We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 05, 2000 - 10:48 am Yaa arkey Siciid Xasan Colow, M. Cabdullahi Xuseen(shoodhe), Saylac sh. Dini, Siciid Cabulaahi(Xasan miskiin), Cabdullahi Yuusuf(Cali Aamin),Cumar Abiib, Cisman Akolow, Shiine Boortiyeeri, Iyo Fanaankii Cabdi Diini? Gabdhihii xarunta kacaanka Afgooye wax ameerica ma ka joogaan? 10 sano waa waqti qasaaray Caydiidkii dhintay(Alaha u naxariistee) iyo Cabdulaahi Yusuf loo haysto. Juunyo 2002 ayaa xal laga gaari Cabdulaahi Yusufka Butaanooland ku sheegay gobol ka madax banaan Soomaaliya. Waa ninkii 1984 ilaa 1990kii ku amri jiray mahbarkuu hogaaminayey in ay amraan shacabka Soomaaliyeed ee safarka ku mari jirey gobolada dhexe in ay wada isku fuulaaan. Ma uusan kala jeclayn in labada qof ay ahaayeen wiil iyo hooyadii, wiil iyo dumaashidii, will iyo walaashii, aabe iyo gabadhuu dhaley. Aduun maanta la kala bixi. Cabdulaahi Yuusuf(mahbar) iimaankada was. Baardheere maxaa ka dhici doono Juunyo 2002?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 05, 2000 - 11:00 am Lafoole! Lafoole! Lafoole! Saciid Xassan Colow, Maxamed Cabdullahi Yuusuf waryaa shoode yare maxaad ka haysaa Boosaaso? Waxaa halkan idinka salaamaya Saylac magac miskiin kama aha. waxaan ka arkey bishii 8aad ee 2000 Cabdi/Faa'id. Waxaan isku aragney Ameerica wuxuuna ka warhayaa Maxamed Lafoole oo fanaan caan ah noqday joogana wadanka Norway. igala soo xiriira djama9@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 05, 2000 - 09:41 pm Waryaada waa maxay caayda maad naga deysaan qab-qablayaasha iyagaaba tooda haysataaye!. War SEYLAC ma nooshahay???... waa cali-yare! Maxamuud walaalkiis!, saaxiibayaal MAXAMED Lafoole anigaa Finland isku aragnay wuxuuna degen yahay Denmark. TO: abdullahi yusuf: War ma SHOODHE YARAA ninka caaytamaaya ma u maleynaayo!. Gabdhihii xarunta afgooye waxaan isla xiriirnaa hal gabar oo America joogta... leave your e-mail, oo isa soo sheeg ninyahoow. Akhiyaarta aad halkaas ku xusteena wax war ah kama haayo laakiin kuwa kale ayaan war ka haayaa...yaa arkay CANJEEX, CALI SAAFI(gurey weyne), MAXAMED FAARAX(oo horseed ahaa) MAXAMUUD XASAN CABDULLE(oo Australia) la iigu sheegay iyo dhamaan akhiyaartii kale oo aan filaayo iney wadankii wali jiraan oo ay ka mid yihiin YIRIISOOW, CALI SAANDAL, SAMATAR; BARAKALEEY; AADAN XEYRAAN; XUSEEN LAAMI ma soo koobi karaa hee. Waxaa kale oo aan war ka haayaa dhalinyaradii jaamacada degeneyd... war igala soo xiriira. abdullahix@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 06, 2000 - 10:18 am Cali yare, waa ku salaamay. Aniga waxaan ka war hayaa sidaan horey kuugu sheegayba, Cabdi Faa'id oo jooga ameerica kana yimid Kenya mar dhow. waxaan kale oo aan arkey Gurey Wayne, Xasan Miskiin(waxaa hada la dhahaa Siciid C/lahi Cilmi), canjeex oo Virginia jooga jaamacadna uga soo baxay kanada, Maxamed Farah oo isha baydhabo ahaa, iyo xuseen budha yare oo isna jooga Dallas, texas america. hala iska war hayo akhyaarta. intii dhimatay allaha u naxariisto. inta noolna khayr allaha la kulansiiyo iyaga iyo waalidkoodba. amiin. saylac
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 06, 2000 - 09:39 pm To: Saylac Waan kaa qaaday saaxiib, SEYLAC SHEEKH DIINI magac laga maskiin ma'aha! saaxiib waan kuu fiicanahay, war adaaba akhiyaartii oo dhan haaya war ninyahoow maad dadkaas ila soo xiriirsiisid! Oo dadkaas reer Canada ayeyba ahaayeene ma u soo gooyeen?! waa cajiib!. Warkaada keen, waxaan halkaan isla joognaa C/rashiid Bisle, Maxamud(walaalkey), Daahi Kacaan(oo sanadkii hore America soo aaday), Cawil oo waaweynka ahaa... waxaan kaloo Sweden kula kulmay dhowr sano ka hor Caanonuug, sidoo kale Faarax Oko Denmark... Burhaan(Daahir kacaan walaalkiis) Norway ayuu isaguna joogaa. Here are the died ones: Fu'aad afdheere, Xasan Miskiinkii lagbadane, Cabdi muxidiin, Cali koofi, Afyare iyo kuwa kale oo badan! (Allaha u naxariisto dhamaantood). PS...PS...PS: ila soo xiriirsii dhamaan dadkaas, gaar ahaan Canjeex, Xasan miskiin, Maxamed Faarax. E-mailkayga kor ayuu ku qoran yahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 11, 2000 - 01:00 pm To: Ali-Yare walaal waan ku salaamay. war nin yahow wax walba oo ay kugu qaadato ila soo xiriiri Burhaan ama daahir kacaan. Waxaan xamar isku aragnay Fu'aad afdheer bilo ka hor intaan soo bixin 1990. Allaha u naxariisto. waan kula soo xiriirin canjeex insha allah wuxuu jooga ameerica wuxuuna ka baxay 4 sano oo computer science ah shaqo ayuu u doontay meel u dhow washington DC, usa. xasan miskiin(saciid cabulahi cilmi) isha baydhabo waan kula soo xiriirin isha allah. his phone 1 416 834 1759...canjeex emailkiisa ayaan soo raadin doona. insha Allah. budha yare isna waa reer technology. waxaa la helaa sabtida iyo axada. saylac
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 02, 2000 - 12:15 pm Abdilahi Yusuf, Saylac Diini and Ali Yare! Salaan wanaagsan eega gudooma walaalayaal waxaan ahay gabar ku jiri jirtay xarunta dhalinta kacaanka waxaan joogaa dalka USA Please give me a shout u guys when ever you can. Thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 02, 2000 - 12:18 pm sorry guys my email is >>>>>>>>>>>>>>
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 13, 2000 - 09:36 am xasan miskiin dhalinyaro salaan dhamaan YES, YES, YES, FINALLY, is arag 15 sano ka dib INSHA ALLAH waxaan maqli jiray dad waa 2da kun. sanadka labada kun waxaa laga joogaa 15 sano markii aan kow maqlay in la balamay 2000. dadkii iskuulka farsamada ee uu Jarmalka qaadi jiray ayaa keenay arintaas. kolay hada waxaa lagu jiraa 2000, laakiin soomaaliaya nabadeeda wali tushuush ayaa ku jira. xamar inay ay ugu xuntahay ayaa laga yaabaa. insha alaah bisha lixaad ee sanadka aad qabateen ilaah soomaaliya oo dhan nabad ha ka dhigo. x.m
|