We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Friday, September 01, 2000 - 02:14 am Anigoo ah .NAASIR:MAXAMED ADEN:oo daganaa .dagmada agteeda.ciyaal .x. jajab.makadaasheen.inaad.wax baafin cusub, suubisaan.dadka kale oodhan way is baafiyaan,anaga maxaa naga reebay dadka.mise ,waa kadaasheen,baafin barakeesan,sidee camalkiin.aqbaara cusub kusoo dira,qeybta baafinta. si,aan iskala wada xiriirno bogaas.salaamu calaykum.
|
| | Friday, September 01, 2000 - 12:23 pm ,,,,Dhagacadde,,,,,,,,,haye
|
| | Saturday, September 02, 2000 - 07:25 pm Anigoo ah Sahro cali adan waxaa baafinayaa wiil la yiraahdo Abdirisaaq Cali Maxamed [uuseey].oo ah mageerteen[siwaakhroon]waxaa kacodsanayaa qof kasta oogarta gaar ahaa reer kismaayo in uu ila soo xiriiriyo. MAHADSANID{SALAAMA CALEYKUM}.
|
| | Wednesday, September 13, 2000 - 10:57 pm a salaamu calaykum, nasiroow, kala bix bixi xamar ja jab,(reer shineema Africa, Xisbiyadda, Buurkaroole, Caloolay, Ceel Cali Boolay, Suuqa Anzalooti, unijeefka, fardoole, orfano, iskoola bolizio, ciyaal kalshirro, bambelmi, ciyaal sheekh muxiddin, forno sheek jamal, ciyaal bar NFD, ciyaal ceel gaab iwm) hadi kale la xirii Neefoow Kaniini ama Shac'roole si tifa tiran kugu sheegi doonan. waa ka baxay.
|
| | Thursday, September 14, 2000 - 12:11 pm ,,,,Sayid Gacan Aanba kuu taagay,,,haddaadba sheegtay Foorno Jamaal,,,iyo Bar Independeza,,,ii NFD,,,II Xalwo Gazaal,,,Jiiradii Makiinada Cajiinta Najiib aas joogaayi!!!!!!Laakinse Ceelka Cali Boolaay Xamar Ja Jab miihin Villagio Nuovo waaye,,,,ma kasti
|
| | Saturday, September 16, 2000 - 10:05 pm a salaamu calaykum, Caro NeefoowKaniini mahadsanidid sida ii soo xasuusisay jiroonyinki unukoo yar yar kuu kuumay ku dheeli jirnay, yaqeeyow, hanaku yaabin wala duqooway, biyo iyo oolyo aa liisku darooyaa. waxaan ku warsanaa maxaa igu diiday in aad ii sheegtid meel ay ku dambeeso, Zainab Mahmoud Dharaar. unuka dhiig aan isku darsanay unuko yar yar. waa ka baxay.
|
| | Sunday, September 17, 2000 - 11:07 pm a salaamu calaykum, caro Neefoow, ani iyo adiga lama dhalati aan nakala dhashay, ama dad aad isku dhow dhow aan nahay, maxaad noogu diideey, madaama aan nahay Ex-Team NFD (axmad kuusow)ilaahay ha u naxriisto wuxuu noo ahaa maamulaha teaamka (NFD). if you need any further of this team, please don't hesitate to call back. waa ka baxay.
|
| | Sunday, September 24, 2000 - 03:24 am u/soc : Sayid si toosan in aan kula xiriiro ayaan rabaa, fadlan ii soo sheeg emailkaaga. A. Gaawo
|
| | Sunday, September 24, 2000 - 07:57 am Neefow Kiniini, Idaarow & Oma Jeylani intey ku dambeeyeen saaxibow. Bashiros
|
| | Monday, September 25, 2000 - 11:50 pm a salaamu calaykum, to : Gaabo Fadlan igula soo xiriir EMailka hose ku xusan.
|
| | Thursday, September 28, 2000 - 01:38 am a salaamu calaykum, Naasirow, waxaa ii shegtaa in aat tahay wiilashii ku lahaa Footadda ku taalay Umbulatooriyadda Ceel-Gaab Dhinaceeda, dukaan geeska ku yiil - Sarta Xussain Cawaale???? waa ka baxay.
|
| | Thursday, September 28, 2000 - 04:43 am War dhagacase warkaa keen laga yaabee inaad i xasuusatid Cumar Gaab gabadhii aas abtiga u ahaa aan ahay Ama Caasho Cali Aaden ay dhashey, U Remember Me!. Hooyo ka waran iyo walaaho iyo?..
