We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 06, 2000 - 09:21 pm WALAAL WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAAYA MACALIN LIBAN OO KAMID AHAA MACALIMIINTA ISKUULKII ALIT-RAMA. DFADLAN HADII AAD HESHID DHAMBAALKAYGA IGALA SOO XIRIIR E-MAILKAN DUNIA99@YAHOO.COM PEACE AND LOVE:
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 26, 2000 - 02:35 am Abaayo dunia, anigaba waxaan dhigan jiray Alit-rama private school, ee utange kuyaalay, liban aadan buulana, waxaa hadda lagu sheegay ohaio, maraykanka, nasiibdaro magaranayo adareeskiisa, waxaanse hayay adreskiisii hore ee New-zealand, kaas oo aan ku anfacayn, anigaba magacaygu waa liibaan , haddii aad i xasuusatid, waliba waxaan xasuusutaa basra, fartuun, amal cabdullaahi geele, iyo inkaloo badan oo hadda maraykanka kusugan, anigase waxaan joogaa sweden ee adigu issheeg, kumaad tahay, magacaase?,haddii aad rabtid inaad ila soo xiriirto hab walaaltinimo, igala soo xiriir, zakariye75@hotmail.com,
|