Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): BAAFIN MUHIIM AH PLEASE NA CAAWIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacaysle

Sunday, August 20, 2000 - 04:42 pm
waxaan baafinayaa Cabdi Maxamad Gacal oo loo yaqaan Maafiyo waxana markii ugu wardambaysay uu joogay Hargeysa ama burcaba 1986 waxaa kaloo mardambe lagu sheegay Jabuuti.
ninkaasi waa qabiilka la yiraahdo Abgaal Wacaysle Aligaaf haddii ay jiraan dad garta amase reerkiisa qof ka mid ah REER maxamad Gacal ooloo yaqaan REER XEYLE .
waxa ka mida Xaliima xayle Xaashi Xeyle Axmad xayle waxayna dhammaan tood daganaayeen magaalada xamar
waa muhiim walaalayaal qofkii garta ha iisoo jawaabo alle ha kaa abaalmariyee.
meeshan iigu reeba akhbaar inta aan e meil ka soo qori doono.