Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa yaqaan saxiibaheeygii: sagal, farxiya, faakiha.oo dhigan jiray dugsiga hoose/dhexe yaasiin cusmaan sanaddugsiyeedkii(1989-1990)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 30, 2000 - 12:34 pm
waxaan raadinaayaa saxiibaheeygii aan isku fasalka
aheen .waxaan si gaar ah uradinayaa: sagal , farxiya, faakiha. waxaan dhigan jirnay dugsiga hoose/dhexe yaasiin cusmaan sanaddugsiyeedkii
1989-1990 ayaan dhigan jirnay 8 daad.
plz ila soo xiriisa qofkii dadka aan sheegay yaqaan.
fahma76@hotmail.com.