Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan baafinayaa Maxamed Faarax (Timiro) dugsiga sare ee Faarax Oomaar
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabqari

Tuesday, September 12, 2000 - 03:18 pm
Waxaan baafinayaa ini la yidhahdo Maxamed Faarax Cabdi oo lagu naanaysi jiray (Timiro) oo markii iigu dambaysay joogay magaalada Toronto, Canada, fadlan qofkii garanaya halkan fariin ha iigu dhaafo, waxaan iyana baafinayaa dhamaan ardaydii dugsiga sare ee Faarax Oomaar, Harysa, fasalka labaad ee sanadkii 1988 - kii.

Mahadsanid

Cabqari