Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA ARKAY WIIL AAN ISJELAYN YARAN TAYADII OO LA YIRAAHDO HILAAL CUMAR OO AH KHAALID -DHULBAHANTE PLEASE PLEASE HADAADTAQAANID ILA XIRIIR WAANA KUU ABAAL GUDAYAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAA U XIISOOBAY

Tuesday, August 15, 2000 - 08:38 am
SALAAMU CALAYKUM WALAALAHAY MUSLIMIINTA AH WALAALAYAAL WAXAAN IDINKA CODSANAYAA HADAAD TAQAANAAN WIILKA LA YIRAAHDO HILAAL CUMAY OO XAMAR DEGENAA WAXAYNA U DHAWAAYEEN kiilomitir 4
wuxuuna dhigan jiray dugsiga sare ee farsamada gacanta ee xamar qabiilkiisana wuxuu ahaa dhulbahante khaalid markii iigu wardanbay sayna waxaa la iigu sheegay NAIROBI KENYA HADAAD II SOO HESHIDNA WAXAAD IGA MUDAN TAHAY ABAAL WAYN OO AANAN KOOBI KARAYN WAXAAD IGALA SOO XIRIIRTAA E MAIL KAN HUDA1977@AOL.COM WAAD MAHAD SAN TIHIIN :WALAALAHA SOMAALIYEED SALAMU CALAYKUM :.(

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gargaare

Sunday, August 20, 2000 - 08:00 am
waa ku salaamay abaayo waan aqoon jiray wiilkaas markii iigu danbaysayna waxaa la iigu sheegay hollan markaa hadaad u baahan tahay kala xiriir reer hollan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 20, 2000 - 08:18 am
Ar geberta ha lu goyn,abbaayo wiilkaas waa guursadaye reerkiisa buuq ha ku furin.
Wixiii su'aal ah halkaan ku soo qor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa u xiisay

Sunday, August 20, 2000 - 09:56 pm
anonymous aboowe waxaan kaa codsanayaa inaad wax faafaahin ah iga siisid iyo sidaan waxaana kaa codsanayaa inaad iga caawisid sidaan ula xiriiri lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, August 21, 2000 - 08:32 pm
naa aniga ma igu badalaysaa anaa xaadir ahee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa u xiisay

Saturday, August 26, 2000 - 07:56 pm
somaaliyeey wax ila qabta idin mee wax ila raadiya waxaan doonayaa inaan wiilkaas halmar la hadlo please

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMI BOODHARI

Saturday, August 26, 2000 - 09:43 pm
MAXAAD U SHEEGI LAHEED HADDII AAD LA HADLI LAHEED WIILKAN AAD ISJECLEYDEEN?
MAXAAD SAMEEN LAHEED HADII QOF KALE UU JECLAADEY?
IIGA SOO JAWAAB LABAD SU'AALOOD KADIB ANNAA KUU SHEEGAYA SIDAAD ULA XIRRIRI LAHEED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa u xiisay

Sunday, August 27, 2000 - 05:33 am
aboowe waad salaaman tahay cilmi boodhari aboowe hadalkayga si fiican umaadan akhrin sababtoo ah waxaan iri waxaan is jeclayn yaraan tayadii waadna garan kartaa inta uu xiiso leeyahay jacaylka yaraanta kugu soomaro ee kuugu horeeyay markaa walaal waa uun u xiisay oo waxaan doonayaa
inaan la xiriiro si aan waayo waayo u xasuusto marka hadaadan ii sheegi karayn maxaad wax iga suaalaysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, August 27, 2000 - 04:12 pm
Waraa Cilmi Faxda Luuq-Luuqii Kebiska ii Booc-Booca gadaashiis aan soo xusuusan lahaa ee dhahdi ii Haweenkii buraashka ee ka genbiso no see camalkaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Monday, August 28, 2000 - 06:20 pm
colonel

