Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan raadinayaa Shamso Shire Basal reer hargeysa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afaf

Monday, August 28, 2000 - 06:14 pm
Walaalayaal waxaan baafinaayaa gabadhaas oo Dhulbahante ah oo markii danbe xamar usoo qaxdey daganeydna xaafada Huruwaa, hadii qof garanayo uu jiro halkaan ha iigu dhaafo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabqari

Wednesday, August 30, 2000 - 12:07 pm
Ma hubo inay iyada tahay iyo in kale waxaase igu maqaalo ah inan dhigan jirtay Dugsiga Sare ee Faarax Oomaar ee Hargeysa oo magacaa basal leh in ay ku nooshahay magaalada Toronto ee Canada,
waan ku xumahay walaalo inaan kuu saxa se inantaasi.

Nasiib wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afaf

Thursday, August 31, 2000 - 06:13 pm
ASalama alaykum walaalow/walaaley
walaalow gabdo badan ayaa la dhasay marka iyad in ay tahay iyo in ay walaaleheed yihiin baa laga yaabayee hadii aad talefoonkeeda haysid iigu soo hagaaji------ afaf88@yahoo.com
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hudoon

Thursday, August 31, 2000 - 07:37 pm
koleytaba anigu waxaan qaraabo nahay reer shire basal waxaana si fiican isu naqaan farxiya, nimca,a/qadir ....... marka ma maqal wax shamsa la yiraahdo oo ay qabaan .......,sidaa ula soco walaaley.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afaf

Friday, September 01, 2000 - 06:50 pm
Abaayo hadaan isku shire basal sheegeyno shamso iyo walasheed ka jar waa bahgooni ayadaana reerkooda ugu weyn. marka maad dib isugu laabatid, abaheed shire basalka wuu dhintey ilaahey SWT ha u naxariistee.