Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Faafin.dhalinyaradii.iskufilan.ee reer kismaayo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Friday, September 08, 2000 - 07:45 am
aaa way dhalin yaradii reer kismaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Monday, September 11, 2000 - 02:24 am
Gurey anaa reer kismaayo ahe weliba calanley ee maxaa noogu yeertey bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reershimow

Wednesday, March 28, 2001 - 02:39 pm
hey xamdi abaayo ,anigabaa reer calanley baan ahaay ee halkeed kaa joogi jirtee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Friday, March 30, 2001 - 10:03 pm
salaamu caleeykum

hi bro gurey marka hore waan idin salaamay dhamaantiin oo dhan bulsha somaliyeed meel walba ay joogto salaan kadib bro gurey waad ku mahad santahay sida aad u jeceshay kismaayo bro aniga waxaan dagnaa isku filan mar sxb isoo waran waxana umaleenaa in aad tahay qof la yaqaan ee sxb warka soowad heee sxb xagee ka degneeg isku filan soo sheeg bro byeeeeeee take care


i love my country/kismaayo/isku filan/all bro sis somali ah /www.wadan/jaceel.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Friday, March 30, 2001 - 10:04 pm
salaamu caleeykum

hi bro gurey marka hore waan idin salaamay dhamaantiin oo dhan bulsha somaliyeed meel walba ay joogto salaan kadib bro gurey waad ku mahad santahay sida aad u jeceshay kismaayo bro aniga waxaan dagnaa isku filan mar sxb isoo waran waxana umaleenaa in aad tahay qof la yaqaan ee sxb warka soowad heee sxb xagee ka degneeg isku filan soo sheeg bro byeeeeeee take care


i love my country somali/kismaayo/isku filan/all bro sis somali ah /www.wadan/jaceel.com