|
| | Wednesday, October 25, 2000 - 03:26 am neefow kaniini,su'aasheyda waxa waaye,mataqaanaa tabakaayada qoryooley,ee ku taaley ka soo horjeedka iskoolka raage cusub,maxaa ku dhaganeyd marka loo socdo dhinaca ceel gaab,ma ii sheegi,kartaa saaxiibow,oo kuu dooraney duqa xaafa dda waxaa baryahan nagu batey dad dool ah si aan iska saarno su'aal kasta ee ku saabsan;xaafadaha xamar jab jab iyo waaberi si logugu soo xiriro,marka noo noqo duqa xaafada,nasiib wacan neefow kaniini. Good Luk.
|
| | Thursday, October 26, 2000 - 02:17 am TO:-NAASIR WAA KUUSOOW OO AH CIYAAL XAMAR JAB JAB DHINACA DAGMADA WAANA KU MAHADSANTAHAY BAAFINTA CIYAAL XAMAR JAB JAB.
|
| | Saturday, October 28, 2000 - 02:00 am a salaamu calaykum, Dear A. Gaabo, Almost it is one month since I was waiting to EMail me. lakinse, ma aqaan wax kugu dhacay. if it is difficult please leave your EMail will call you soon. hana laga helo war, waxaa igu kaa dambeysay adigoo jooga magaladda Raabiq (Saudi Arabia). are you still there ? DOOLI iga waran intu ku dambeeya ? sayid_66@homail.com Regards : Sayid
|
| | Saturday, November 04, 2000 - 11:42 am Nasir: aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. laakin waxaa jirtay laba Nasir mid shaneemo ceel gaab agteeda ayay footo ku lahaayeen, kan kalane buundada kowaad ayey mac-macaan ku lahayeen waxayna saaxiib ahayeen Abuukar boroow oo igu wardanbaysay inuu Yamen joogo,labadooda kee tahay. TO:Sahro Ali Adan: xamar jab-jab halkeed ka degeneed? hadii buundada kuwaad degeneed waxaan ahay qof deris ahaan jirteen, gurigiina guriga ka soo horjeeday, reer janbaluul gurigii ka danbeeyay, hadii kale raali iga ahaaw. Sayid: NFD,markiid i dhahday waxaan soo xasuustay Busleey waqtigiin banuun ku ciyaari jirnay, laakin Ahmed kuusoow allaha u naxariistee kii shaneemo ceel gaab gadaashiisa degenayeen miyaa, oo markii danmbe u dheeli jiray fiyat,waxuuna ka soo galay marka, hadii asaga aas yahay aniga iyo adiga banooni aa isla ciyaari jirnay.
|
| | Tuesday, November 14, 2000 - 10:31 pm NAASIR WAAN KU SALAAMAY. waan ku gartay ee iga waran walaalkaa Liibaan yare oo aan isku galaas ahay. waliba mararka qaarkood aan isku meel fadhiisan jirnay.yaa naasir cadow. iga waran nimakan 1. feysal ganay 2.cadaawe 3.saadaq xaashi 4.adan maxamed adan 5.cabdi balak 6.sate dheere. 7.ilmo cali ashkur. dhamaan tooda waa reer xarjabab. adigana waa ku garanayaa waxaad akdegeneedee.cali marekan aktooda iyo ilma caasha cuud. igu salaan qaraabaddii iyo eheladii oo idil. wasalaamu calaycum warax matulaahi wabarakaatu.
|
| | Friday, November 17, 2000 - 10:51 am WAAN IDIN SALAAMAEY CIYAAL XAMAR JAB JAB. WAXAAN BAAFINAYAA AXMED WARSAME CALI OO LOO YAQAANO( JACFAR CALOOLEY )OO MARKII UGU DANBEEYSEY LAGU SHEEGEY DEGMADA BOOSAASO, FADLAN WAXAAN IDINKA CODANAYAA IN AAD NOO SOO SHEEGTAAN TALEEFOONKA LAGA HELO AMA MEESHA LAGAHELO. WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAAN KUUSOOW2@YAHOO.COM
|
| | Saturday, March 24, 2001 - 08:10 pm salaamu caleykum dhamaantii waan ku farax sanaya markaan arkey sid ay reer xamar jabjab ku baafinayaan aad baan ugu farxay siiwada israadintaa anigu waan radinayaa ciyaal gaalshiro saxiibadey yurub, mahmed-shiino iyo xaliimo, oo dhamaantooda aan isku school aheen iyo gaar ayaan mahdi (ceerow) sidaad iyo nabad galyo waa walaashiin reer xamar jabjab
|
| | Monday, March 26, 2001 - 08:27 pm kuusoow adigu ma waxaad tahay showkax saaxiibkiis, anigu waxaan ahaa reer afisyooni,hadaad tahay ninkaas ,aawey john iyo axmed iyo ara,eta,showkax waa kawar hayaa. nabad.
|