Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): waxaan baafinaayaa walaashay nimco xussn cali-mataan oo markii iigu wardambaysay waxay ahayd inay ka soo duusho itoobiya markaa kadib cidwalba aragtiteedii ugu dambaysa !!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 10:07 pm
walaaleyaalo waxaan umalaynayaa in qof waliba uufamaligiisu jecel yahay, war badan haan ma-buuxshee soomaalidu horey u tiri marka hore gabadha aan baafinayo waa walaashey aragtidee waligayga isha ma-aanan saarin inaan sawirkeeda arko moyaanee. hadaba waxaan dhamaan soomaaliwaynta dunida ka jirta ka codsanayaa in haddii maq,laan gabadha magaceedu yahay (nimco xussen cali-mataan)qabiilkeeduna yahay (mareexaan,Reer-ugaas-sharmaake)waxaana dhashay aamina cabdi xaaji oo qabiilkeedu yahay (isxaaq,habar awal) fadlan waxaad la soo xiriirtaan ninka maciisu yahay (max'ed c/llahi cali-mataan iimaykiisuna yahay moeali_s@hotmail.com ) waxaan bixinayaa qaas ahaan abaalmarin ugu yaraanteedu tahay 50,000 ookun lacagta maykanka ah mahasanidiin dhamaantiinba !!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saylac

Monday, September 11, 2000 - 02:04 pm
maxamed, walaal ilaah ha soo aruusho abaayo.

waan dareensahay sida niyaada ay tahay. walaashaa oo aadan arag waligaa. waxaa jirta gabar walaashay ah oo aanan arag since march 1980. ilaah ifka naguma kala wado iniga oo aan arag walaashey Zahro.


keep praying my brother

saylac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaaji

Thursday, January 04, 2001 - 02:41 pm
•••• u all