    Abwaan | Wednesday, September 13, 2000 - 09:08 am Salaan dhamaantiin! Inta joogta Boosaaso, Gaalkacyo, Raas Xaafuun iyo Raas kaambooni. Gudaha iyo dibabada. su'aal maxay daba madoobayaal nagu naceen oo mareexaankii 20 sano karbaashayey nooga doorbidaan? Sidaan ka arkey Forumkan somalinet waxaa cad in mareexaan iska daaye uu leylkase xitaa muujinayo colaad. Waan jirnay waana jiri doona isku tagiinana wax nagama goyn karaysaan. aniga iyo walaalkayba waxaan qabnaa gabdho walaalo ah oo leylkase ah, markaa runtu waxay tahay in leylkase uu joogo ama ku ekaado wuxuu karo oo awoodiisa ah. laakiin waax islan naalnaa. Mareexaan fadlan waligaa ha naga xigsan cid aan walaal kuu ahyn. Afwayne soomaali oo dhan ayaa nebcayd dagaalkii naga dhexeeyeyna wuxuu ahaa haw dabamadoobe sidii uu u kibriyey. maantana waa nin iilkii aakhiro jiro wuxuu godob naga galayba. Abwaan Minneapolis, MN usa |
    curad | Wednesday, September 13, 2000 - 09:27 am To: abwaan abwaaniinta fikrad fiican iyo orah wacan ayay ku hadli jireene adiga 'abwaan' sheegtoow maxaad abwaanimo ka ogtahay? mareexaan walaalo ayay kuu ahaan jireen laakinn adigaa jarey walaalnimada ka dib markii aad dagaal macno daro ah iyo naceyb aan sal lahayn nebcaatay mareexaan. berigii hore difaaca dawlada ayaa na sii jeediyaye hadaan wada joognaa. Ilaah caqli ha idin siiyo dhamaantiin. soomaali dhamaan way garatay wasaqnimadaada majeeteenow. mareexaan iyo lailkase waxay ogyihiin qiyaamadaada iyo isla wayninka aad dalka dagaalka uga dhalisay ilaa iyo sidii dagaalkii 1977ka looga soo laabtay. raas xaafuun iyo raas kaambooni ayay ka bixi wayday. wasaq aan laga wasaqsanayn. Ilaah in uu xaq yahay, 1990kii xiligii ay ugu kululayd ee xukuumadii wadanka ka jirtay ay sii burburaysay, waxaad iska dileyseen dhexdiina qaas ahaan gobolka aad degtaan ee bari boqolaal qof bisyhiiba. waxaan ka maqlay haweenay reer biciid yahan (lafta idinkugu roon) ah afkeeda, " 'waxaa na haysto nabdi', 'ee tani maxay tahay?'" Waxaa la joogaa xiligii aad soomaali wayn nabad iyo wanaag aad ka dooni lahaydeen. war wax isku fal. somali iyo nabad waarta INSHA ALLAAH Curad mareexaan |
    SANDHEERE | Wednesday, September 13, 2000 - 09:37 am YOU, YOU, YOU CADOW SOOMAALI #1 SANDHEERE |
    sucdi Adan | Wednesday, September 13, 2000 - 09:39 am ma iimaankuu ilaah idin tirin? maxaad ku keenteen in aad waydiisataan in la idin siiyo 34 kursi in ka mid ah kuraastii guud ee 44ka ee ? war caadi u dhaqma wax yahow kiina ugu roon istigo la'aanta ku dhashay. |
    Qooqaani Xirsi | Wednesday, September 13, 2000 - 09:44 am ila qosla!!!! waxaan ka baqayaa in majka ay ku dhici doonto wixii ku dhacay ficoon! ina kaba qaylinaya ay u baahan doonaan hadii ay kibirka iska joojin waayaan. war thanks to mohamed siyaad barre soomaali oo dhan way baratay musuqmaasuqiina. Soomaaliyey ma ogtihiin tiradii hore ee baarlamaanka ay 70% ay maj**#@**N ahaayeen? waxaasaa musuq maasuqnimo la yiraahdaa. hal gobol ayaa laga soo doortay dibitaadiyaashii hore oo dhan ee dowladii ninkii ay dileen. |
    hebel | Wednesday, September 13, 2000 - 09:55 am ala maxaad suulsha futada kula jirtaan. . . . siilka sac idinka leef doqomooy walee iyo bilee nacasyaad tihiin man-dheertu idinka laad-laado. . . . umad dhanbaa u xayiran qabiil idina Internetkaad la timaadeen kaaga darane qeybtii Baafinta. . . . Ala dhareer weynidinaaa? |