Waraa dadka qofba qof buu baafinaa!!lakin ani qori madfac(D-30)oon Hogaamin jirey oo leyga bililiqeystey aan baafinaa ciyaal usc hadaad aragtiin.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Thursday, August 31, 2000 - 03:35 am
Walaal ma garanayo hilaal laakiin waxaan kaa caawin karaa sidii aad u hilmaami lahayd Hilaal hadii aad ogolaatid , Hana ii qaadan in aan xaasad ah laakiin, aniga ayay arintaas mid la mid ah i qabsatay oo ah , gabar ayaan jeclaa ilaa yarayntaydii waxaana is weynay 9 sano oo soomaalidu qaxa ahayd laakiin nasiib daro gabadhii waxaa la ii sheegay in ay guursatay oo ay leedahay labo caruur ah tel waan waayay
marka habkii aan isku ilowsiiyay haddii aan kuu sheegayo diyaar ayaan kuu ahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

talo

Thursday, August 31, 2000 - 07:20 pm
abayo wiilkaa waydii suldanka khalid ee dhulbahante oo laga helo buuhoodle ama cidii dhulbahante ah gaar ahaan khalid hadaad run u raadinayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa u xiisay

Saturday, September 02, 2000 - 09:28 am
walaal meeshaan joogo wax khaalid ah ama suldaan ah ma joogaan waxaan kaloo kuu sheegayaa ma intaan suldaan u tago ama la hadlo ayaan dhahaa wiilkaas aan jeclahay ila raadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badal

Thursday, September 07, 2000 - 09:04 pm
ugu badal ani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diga

Saturday, September 16, 2000 - 07:52 am
abaayo waan ku salaamay abaayo wiilkaas waa laguu yaqaanaaa wuxuu degan yahay usa waana nin xaas iyo caruur leh markaa walaal markaa waxaan kaa codsanayaa inaad iska iloowdid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Wednesday, September 20, 2000 - 10:28 pm
walaalo waan garanayaa jacayl laakiin wiilkaas waxaan u malaynayaa inuu wakhtigiisii soo qaatay hadeerna uu ku jiro xili uu dago oo reer dhaqdo markaa waxaan kaa codsanayaa inaad calafkaaga raadsatid iskana iloowdid
nabadeey hadaan wax ku xanuujinaya ku irina iga raali noqo
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZEYNAH

Monday, September 25, 2000 - 06:51 pm
To: Gabadha wiilka raadinayso
Walaal marka hore salaan ka dib waxaan kuu sheegi lahaa in anigaba ay arintaan isoo martay aad iyo aad ayaana u dareemayaa. Walaal waxaan kugula talin lahaa in aad marka hore raadiso wax DHULBAHANTE ah oo ku nool meesha aad degen tahay, waxaad ka codsanaysaa in haddii ay kusiin karaan FAMILO KALE OO DHULBAHANTE AH TELL oo NAIROBI ku nool, sababtoo meesha kuugu wardanbaysay ayaa NAIROBI ah. Markaa walaal familkaa ayaa weydiinaysaa iyagaa si easy ah kuugu soo heli kara. Walaal arintaan way isoo martay qofkeyga waxaan raadinayay muddo dhan 5-sanadood ah haddana ALXAMDU-LILAAH finally si caadi ah ayaan u wada xiriirnaa. Abaayo mida kale hadaladaada waxaa ka mid ahaa sideen u orankaraa wiilkaasaan jeclehee hala ii raadiyo, macaanto haddii aad si dhab ah u jeceshahay waa in aad dhiba walba u martaa diyaarna u noqo in dad badani ay ku ogaan doonaan in aad raadinayso wiilkaa. Abaayo u cannot immagine inta qof ee i og in aan wiilkaa jeclaa oo aan raadin jiray, haddana siduu iisoo xiriiriyo ayaa ka badan sidaan aniga u xiriiriyo, marka walaal haddii aad maqashid meesha uu joogo ogoow in aad adiga hanan kartid. Abaayo hadalkeyga waxaan kugu soo gaba-gabeyn doonaa "DON'T GIVE UP", ILAAHAYNA si dhib yar hakuugu sahlo Insha-alaah ONE DAY YOU WILL BE TOGETHER HADDII AAD QEYR ISU TIHIIN.
SIDAA IYO NABAD-GELYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa u xiisowbay

