Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan raadinayaa..Fowziyo Maxamed geedi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacal

Sunday, September 10, 2000 - 01:10 pm
Hi Bro/Sis.

Waxaan halkaan ka raadinayaa Walaasheyda Foos maxamed Geedi oo degenayd Xaafadda H/wadaag la dhalatay Sahro Maxamed geedi oo u ciyaari jirtay basket Ballka kooxda Somali Fruit.

waxaan jeclaan lahaa in aad ila soo Xiriirtid haddii aad war ka haysaan Innantaas Walaasheey ah.