Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): MAXAA LOOGA HADLI LA'YAHAY DIINTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Sunday, September 03, 2000 - 05:02 am
Assalaamu alaikum waraxmatulaahi wabarakaatuh


salaan kadib maxaa dhacay walaalayaal oo diinta looga hadli la yahay hada waxaa meesha u badan wax weydiinaaya friends iyo wixi ka faaiideesanaaya cilmu duniyaa marka walaalayaal aan ka faaiideesano cilmu duniyaa anakoo aakhiradeena aanan seegeenin ee walaalayaal soomaalidu waxaan ku jeclahayba aa waxaa ah diin jeceel hada waxaan rajeynayaa inaan wada faaiideesan doono haduu alle idmo ee hadii dad muslimiin tihiin hala idinku arko roomkani oo idin faaiidaynaysa cilmul aakhira.

WASSALAAMU CALAA MANITTABACAL HUDAA


walaalkiina muslimka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nur deerow

Tuesday, September 05, 2000 - 11:05 am
Diinta? Bashiir waa lagu yaqaan majeerteen ayaadna tahay...diina wax kama taqaanaan..soomaaliyana adinka iyo cawaanka habar gidir ayaa burburiyey. beentiina ee diin ku qaraabshadiina waa la idinka abaal marin. Abgaal ma iloobi doono boqor kusheegiinii diley 700 nin ee awoowyaalkeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Sunday, September 10, 2000 - 04:15 am
To walaalkeega muslimka ah nuur dheerow

assalaamu alaikum all


walaal salaan kadib waa maxay aflagaadada aad ku hadlayso walaal arintaa maxaa meesha keenay ma waxaan ka hadleynay qabyaalad mise cilmu al akhira walaal (( maa yalfidu min qawlin illaa ladayhi raqiibun catiid)) ayuu alle yiri marka iska ilaali ha danbaabin.

WASSALAAMU CALAA MANITTABACAL HUDAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

goob joog

Wednesday, September 13, 2000 - 10:03 am
tani waa runta. bogan waxaa leh majeeteen yaa kale oo wanaag been been ah lagu yaqaanay in uu soo ban dhigo? majeerteen.

ilaa aad maslaxo iyo raali gelin usoo jeedisaan soomaali waxaad tihiin dad godob qoto dheer ka galay nabada, gobonimada, muslimnimada soomaaliya. wadaadadiina waligood lagu aqoon run iyo cilmi midna. hadii aad run sheegaysaan majee*##now maxaad ugu dhaqi waydeen bari diinta aad ku qaraabanaysaan oo aad rabtaan in aad xamar iyo gedo ku gubtaan. lama joogo 1991 iyo maalintii la idin aaaminay.

mahad ilaahbaa leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 01:12 pm
Asallaamu calaykum , walaalkayga muslimka ahow xaqa ILLAAHAY(S.W.T) dadka intiisa badan hatuso , haubixin ninkaan qabiilka isku taagay ee dacwadaada kawado meeshaada. WASALLAAAMU CALAYKUM WARAH MATULLAAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 03:05 am
XUDEEYFA.
Asalamu aleikum
walaal bashiir Jazaakallah kheyr waan ku faraxsanahay talabdan aad inoo biawday balse waxaad ogaata in in sida ay dadka u badan yihiin in aysan aheyn xaq doonayaal waxaan kaa rajeynayaa in aad halkan darsi ama xiwar(dood cilmiyeed oo ku dhisan diinta Islaamka inooga bilaabi doonto in shaa Alaah
wasalamu caleykum