    JABIYE | Wednesday, September 13, 2000 - 07:14 pm WAA YAAB ....WAA YAAB ..........WAXAA LA YAAB AH,QOFKA,QABIILKA (DABADA) KA GALAY,SOOMALI IS BARATAY ,WAXAA LA OGAADAY (MAJEERTEENKU ) INEEY YIHIIN DADKA UGU LIITA SOMAALIDA RAG IYO DUMARA BADOWNIMADA,BARYADA,JAAJUUSNIMADA,DULINIMADA, DIIN LA,AANTA IYO FISQIGA ,MARKA DAD INTAAS KU SIFOOBAY OON SHIIKH IYO SHARIIF LAHEYN,QOF KASTA OO CAQLI LEH WAXUU GARAN KARAA ,FEYRASKA KU JIRA DADKA SOOMALIYEED ,SIDII CUDURKI AYEY U MUUQDAAN,DADKA MARKEY KU DHEX JIRAAN ,WAXAA IGA WAANO AH DADKA SOOMALIYEED,EE NADIIFKA AHAW ISKA BUUFIYA FAYRASKAAS UMMADDA DIB U DHIGAN DAL IYO DADBA SOOMALIDA WAXEY KU MAAHMAAHDA . (HADALKII YIRAAHDO CARUURTAA KU HADAAQDA) Q: WHAT IS THE MEANING OF(MAJEERTEEN) CLAN? A: SIMPLE IT IS UNKNOWN CHRONIC VIRUS . |
    sacad dar.. maj.. dhabe | Thursday, September 14, 2000 - 08:59 am gabar majeerteenaa iga qaniintay! waan idiin sheegay waana idinka qaadan doona gaalkacyo. habartiin dhaba, sacad besaa idinku filan. adinka iyo ina land ingiriis u naageeye waxaa idiin yaal war. sacad |
    dini | Friday, September 15, 2000 - 07:00 am maanta waa maalin wayn! runta ha la ilaasho. soomaali waxay ka dhalatay qabiilo. qabiilkuna wuxuu ka dhashay magac nin. tusaale, ninkii la oran jirey . markii uu ninkaas caruutiisii caruur sii dhaleen oo ay arintu qoys ka waynaatay qarana gaari wayday ayaa waxay arintu isku bedeshay qabiil. kaas oo waxaan qof magaciis aheyn kaliya mooyee aan wax kale ku salaysnayn. sidaa darteed waxaan meesha ku hayno ma aha wax saa u sii sal wayn. waxaan ula jeedaa micno qoto dheer kama dambayso arinta qabiil soomaaliga ku salaysan ee dadkeena isku dilayey sida caqli xumada ah ilaa iyo xiligii gumaysiga ka dib. iyo xiligii gumaysiga labada, laakiin way kala wax yeelo darnayd. cid wax ah keligeed majito mana jiri jirin sidaa darteed soomaaliyeey danaahada dhaqo. qof ahaan qof aan nebcahay iyo qof aan ka waynahay midna ma jiro. wasaqnimadii iyo diin xumadii hore aan iska dhaafno. cinda maanta wanaag iskuma sheegi karto kaasoo lagu ay ku raaci bulshada inteeda kale oo dhan. maxaa yeeley mareexaan maxamed siyaad xumadiisii xumaan iyo samyn waxay geysatay ayaa dadka qaar u haystaa, majeeteen mucaaridkii uu bilaabay ee itoobiya heshiiska mahbarnimo la yeeshay ayaa dadka qaar ku heystaa. hawie..habab gidir, xawaadle iyo abgaal waxaa loo haystaa burburkii dalka 10 sano ee la soo dhaafay iyo cawaandinimadii dad duunyo, dhismo burburinta iyo cawaandinimada ay ku kaceen ee ay geedaha beeraha cambaha iyo liinta ee labada boqol sono jirey ee kismaayo ay xabada ku fureen xumayn ay ku xumaynayaan iyo maxamed siyaad. iyo dadkii dowlada isku sheegayl sidii wasiirka caafimaadka 1992 ee siiyay itaaliya iyo wadamo kale fasax ay nuclear waste ku daadiya dalka markii loo balan qaaday $20,000,000 mudo labaatan sano ah. eelaayna waxaa loo haystaa jaahilnimadii iyo cawaandinimadii ay ku kaceen. afgooye ilaa baardheere. aan dad noqono oo aan dunidad wax la qabsano maadaama aan is eedayn aan ku kala bixi karin. dini |
