We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 20, 2000 - 03:04 am Walaalo marka hore iga hano salaan qiimo badan, Waxaan ahay fowzia inantii baafinaysay filsan c/kiriin xuseen, marka walaalo filsantaan raadinaayo waa taad ila garatay ee suurto gal ma tahay in aad igu caawiso sidan u heli lahaa?, Marka hore walaalo anigu ma ihi reer mareekan ee waxaan ahay reer England, ee walaalo waxaan kaa codsanayaa adigoo raali iga ah in aad iisoo raadiso bal cid degan magaaladeedii hore, ama qaraabo yihiin, ama daris, ama asxaab,bal cid garanaysa in aad tel: isoo siisid anaa markaa raadinaaya, walaalo marnaba ma gudi karo abaalkaaga, ilaah hakaa abaal mariyo, ma cabiro karo fariintaadii farxaday igalisay waayo waxaad igalisay rajo in aan helo saaxiib qaali ah oo aan in mudaba ku daalay raadinteedii, ala yacizak walaalo,walaalo waa sidan e-mailkaygu fowziaduale47@hotmail.com haday kuu suuro galayso in aad e-mail iigu soo dirto tel cid taqaan filsan, hadii kale walaalo halkan iigu dhaaf fariin adigoo mahadsan kun iyo kow jeer, Fadalan igu caawi helida saxiibaday walaalo? Ma sugi karo fariintaada! Waa inoo kulan danboo deg dega walaalo, Nabadeey.
|