Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA ARKEY 7HII BADDA IYO SOMALITEX
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duceysane

Friday, August 11, 2000 - 12:26 pm
Waxaan baafinayaa Saaxiibkeyga qaaliga ah oo lagu magacaabo C/kariin Cusmaan Xaaji oo ahaa 7hii madbacada, markii dambana u dhoofay dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya, kadibna aanan warkiisa maqal.
Fadlan haddii aad war ka heyso ninkaas igala soo xiriir addresskan osfoc@hotmail.com