    Cadnaan | Saturday, September 16, 2000 - 02:26 am ku: Abwaan, Kaddib waxaan dhihi lahaa: Ninka abwaan la baxay iilama muuqdo nin caadi ah. Runtii qabiillada kale wax haka sheego oo Soomaali buu u yahaye, laakiinse waxaa la yaab leh in uu yiri aniga iyo walaalkeyba waxaan qabnaa gabdho ah reer hebel. War ninyahoow waxaan qiyaasayaa in aadin ahayn nin daacad ah oo ka dhashay qabiilka uu sheegtay, oo ah nin ummadda iska horkeenaya, oo ku ifinaya qabiillada kale. Haddiise ay sax tahay in aad ka dhalatay qabiilkaas isa soo daawee waad jiran tahaye. Waxaanse aad ugu faraxsanahay in abaalkaaga lagu mariyey, oo aad heshay jawaab fiican. Dulli baad tahay inta cay ku dhacday reerkaasna adiga korkaaga ayay ahaatay oo annagu kulama wadaagno. Waxaan kugula talin lahaa in aad akhrisatid MUHIIM intaadin ra'yi ama aadin wax kale meesha ku soo qorin. Nabadgelyana ku oran maayo waayo nin baqtiyey baad tahay. Walaalayaasha kale ee figradooda ka dhiibtay ninkaas qoraalkiisa waxaan idin oranayaa kuma qaldanidin inaad ninkaas u jawaabtaan, laakiinse waxaa xusid mudan in dad weliba ay leyihiin dad xun iyo dad wanaagsan oo iidnaan u arag qabiil weynahaas dad la wada figrad ah Abwaan ku sheeg. Waxay ila tahay in uusan jirin ama uu yahay kaas keligiis waxa figraddaas oo kale qaba. Waxaan u malaynayay in ay dadku xoogaa wax cilmi iyo caqli ah ay soo kororsadaan ayna is jeclaadaan oo ay isa soo dhaweystaan markay tagaan waddamadaas reer galbeedka, laakiinse hadda aad ayaan idiin dhaliilayaa, iydoo uu kow ka yahay ninkaas la baxay Abwaan ee anigu aanin Xayaan xattaa aanan u bixiyeen, waayo xayawaanku wuu yaqaanaa in ay uga wanaagsantahay xayawaanaddiisu kuwa kale. |
    | Saturday, September 16, 2000 - 02:43 am ANOO KU HADLAYA MAGACA WAXAAN DHIHI LAHAA NINKA MAJEERTEENKA KU FAANAYOOW SOW MA OGID INAAD KA DHALATAY QABIIL AAD IYO AAD LOOGA SOO HOR JEEDO MAJEERTEEN WAA DUKE CAABAAR LEH. BOQORTOOYONA HABA SHEEGIN SOOMAALI DOWLADNIMAY QAYBSAN MJ. LOOMA BAAHNA BOOTALAYA MAXAA KISMAAYO IDINKA QABSADAY BERINA WAA BARI OO DOWLADA GACANTA U GALI DOONTA MAJEERTEEN MASAAKIINTA SOOMAALIDA SADAQANA KUMA KACDO INTA HABAR MAJEERTEEN IYO HALABASH NAAGAA LEH INTAAS AYAAN KU SOO GABA GABEEYAY MAJEERTEEN DABA CADE DABADA CADNA SIDAAN LA SOCONO NAAGAHAA LEH WAANA LA GOOSTAA FOREVER................... |
    walaalkiin | Saturday, September 16, 2000 - 11:58 pm walaalayaa anigoo ah wiil somaliyeed oo ku nool canada idinka codsanayaa in aad iska deysaan qabiilka oo aad sooraacdan somalida inteeda kale qaasatan dhalinyarada iyo wayeelka kunool [canada] hooy hooy dhinac karaac dadkaaga dhinac karaac [ilove brathers ] by walaalkiin |
    nin yaqaan si majeerteen loo dilo | Sunday, September 17, 2000 - 02:20 am TO = ABWAAN horta waxaan rabaa in aan kuusheego in majeerteen yahay qabiilka ugu fuleysan somaliya markii ay colaad dhacdo waa qabiilka ugu liita ee waa nin hadii dagaal lagu soo qaado carara oo waad ogtahay ilaa & kenya in aan ku geeyey sabata laguu nacayna waxaa tahay RUFIYAAN , DABADHILF, CAADO QAATE ,HUNGURI WAYNE, Ilaahay u mahad celi oo ku bad-baadshay hadii kale waan ku ciribtiri lahaa oo lagaa wayn lahaa somaliya oo dhan waxaana kaa dhigi lahaa sidii KORDIDA OO MEEL LOO RAACO LAHEEN hablaha ugu dhilada badan waa MAJEERTEEN nimanka somaliyeed ee qaniiska ahna waa MAJEERTEEN sidaas ayey umada idinku nacday dhnac kastaba |
