino , Mogadisho ,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibnicumar

Saturday, July 15, 2000 - 07:04 am
waxaan halkaan ka baafinayaa asxaabteydii xaafada madiino gaar ahaan kuwii aan isla dhigan dugsiga quraanka ee macalin c/raxmaan,waxaa ka mid ah dadkaas Jilicoow,Reer SHeekh Doon ,sida Safiya sheeh doon,Zahro sheesh doon.Zahra sheedh doon,Saciido sheekh doon maxamed sheekh doon cali
iyo c/risaaq,c/raxmaan ,siraad khaliif iyo reer khaliif oo dhan ,Qamar iyo Sucaado oo walaalo ah
Yurub iyo Usturaaliya.
iyo waliba ciyaalkii Dugsiga sare ee shekh Sufi ,sanadkii 1989-1990 dhameysay.
cidii garaneysa ama cinwaan ka heysa Fadlan ha ii gu soo dirto e-mail,kayga oo ah:
Ibncumar@hotmail.com
By:Maxamed Xadiis Sh Cumar Faaruuq ibnicumar@yahoo.com