Friday, September 29, 2000 - 10:06 pm
zaynah
waad mahadsan tahay taladaad i siisay waxaad na i galisay nolol cusub
laakiin waxaa la ii sheegay inuu guursaday sidaa daraadeed aad iyo aad ayaan kuugu mahad naqaya
barasho wanaagsan
sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KASIM

Monday, October 02, 2000 - 02:37 am
wiilka aad raadineyso wuxu la baxay raage
wuxuuna degen yahay magaalada stochlom
hadaad rabtit aderskiisuna waa
cagoole@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maska

Tuesday, October 03, 2000 - 07:52 am
kasim maxaad beenta kuugu wacan hadaad gabadha ka heshay maad si daacad ah u tiraahdid ila waran
waxaaan u malaynayaaa waligaa gabar sida wax loo warsado markinoo
baacbaac ku dhalay was ee beenta dhaaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZEYNAH

Friday, October 06, 2000 - 05:36 pm
ABAAYO WAA SALAAMAN TAHAY SALAAN KA DIB WAXAAN KU LEEYAHAY ADIGAA MUDAN. WALAAL MACAAN HADDII ARINTA AH INUU GUURSADAY AY DHAB TAHAY ILAAHAY MID KALE OO AAD KA HESHO HAKUUGU BEDELO OO DHINAC WALBA OO NOLOSHA ADUUNKA KA MID AH KAA QANCIYA. HADDDIISE AY DHABTU TAHAY INUUNAN GUURASAN OO SI QALAD AH LAGUUGU SOO WARAMAY ILAAHAY SI FUDUD HA ISKU KIIN SAHLO(AAMIIN), WALAAL ISKA SABAR ILAAHAY HAKUU ABAAL MARIYEE, BECAUSE I KNOW WHAT JACEYL IS!!!!.
ASALAAMU CALEYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa u xiisay

Saturday, October 07, 2000 - 08:04 am
zeynah aboowe waad mahad san tahay arintaas na way iska dhamaatay
waadna ku mahad san tahay taladaadii
sidaa iyo nabada galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilaal

Friday, October 13, 2000 - 12:07 am
my name is hilaal iam not love you
get out of my life your fuckin ugly fet bieth

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar yare

Friday, October 27, 2000 - 02:29 am
are you cresy love is nothing you just imagin that you are in love I dont belive that baby life gode on forget obout hilal you can be my wive and have 17 children

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, October 28, 2000 - 10:17 am
Omar Yare the English teacher.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

noolays

Thursday, January 11, 2001 - 07:13 pm
To gabadha raacda ah Salaan diiran dabdeed waxaa ii suurta gashay inaan akhriyo raadintaada nasiib wanaag waxa aad raadinaysaa inan aan si fiican u aqaan hadii aan kaaga waramo hillaal wuxuu ku nool yahay maraykanka oo aan ana ku noolahay magaalada meneapolis mn waxaan kuu heli karaa telefoon kiisa hadii aade rabto cadayntiisa inaan aqaan hooyadii waxaa la yiraahdaa caasha markaa igala soo xudhiidh emailkan ama waqtiga danbe ayaan kuu soo qoraya telefoonkiisa warkiisa waxaa iigu danbaysay sadex bilood ka hor waana bed qabayey markaas oo aan tegat magaalada uu ku nool yahay waa kan emailkaygii deeq86@hotmail.com
nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 02:44 pm
walaal waan ku salaamay bacda salaan waxaan war kaaga hayaa hilaal warkiisa abaayo hilaal wuu geeriyooday oo wuu dhintay