Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Alla yaa war ka hayaa dhalinyaradiiqaaliga ahaa ee Reer (KAAMBO=
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqa

Monday, September 04, 2000 - 07:56 am
waxaan aad iyo aad ugu baahnaa inaan aqbaarkooda helo dhalinyarada Reer Kaambo Gaar ahaan (Baashi dheere amam baashi Boglawe) Iyo Ahmed ali yarre oo labadaba ka mid ahaa ciyaartooyda soomaaliyeed una kala dheeli jiray Naadiga Badda iyo Horseed

Nb:- cidii keenta aqbaartooda waxeey helayaan lacag abaal marin ah oo ay ku farxaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rash

Saturday, September 09, 2000 - 06:46 am
deeqo waan ku salaamay walaashiis,baashi boglaawe wuxuu ku noolyahay denmark, axmed ali yarena waxaan u maleeynayaa in leygu yiri wuu dhintey, ama walaalkiis aaxaaji midkood,sidaas iyo nabad gelyo