    Gob-Somali | Sunday, September 17, 2000 - 10:22 am nin majeerten yaqqan, iska nac nac lay, oo computerka ku gabo. Waa ogtahay Majeerteen, inuu ka gobsanyahay weligaana ee cuqdaad kugu jiraayso saa adiga iyo intii kugu caqli ah na gaarimeeysaan. |
    cilmi | Monday, September 18, 2000 - 02:57 am somaliye maxaad ka rabtiin majeerteen waxaan ognahay oo kutaal tariiqda in majeerteen ee yihiin dadka somalida ugu fiican ha ahaato xag aqoon ha ahaato xagsiyaasat wax walba somaliye kabixiye afkiina quruka ah wasaqyahee waxaan agnahay in uu cadowgeena badanyahay waan lasoconaa waxaan idin sheegayaa aniga waxaa macalin ka ahay jamacad kutaal washintoon run qabiil walbo ayaan macalin u ahay lakiin waxaan idin sheegayaa in ay idin kafiicanyihiin majeerteen cade |
    BASHIIR | Monday, September 18, 2000 - 05:45 am TO. WARYAA ABWAAN WAA KU SALAAMAYAA AAD IYO AAD AYAAN UGU FARAX SANAHAY IN AAN HALKAAN ISKA HELO EE WARYAAHE WAA BASHHIR I M W . BOSSASO EE JAWAAB HALAGAA HELO HADAAD IFAHANTO BYE, C\O: NORWAY. OSLO |
    samatar | Monday, September 18, 2000 - 06:12 am Abwaan waad mahadsantahay saxiib waxaan ku farax sanahay maantay waxaan ogaanay in cadowgeena in uu badan yahay ee sidaa ula soco walaal waayo in taan oo waxsoojawaabaayo qaar kood waa cadowgeena ee lasoco waa wixii madax modow iyo majeerteen horay buu iyi siyaad bare waxaan idin shegayaa walahay majeerteenow ilahay hanaga qabto nasoo wararaayo aamiin aamiin waxaan idin sheegayaa iaa waxba lagaqaadeenin majeerteen cade sidee boosaaso iyo morgan cade |
    MJ | Tuesday, September 19, 2000 - 11:31 pm KU DHAMAAN. NIN CIIL QABA WALIGIISBA WAA CAYTAMAA. SIYAAD BARE OO NECEB MJ. AYAA YIRI. " INTA MADAXA MADOOW & MAJEERTEEN BAA IS LE´EG" MARKA REER BADAN WALIGOODBA CADOW WAA LEEYIHIIN. PUNTLAND 4EVER |
    FAARAX | Wednesday, September 20, 2000 - 06:00 am naagta siyaad bare ayaa markay imaaday nairobi waxay hadalkeeda ugu horayyay hadii uu maante uu aheen majeerteen lama arkeen siyaad bare waayo waalawada og yahay siyaad bare in ay kasoocarereen qabiiladii kale markay soo galeen xamar mooryaanta mida kale waxay tire 21sano uu talinaaye bare waagii baryo waxaa loo tashanaayay majeerteen sida loo baabiinlahaa hadana wakaas waxaa soofakiye majeerteen waxaad ogaatiin somaliye waa laisyaqaanaa qofkii soo wareeraa ofka halasoo galo majeerteen waa idin édbineenaa walaahi bay MJ |
    nabad doon | Wednesday, September 20, 2000 - 09:55 am to: ehelkii hore(majeertee) maxaa la idinku nacay? dhaqan xumo iyo labo wajiile nimo(dhaqanka ugu foosha xun ee qof bini'aadam ah ku dhaqmo.) war nolol raadsada oo iska dhaafa wasaqnimada. ilaah idin dulee! waadba dulaysantihiine. mahbar uraayo garawe iyo dhagaxeeda naf ka doon. aaway filooyinkii aad xamar ka dhisayseen 1988kii? hawi-yaa ku xaara maaanta lo'dana hoy uga dhigtay. darood gaar ahaan mareexaan waa in aad xushmo u haysaan. waayo hew-iye wuu idin ulayn doona, wuuna idin uleeyay 1991kii banaanka tarbuunka markii 600 illa 700 majeerteen xamar ku harey u maleeyayna in hewiya kala jecelyahay . habeenkaas , ayaan nafna nabad gelin habeenkaas. dhamaan dadkaas oo majeten ahaa waa la xasuuqay. aaway morgan? miyuu dhintay? c. yuusufna waa la'ogyahay in uu halaagmi doono. putaanoland dadkeeda ayaa ka hor iman oo xabad laysku firi. ma'aaminsanidin arintan? in yar suga. walaalihiin idinkugu indheergaradsan waa in aad wax ka maqashaan. nabad doon |
