We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan baafinayaa saaxiibaday FILSAN C/KIRIIN XUSEEN markii iigu danbaysay 1991, Qabiilkeeda majeerteen, waxayna ahayd ardaydii dugsiyada sare ee shiiq suufi, Fadlan hadaad taqaan ila soo xiriir,waa fosiya axmed ismaaciil aad ayaan urabaa warkeeda, Mahadsanidiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 08, 2000 - 08:10 am Hi Fowsia I know Filsan C/kariim waxay ku noolayd wadanka maraykanka gobolka TX magaalada Dallas hada waa laguursaday oo waxay ku nooshahay Mpls 2isbuuc ka hor ayey aqal gashay addresskeeda iyo tel. war uma hayo sorry. By the way the filsan I am talking about her sister is called Hiba and her mother Raaxa , so I hope we're talking about same filsan. good luck finding her in Mpls.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 20, 2000 - 11:37 am Walaalo marka hore mahadsanid waqtigaaga aad ii hurtay, ilah hakaa abaal mariyo, Walaalo marka hore anigu ma ihi ree maraykan oo waxan ahay reer England ee suurto gal ma tahay in ad filsan xitaa cid taqaan aad isoo sii sid tel, waayo walaalo anigu xitaa cid kama aqaan magaaladay degtay saaxiibadeey ee ma igu caawin kartaa arinkaa please? Runtii ma tihid qof aan abaalkiisa gudi karo waayo ismaan lahayn filsan baad helaysaa ama cid taqaa! waayo walalo in mudaba waan raadinaayey mahadsanid kun iyo kow jeer, Waxaan ilaah ka baryayaa in aad aragtid fariintaydan aana kaa helo jawaab ifarxad galisa mahadsanid mar walba. Walaalo waa sidan e-mailkaygu hadada lacala tel ii heshid ama cid taqaan filsan, fowziaduale47@hotmail.com, Waxaan sugaaba waa jawaabtaada.
|