    cawil | Saturday, August 26, 2000 - 02:36 pm waxaan raadinaa ardayda sheekh suufi thanawi sanadka koowaad 89/90 |
    sagal | Friday, September 08, 2000 - 02:53 pm Cawil walalkiis waa ku salaamayaa marka hore, Aniga aa ahaa ciyaaladii shiiq suufi sare waxaana dhigan jiray taniyah raabic, Waxaana la i dhahaa sagal, Marka ma umalaynaayo in aan ku aqaan, nabadeey. |
    Miss Ifka | Saturday, September 09, 2000 - 02:00 pm Cawil & Sagal marka hore malaroonoo? Aniga waxaan Kamid ahaa ardaydii sheekh Suufi Sare. Anigoo ahaa "Freshman" Sanadkii 89-90 Umalaynaayo in aan idin kasaayo, balse aad ayaan ugu faraxsanahay maqalkiina..... Sis.....Ifka Peace up sis/bro. |
    : happy : | Saturday, September 09, 2000 - 02:22 pm Dhamaantii waad salaamantihiin!! Waxaan radenayaan ardaydii "Shiekh Suufi" Qaas ahaan asxaabtaydii ama loodkaygii 1989-90 A: Deeko yusuf Xassen & walaasheed ayaan B: Xamadi Maxamed Ciisa-faynuus Sheekh Daher-gabadheeda C: Adno iyo walaasheed Hudu D: Canab iyo Idil & more and more.... Dhamaantii waad salaamantihii hadii aad heshaan fariintayda... You friend Ifka
........Peace up where ever you live........ |
    Xaamuud | Monday, September 11, 2000 - 11:19 pm Sh.Suufi Waaaaa |
    Anonymous | Sunday, September 17, 2000 - 01:27 pm waxan dhiganayay sanadka kowad waxana isku galaas aheyn gabdhaha sheekh mahamed guuleed iyo yasin |
    ali | Monday, September 18, 2000 - 06:00 pm waxan dhiganayey glaas koowaad thanawi kabo glaskeyga waxuu aha MURSEL yaa garanaya SOOOOOOOOOO WARRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRAN |
    osman | Saturday, November 11, 2000 - 05:42 pm WAA KU SALAAMAY (sagal)xaguuse ku danbeeyey walaalkaa salaad&saaxiibkii c/shakur&c/raxmaanshuluq waxaan ka arkay ardaydeenii ilkacase waayeel oo atlaanta jooga anigana waa cismaan oo dagan nashville tn u s a waxaana dhiga naayey taaniya taalit |
    Malik | Wednesday, December 13, 2000 - 12:03 am Hello Rer Sheikh Sufi. waz up all. I am glad to see rer sheikh sufi here. I use to go to sheikh sufi until 89 at the time I finishe my Grade form3. Any ways waxaan isku class eheen Abwaan sheikh nur, Sakariya, Idil, ilwaad, Ubax, Max'ed Jamac, Faarax, Cumar, Siyaad. My Name is Malik. If you know where Abwaan and the rest are let me know guys. |
    Malik | Wednesday, December 13, 2000 - 12:07 am :Happy Huda anaa arkay meel laga helo informationkada anaa meel kale ka soo helay she is in nether land and you will be able to find her prober address from Hani if you know her. Else get in touch I will try to hook you up so U can find your friend. |