    maslax | Wednesday, September 20, 2000 - 04:17 pm war anagaa wax aragnay,war miyaa la idinka waayay? nin waaniya ee u nasteexeeya.maskiinkan yar ee xanuunsan ee qalbigu dhintay una baahan caawinteena,ayaad ugu soo jawaabaysaan wax qalbigiisa sii dila, ABWAAN,koley ma aqaan sida uu caqligaaga u gartay inaad baxsato magaca abwaan.uu ugaranwaayay waxaad ku hadlaysay koley ilaah ayaan kuu baryaynaa inuu ku caafiyo aaaaamiiiiinnnw.walaalayaal idinkuna ha ku dayinana oo meel ha kaga dhicina qabiilkaa idil uu sheeganayo hadii kale isku cudur baad noqonaysaan.somaali uma baahna maanta wax sii kala jabiya, waxaan u baahanahay inaan is ku imaano oo aan danaheena ka tashano aan wada jir wax u qabsano salaamu calaykum maslax |
    DACIIF U GARGAARE | Wednesday, September 20, 2000 - 11:13 pm KU NABADDIID. BAL INAADAN NASAB AHAYN MAXAA HAAAWIYE DABA DHILIFKAAGA DHIGAY. DAAAAROODKA SAX DAA WAA MAJEEEEERTEEEEN. DACIIF NAAG AH BAAD TAHAY OO WALIBA CAADO QAATO AH. HADII PUNTLAND LA IDINKA SIIYO LACAG WAXAAD TIHIIN MAJEERTEEN HADII XAMAR LA IDINKA SIIYO WAXAAD TIHIIN HAAAWIYE. HORAA LOO YIRI DACIIF WAA DACIIF. MAJEERTEEN SOMALI OO DHAN BAA WAX KA QAADIN KARIN. BOQOR ILAAH BAA NAGA DHIGAY "ALXAMDU LILAAH |
    warsame | Thursday, September 21, 2000 - 03:06 am tarikhda dib ugu labo..majeertonoo ma taqanaan ahmed guray..wuxuu ahaa nin mareexaan.. wuxuu ahaa geesi somalida oo dhan taqaano.. maanta nasiib wanag dadkii u ka dhashay aya wali nool..meesha ayay ka sii wadeyaan.. anaga sidada oo kale somali naceeb ma nauma jirto..waxan leenahay 4 ever somalinimo... |
    nin yaqaan si majeerteen loo dilo | Thursday, September 21, 2000 - 08:07 am TO: DACIIF waxaa ugu geesisan MAREXAN waxaana ugu fulaysan oo cabdi bile ah MAJERTEN sidaas owgeed umada waa ay ogtahay in aan majerten bada ku gurnay xaduudana aan ka saarnay hablaha naagahana u wasnay MAJERTEN = TUUG , RUFIYAAN ,DABA DHILIF ,DULI, DHILO& QANIISBA leh waaye waana gumaadeenaa hadii ala idmo |
    TARIIQDA SOMALIYA | Thursday, September 21, 2000 - 08:15 am TO: WARASAME WAXAAAN RABAA IN AAN U SAXO WALAALKEY WARSAME TAARIIKHDII NINKII LA ORAN JIRAY. AHMED GUREEY WAXA UU AHAA NIN "KARANLE"= MURUSADE SIDA AAD SHEEGTAY WUXUUNA AHAA NIN GEESI AH OO LA WADO OGYHAY "AHMED-GUREY WAA NIN MURUSADE AH " TAARIIKHDA AYAAN RUN KA SHEEGAYAA |
    yoonis | Friday, September 22, 2000 - 02:52 am ninka yiri ahmed guray waa marexaan waa beenloow sooboro tariiqda aduuka ayaan ku leeyahay mida kale dabaal walbo maxuukarabaa majeerteen waxaaan idin oranlahaa mj walayaqaanaa in ay yihiin dadka ugugeesidan somaliye waayo sidaa ulasocotaan markii af weeno uu kasoocararaaye dadkii kasoosaaray muqdisho waa mj xaakiisa haduu aana ahay mj la arkeen bare waa dad geesiyaal waligood waxay ahaayeen jabhad ilaa hada waxay idin sheegy aa soo barta tariiqda aduunka asffkiina uraayo ka dhaafo mj anigoo ku hadalaayo magaca mj bay bay |
