Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN BAAFINAYA ;; IBRAAHIM YUSUF AHMED (HABAR YOONIS, MUUSE CABDALE AH)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAHABO

Tuesday, August 01, 2000 - 02:38 am
WAAD SALAAMANTIHIIN,
WAXAAN RAADINAYA IBRAAHIM YUSUF AHMED(HABAR YOONIS, MUUSE CABDALLA AH). MARKII IGU DANBESAY WUXUU JOOGE ADIS ABAB WUXUUNA U SOCDEY MAREYKAN.
WALAAL ADII AAD TAQAANID WIILKAN FADLAN II SHEEG.
WAAD MAHADSAN TIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibraahin

Friday, August 11, 2000 - 12:30 pm
dahabo waad salaamantahay marka hore waxaa halkaan kaala hadlaya Ibraahin naftirkiisii markaa waxaad igala soo xidhiidhi kartaa maalintii NO: 0208 6581473 habeenkiina NO: 02086592364. waxaan sugaaba waa warkaaga dahabo goodbye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAHABO

Friday, August 11, 2000 - 07:49 pm
hadaadan aheen qofka ladoonayo meeshan wallaalo ha ku ciyaarin sidii ilmo oo kaley.
wax cadeenaya inaad ibrahim tahay ii sheeg anaa kuu soo diraya markaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ibraahin

Saturday, August 12, 2000 - 05:36 am
Waad salaamantay ,waxaan ku xusuusinayaa in haddii
aad tahay Dahabada aan rajeynaayo ,in ay i baafiso
markii iigu danbeysay ay joogtay ABU-Dhabi iyadoo ka soo baqooshay Pakistan oo ay ka baranjirtay wax . Kolkaa haddii aad tahay ina Ibrahin Osman waxan kaa sugaya in aad iigala soo xidhiidho telephone-da aan ku siiyey .
sidaa iyo nabad geliyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahabo

Sunday, August 13, 2000 - 03:07 am
walaal raali noqo ma tihid wiilka aan doonayey.
thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibraahin

Sunday, August 13, 2000 - 04:17 am
Walaal gabadha aan kuu maleeyey magaceeda asalka ahi wuxuu ahaa Amal Ibrahim OSMAN,Dahabana waxa uu ahaa magacii ay markii aanu isbaranay ay phone ka iiga sheegtay.
Magaca aad baafinayso iyo qabiilka aad sheegtay labadaba xaqiiqdii inankaa waanu wadaagnaa.
Markaa waxaa soo isbiirsaday ayaa igu dhiiri galiyey inaan kula soo xidhiidho.
Markaa raali ahow adiga laftaadu.
Haddii aad danaynayso helitaanka wiilkaa aanu isku haybta iyo magacaba nahay waxaan diyaar u ahay inaan gacan kaa siiyo.
Sidaa iyo nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibraahin

Sunday, August 13, 2000 - 04:21 am

Ibrahim Yare

Sunday, August 13, 2000 - 05:29 pm
Walaal macaan Dahabo:
I have a feeling that the one you are looking
for is me.
Magaca baafinasid and qabiilka waa saxiix, laakin
anigo ma xasuusti gabadh ladhaho Dahabo, waxaano
kuu quraya some informations about me:
1- Waxaan joogi jeri Nairobi ilaa aan heley
sponsor to America (1991-1992).
2-Xamar baan dagnaan jirey,xaafada Hudon.

Shakki waxaa iga jiro inaad tahey Deeqo Cabdillahi
oo kubartey Safaarada Marekanka in Nairobi,
Hadii aad tahey walaal macan ila so xariir
adreeskan mellinium@mail.com
Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahabo

Sunday, August 13, 2000 - 07:40 pm
thanks so much ibrahim yare and i'll contact you very soon.