Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Are you aware of where is my first lover at(liban bule) last seen in new-zealand
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisa

Wednesday, September 06, 2000 - 09:31 pm
heey, is me liibaan, ur first lover too, i know you might have forgotten me but remeber the nite you told me that you have to kiss me with my boobs, other wise you will walk away, and funny thing i didn't let you do that and you walked a way i just ran after you and ignored me .wooh.
i know you are a live somewhere in pacific, please let me know where you at, i have a lot to share with you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, September 07, 2000 - 08:36 pm
Waah-Waah waxaasaa waabsiya.
.
.
.
.
.
Now I have to kiss U in yar armpits or I'll walk away.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idileey ahmed

Saturday, September 09, 2000 - 08:01 pm
Dear faisa

walaashiis iga hano salaan qaali ah, salaan kadib waxaan jeclahay in aan ku help bi gareeyo cause waxaa tahay gabar somaliyeed , abaayo liibaan bule waan aqaanaa haduu yahay mareeyxaan kana yimid uasturelia. abaayo aniga waxaan joogaa usa asagana waa deriskeyga laakiin walashiis ayaan saaxiibo nahay hadii uu yahay ila soo xiriir telephone kiisa ayaan kuseenaa.


macaanto waa walaashaa idileey

my email niso99@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maano iisho

Sunday, September 10, 2000 - 12:43 pm
nayaa faisa ceebleey yahay wiilka sharafta ha ka qaadin,,soo xanso meesha uu ka yimi first..nin u baahnaa waagaas meeshaa sheegayso ma yahay...magaca haka didlin wiilka just liibaan soo qor not buule,,shame on you girl!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabaas

Monday, September 11, 2000 - 12:53 am
Aha!...aniga horey ayaan ka gartay yarkaas...aabihiisna waa la yaqaanaa oo isku meel ayaan degenahay right now and i know that he lives in USA OHIO.

By the way waa sidey Maano-iisho sheegtaye, ha qarxinin wiilka oo waxay ahayd inaad kaliya soo qorto, "wiilkaas ayaan baafinayaa"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 12, 2000 - 03:42 pm
waah-waah,waxaasaa jaceel AH laakiin yaa kaaga miciinaaya,haddi aad janiskaagii lumisay markii hore oo aad is macneeysay,waad is macneesoo adiga meel ma gaarin haddaad soo laabato malaay meelkasto yaal,marka nafisooy ha is wareerin oo liibaan meel uu ku nagaado waa helay ee baabuurta iska jir yeey ku jiirina,.b y e ?>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malyuun

Tuesday, September 12, 2000 - 07:39 pm
walaal faiso aniga aya aqaan liibaan waana runtaa markii ugu danbeesay waxuu joogay new zealand waxaana rabaa inaan ku iraahdo, liibaan muusan ahayn nin saas u fudud waayo waa nin degan aadna u xishood badan waxaana saas u leeyahay waa dumaashigay waxuu la socdaa gabar aan saaxiibo nahay marka waxii aqbaartiisa ah aniga ayaa ,ku siinaayo teeda kale hada waxa uu joogaa ohio columbus oo hadii aad garaneesid qof degan meeshaas wuu kuu sheegaayaa numbarkiisa.
lana soco waxa kale uu qoraa sheekooyinka marka maaha nin la waayi karo macaanto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 08:27 pm
You are stubid why are you looking him if he didn't want you anyaway.