    warsame | Friday, September 22, 2000 - 08:25 am warya tuugsade maxa mesha ku keenay waxan la hadleeyaa tarikhda somaliya...aniga m aihi mareexaan waxan ahay ogadeen... ahmed gurey ma taqanid ciduu u dhashay adiga iyo yoonis kee dhaheen .yoonis somaliland ayaa ku qararabsan doontaa markaas cawimad na waydiiso ogoonyahow.... |
    warsame | Friday, September 22, 2000 - 08:33 am waryada ha la iscafiya ilah wuu noo jeedaa waan danbabnay dhamanteen..waqtigeena qaaaliga ah waxan ku dhuminay wax bilaa macno daro ah.. laga bilabo manta waan toobad keenay anigaa waxan u dagalama diinta ilahay.. toobada waa furan tahay.. ee toobad kena ilaahiina ka baqaa ilaaah ayaa waxwalba awoodaa ee isaga cabuda ha cabudina qabiil.ilaah ha idin soo hanuuniyo.jidka toosan ilaah ha idin tuso..mardanbe shayden iga xoogbadin mayo alaah akbar |
    WALASHIIN | Saturday, September 23, 2000 - 11:49 am WALAALAYAAL ANIGOO AH GABADH WALAASHIIN AH WAXAAN IDIN SHEEGI LAHAA IN AAD ISKA DHAAFTAAN CEYDA AAD CEYNEYSAAN WALAALAHIINA KALE SOMALIDU WAA WALAALO KULIGOODABA QABIILKUNA MAWANAAGSANA ILAAHEY WUXUU QABIILKA NOOGU SAMEYAY IN AAN ISKU AQOONSANO MA AHAN IN AAN ISKU CEYNO MARKA WALAALAYAAL ADUUNKA WAA LABO BARI EE CIBAADEYSTA INTAAD ISCEYNEYSAAN FROM WALAALSHIINA MUSLIMADA AHEYD BYE BYE |
    SULDAN SOMALI | Sunday, September 24, 2000 - 01:52 am KU SOOMAALI DHAMAANTEED. SOOMAALIYEEY WAXAA LAGU JIRAA QARNIGII 21aad. SANADKA 2000, MARKAAS BAAD KA HADLAYSAAN QABIIL. WAR DULIGA ISKA QAADA OO HALA MIDOOBO ADUUNKII WAAN KA HARNAY. oo waxay soomaali magac xumo ku joogtaa QAARADAHA ADUUNKA. HAYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DHULKAAGA HOOYO. SOOMAALIYA WAA MID QURA EE XASUUSO WALAAL. MR. SOOMAALI |
    Mulki | Monday, September 25, 2000 - 02:13 am Ar adinkoo kale waligeey ima soomarin.Hadii aad qurbaha timaadeen oo aad waxa uu qabiil yahay aad ogaateen xataa miyaad dabada ka wadaan?Walaahi waa layaab.War goormee aqli yeelan doontaan waanba amakaagaye. Majeerteen this Mareexaan That Hawiyo those what is that?War Illaaheey halkee lagu hilmaamay waadba hilmaanteene.Mideeda kale waxeey aniga ila tahay in qaladka dhan uu ka yimid kuwii idin baray sida wax loogu qoro computerka.Walaalayaal walaahi Somaali oo idil waa mid qura ee iska daaya qabiilka.Ma,iga rumeeysaneeysaan waxaan islahaa Somaliya hadii dadka joogo laga soo wado oo lakeeno qurbaha kuwa qurbaha joogana lageeyo Somaaliya weey hagaagi laheeyd.Idinkii qurbaha joogay ayaaba kadaray kuwii Somaaliya joogaye war waxaan idin dhihi lahaa isku xishooda.INAA LILLAAHI WA INAA ILLEEYHI RAAJICUUN. |
    dar daaran | Monday, September 25, 2000 - 01:18 pm dad yahow maqla had baa idin sugaya, hodhowne madax adayd igo wasaqnimo ayaad doonaysaan in aad dadka dalkii ku haray la dhex tagtaan. saan ma aha arin ee waxaad yeeshaan magac oday dhintay 1700 sano ka hor iska dhaafa(, mareexaan, isxaaq,, majeeteeen iyo wixii kale oo faan ama cay u haysaan iyo nin 1995tii dhintayna ka dhaafa afxumada) waad ogtihiin hadii qabiil uu keligii meel ama arin u soo haro in uu gudihiisa heshiinayn. cadaan yaa u baahan? fadlan ka kaca oo dalkii diinta, dhalintii iyo waayeelkii wax tara. meelaha kofiiga iyo sigaarka lagu cabana iskaga taga hadii aad tihiin dadka degan ameerica iyo kanada. is daryeela |
