We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Thursday, July 20, 2000 - 11:27 am Waxaan halkaan ka baafihaa wiil walaalkey ah oo la yiraa Cabdi abuukar abkey marki noogu war danbeysay woxow joogay xamar.Marka inow dhintay & inow noolyahay ma naqaan hadaa war ka heysid fadlan igala soo xiriir mailkaan hoos ku qoran. faadumo@goplay.com
|
| | Monday, July 24, 2000 - 02:27 am a salaamu calaykum, walaal fadumo, kolayba wax saas ah kuuma qaban karo, lakinse waxaan ogahay in Cabdi Abukar adeerkissa (Osman Abkay)u ku noolyadah magaaladda London, Cinwaankiisa ama Telefoonkiisa ma haayo. lankise waxaa huba hadi aad dad ka taqaanid London. la xiriir (may be they will help you) sorry I can not do anything more. Shukri - Milano.
|
| | Monday, July 24, 2000 - 04:34 am ,,,,Shukri Walaashiis Cusmaan Abkeey Buundada Koowaad Hoosteeda Sharqaankii Qoryooleey agtooda Dhalinyaradii daganeed haddoow yahay bil asxaanak ii soo raadiaddresskiisa aad aan ugu baahnaay NefoowKaniini@hotmail.com,,.. plz warkiis waa loo bukaa ee ila soo xiriiri haddaad cinwaankiis heshidna walaaleey halkaas iigu soo dir!!!!! ,,,,Bye
|
| | Saturday, August 12, 2000 - 01:40 pm waxaa ii seegtaa meeshey ku danbeyso sacdiyo abuuker abkey iyo qamar abuukar abkey
|
| | Saturday, November 04, 2000 - 12:05 pm Fadumo walaalkaa adeerkiis ayaa la yaqaanaa oo ah osman abkeey,siduu neefoow kuu sheegay london ayuu joogaa, hadii aad aqbaartiisa heshid ila soo socodsii, ama cusmaan ku dheh Mukhtar Ali Asalle aa ku raaadinaayay oo joogo dalka mareekanka. E-mailkayga: Mukh.@hotmial.com
|