We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 01:47 am Walaalayaal waxaan idinka codsanayaa cidii taqaan CABDIQAADIR SALEEBAN YUSUF(TALAASH) oo reer calanleey ahaa leyguna sheegey in uu joogo NORWEY cidii taqaan ila so xiriira (qamar51@hotmail.com). mahadsanidiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 31, 2000 - 04:50 am marka hore waan kusalaamay salaan kadib aniga oo layiraahdo digool waxaan kufarax sanahay qof reer kismaayo ah oo maanta ku arkay somalnetka abaayo wiilkaad raadineyso aniga hadaa waan raaadinaaya laakiin hadaan helo aqbaar tiisa waan kula soo socodsiin nayaa abaayo emailkeyga waa digoole@ hotmail.com waxaan deganaan jiray xaafada faanoole
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 31, 2000 - 07:38 am Digoole waad mahadsantahay walaalkis waxaana ad iyo aad kaga codsanayaa hadaad hesho in aad ila soo socodsiiso digoole xamaa yaawe gamacaaga miyaa mise?
|