    SAMATAR | Wednesday, September 27, 2000 - 04:44 am WALAY WAA YAAB SOMALI IYO NQABIIL MAXAA KALAHEESTO KU WII IMAADAY QURBAHA AYGANA SAS BAA UDANBEESAY IN AY ISKU FAANAAN QABIIL KAANA FIICAN IYO QABIILKEENA FIICAN SAS NOO DANMIYAA SOMALIYE WAR FAKIRA ISKADHAAFA QAADKA IYO BEENTA AAD LA JOOGTIIN MAQAYADAHA TAN KALE QABIIL MAXAA KEENE MEESHA MAJEERTEEN WAA QABIIL SOMALIYED OO LAWADA YAQAANO WAXUUNA KA MID YAHAY QABIILADA SOMALIYED OO CANKA AH QABIIL WALBO WAALAKA HELAA QOF FIICAN IYO QOF XUNBO EE MA EHEE IN AAN WADAACAANO MJ MIDA SOMALI WAA ISKU DHAQAN IYO ISKU DIIN SOMALIYA SOMALIYA HANOOLAATO SOMALI HAISRAACDO BAY BAY |
    mj advisor | Thursday, September 28, 2000 - 12:24 pm hello listen up bro,wake up and smell the coffeeeeee. u said mj will be kings again,this is the questions when were they kings???????? and hello tell me if there is an other mj around.i can't even start describing what loser they are at one point siyad bare took ''xabashadi xamar'' and ur bitches in boosaaso and gaalkacyo and then when he needed you he used saying lets go and fight back against but ur sorry asses were kicked out of the country,so plzzzzzzzzzzzzzz stop daydreaming u will never ever will be kings and never will,,,,, u blow ur changes when u went with siyad bare,,, and owwwwww would u please tell ur brothers to stop wearing pink shirt aight. |
    mj advisor | Thursday, September 28, 2000 - 12:31 pm hey sorry i forgot SOMETHING WAXAA REER BOQOR NOQONAA ''QOLADA KU AFTIRSATA 6DA'' u do get it.if u don't get it get a life. |
    hWIYE PLSTALK NOMORE | Thursday, September 28, 2000 - 01:45 pm MJ ADvisro, AIGHT, AIGHT AYAY KA BIXI WAYDAY...DOQON MAXAA KA KHALDAN SHAAR PINK AH? GAALADA AYAA KU DOORISAY 10 BANKII SANO? WAXAA LAGA YAABAA IN AADAN XITAA QURBO JOOGIN 10 SANO IYO WAX U DHOW...MIYAAN SAXSANAYN? 1996 AYAAD KENYA KA IMAADAY...WAA LA YAQAAN ADIGA OO KALE.... SOOMAALINA WAXBA KAMA AAD OGID IS SHEEG HADII AAD WAX KA SHEEGI KARTO MAJEERTEEN...() HWIYE IS QARINAAYO UNBAAD TAHAY... IDITO! BOQORNIMADA LAGUU SHEEGAYO GAR...WAA TII DADKA BARI ISKU MAAMULI JIRAY c. 1600s TO THE EARLY 20TH CENTURY... NOLOL IYO AF YEELOL...AIGHT WAXBA KUUMA TARAYSO..XAWAADLAHA IYO HAWIYAHA AXMAQA AH EE AAD TAHAY MADAXA KA @...# WALAAHI WAXA AFRIKAANKA LOO YIRAAH XAYAWAAN ILEEN WAXBAA KA JIRA.... AAWAY HAWIYIHII ORAN JIRAY DOWLADA IYO XAMAR BAAN QABSAN DOONAA? WAA KUWA GEEDIHII MIRAHA IYO KORONTADII LAAMIGA KU XABAALNAYD IIBSADAYE....FIKIRA XOOLAYAHOW XOOLAHA DHALAY...KEEBAA WAX KU OOL AH? KORONTADA COPPERKEEDA DHOWRKA DOLLAR YAHAY, MISE LAAMIGA LAGU DHISAY BILLION DOLLARS? AAWAY DEE MISKAX FIKIRTA........ILAAH SIDAN HA IDIIN DHAAMO....FAATAXO FAATAXADII ABGAAL AAWAY? CAWAANDI....HWIYE..CAWAANDI...DHAKADA LA IDINKA %#$@#. MY ADVICE TO YOU? STAY BEING HWIYE... LOOK! WAA IN AAN SIDAN U QORAA HWIYE..SABABTOO AH MAGACOODII XITAA BLOCK BAY SAAREEN..ADINKAA HWIYE ISKU BIXIYAY...MIYAYSAN AHAYN? hWIYE URAAYE!!!!!!!!!!!! |
    somali | Friday, September 29, 2000 - 10:21 pm ninka naag majerteen qaba iska fur waa midgaanno rufyaan,naago,somaali weligeed ma hagaageyso, intuu,majeerteen nagu dhex jirro,wa dad jirran, hoyadiisa ayuu hungurri u dilaaya,walle hbrgidir, aya taqaan sida lagu wsssssso |
