Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN BAAFINAYAA ARDADII DUGSIGA DHEXE EE ISMAACIIL MIRE **LAASCAANOOD, SOOL**
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laascaanoodi

Monday, August 21, 2000 - 03:06 am
Waxaan raadinayaa ardadii ka baxday dugsiga dhexe ee ismaaciil mire ee laascaanood.
hadii aad meel ku garanaysid dhalinyarada hoos ku xusan
1.cali madoobe dhakaawe, faarax dalab, siciid cali cade, dayo caweer, dayngurato, ijo garaad,xaaji cabdi garboole, jamaal cumar, calibaco, kayse tungub, biindhe, ayax, maxamed saleebaan, idaar, xiiraaye maxamed jibin, abjad, kayse fardaale, cabdi fataax/xaaji cali wadaad,
talbac, iyo kuwa kaloo badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciyaal liin

Monday, August 21, 2000 - 03:10 am
waar laascaanoodi
waa laguu hayaa ragaas

cali madoobe, xaaji cabdi garboole iyo xaaji cali wadaad waxay degan yihiin Atlanta, Ga.

Maxamed jibin iyi siciid cali cade waxay degan tihiin Columbus Ohio.

idaar wuxuu degan yahay london.

faarax dalab wuxuu degan yahay laascaanood

intaas uun baa laguu hayaa hada hadaan cid kale soo helana waa la soo gudbin.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfoooo

Thursday, August 24, 2000 - 10:27 am
jaamac garaad iyo idaar waxaa lagu sheegay ingiriiska.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOODI

Wednesday, August 30, 2000 - 10:17 am
waxaan kaloo raadinayaa Gurayxudun iyo siciid cabdil qaadir oo maraykan la iigu sheegay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamarawi

Wednesday, September 06, 2000 - 03:11 am
laascaano waa wasantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhalfo-dhulwas

Friday, September 08, 2000 - 10:28 am
xamaraawi
xishood xaar yohow dareerayaa
waar reer xamarka maxaa meesha baray
waar xaarka iska soo tir
bela yahay uraysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afbalaadh

Monday, September 11, 2000 - 10:11 am
waar yaa arkay faruur digaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUNDHADII

Tuesday, September 12, 2000 - 03:11 am
salaam
waar waxaan raadinayaa xiiraaye iyo ina fardaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

taleex

Tuesday, September 12, 2000 - 10:40 am
cali abees axmed cabdi yaa rakay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jexxdaaq

Wednesday, September 13, 2000 - 09:27 am
waar yaa garanaya ilama caliwadaad taleefoonadooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jexxdaaq

Friday, September 15, 2000 - 03:44 am
meeshani waa bakhtiday reer laascaanood maba soo jawaabayaane maxaa ka siya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardaale

Monday, September 18, 2000 - 03:03 am
waxaan ba finayaa Foosi Cali Cade
hadaad meel ku ogtihiin iigu soo qora bagan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

denmark

Wednesday, September 20, 2000 - 09:52 am
foosi cali cade waxaa lagu sheegay america gobolka
ohio magaalada kolombus

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCAWI

Thursday, September 21, 2000 - 06:58 am
waar dhulbahante waxaan raadinayaa
niman aanu shiikh wada dhigan jirnay
Ina saleebaan dhegaweyne, ina cambaashe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WELLI

Saturday, October 07, 2000 - 01:49 am
HADDII AAD DOONAYSO QOF DULBAHANTE AH OO
JOOGA NORTH AMERICA GIVE ME THE FULL NAME,
IYO CIDDUU KA YAHAY .WE HAVE STRONG COMMUNICATION
JOINT GOING ON NOW
HUSSWELLI@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ex-lascanod

Tuesday, March 06, 2001 - 12:57 am
asalaamu calaykum.
adeer waad mahadsantahay.. laakiin dugsiga waxa al dhihi jirey seyid maxamed cabdule hasan ...kasare aya la yidhaahda ismaaciil mire ..
raga aad tirisayna wa dhalin yaradii ex, laascaanod. ee yaryaraa .. waxa an ku leeyahay ma taqan . harag cawal, docfuul, qoje. cidi ku qad ,sawdhe, sutul,koran liqe, tole,dhalawaas, xabiibo, saaqa, iyo kuwo kale oo badan ..
hadad garato waxa aad qaadanaysaa darajada ex-lascanod
nin ex-lascanod..
norwey -- oslo