    masaakiin tuugsade ah!! | Saturday, September 30, 2000 - 05:34 am MESSAGE TO ALL SOMALI PEOPLE!!! ------------------------------ Su,aal walaalayaal, idinkoo mahadsan" SIDEE QABIIL LOOGA TIR TIRAA UMADA SOMALIYEED?? SIDEE QABIIL LOOGA TIR TIRAA UMADA SOMALIYEED?? walaahi baa idinku dhaartay waagii aan xamar joogay wax qabiil ah haba yaraatee ma,aqoon balse anigoo jooga yurubta waxaaba arkaysaa dadka qaarkood ku faanaan qabiiladooda taas oo aniga igu kaliftay in aan cidayda dhanka ka raaco sababtoo ah hadii aad gashid maqaayad ama bar waxaa arkay dad aan isku qabiil aheyn oo is caynaya oo kaftamaya oo mararka qaarkood kuwo caroonaya, balse taas ka sakow waxaa arkay kuwo isla socda oo isku qabiil ahaan iskula socda, taas oo igu dhalisay in la,iswaydiiyo yuu yahay inankaan, Maanta qabiilku wax uu noqday hadal oo reer hebelbaa la,iska caynayaa.. Ma,ogtihiin qofkii caaya qabiil ama wax ka xanta reer hebel in uu maalinta qiyaamaha ayagoo wada guuraya u imaandoonaan oo odhan doonaan maxaa noo caynaysay amase noo xamanaysey" bro/sis markaad wax qoreysaan af-kaaga xushmada ku badi,"" marka walaalayaal waa in aan is cadeeyaa cida aan ahay koleyba qabiilka waa qurun, waxaan ahay half haawiye/daaarroodd, qabiilku waa magacaaga oo kale. what's means haaawiyee? what's means daaaaarood? what's means issaaaqq? i love all somali people, peace and love who ever you're.I'm 21 years old walaahi, generationkii yar yaraa baan aheyn markii qambtii dhacady iyo qaxii, allaah maxaa islaan waa yeel wiilkeeda ay ayeeyo u tahay kula cararaayay gaari gacan ama baabuur. imagine hadii ay ahaan laheyd hooyadadii oo curyaan ah," p.s anyone can answers my questions,, thankz.byee |
    mj advisor | Saturday, September 30, 2000 - 11:02 am hello this is to hwiye pls no talk and here i go again,this is free and is public and get this,u will always be mj and means losser as u always were and if u still don't beleive that well lets ask ''Aramooya''whatever his name is coz they the once that help you when u were left with ""NO COUNTRY""and plzz next time read the article prober or f..... and this is as it goes for hwiye keep the good work and just maybe in the future let mj's back to the country aight. byeeeee love ya |
    weyrax | Monday, October 02, 2000 - 04:22 am Ilaahay jini iyo insiba wuxuu u abuuray inay caabudaan keliya, bani'aadmiguna waxay kasoo jeedaan hal oday NABI ADAM csw, kadib eebe wuxuu u bixiyey nibiyo ubishaareeya eeg SUURAT AL-BAQARAH aayada 213. ilaa ay ukala baxaan gaalo iyo muslim wixii soo raaca waa munaafiq, intaa kadib waxa jaahilnimo weyn ah sidii badowdii carbeed in laysku tilmaamo wax aadan aheyn, ilaahey magac buu kusiiyey iyo sharaf iyo diin hadaba marka laguweydiyo kumaa tahey mawaxaad oraneysaa majeerteen ama darot ama iwm balse aawey adiga magacaa balse aawey diintaadii sow kama haboona intaad sheegan laheyd oday wuxuu ahaa aan la aqoon magaciisa(qabil) islaanimadaada oo aad tiraahdid anigu waxaan ahey muslim magaceyguna waa hebel. marka walaalayaal dadka sheeganayow qabiil cadaabta qabriga afkiina mahaleeli doono marka lagu weydiiyo diintaadu waa tuma inaad tiraahdaan diinteydu waa islaam ee ninkii qabiil ku faani jiray intuu aduuka joogey wuxuu oran doonaa aah aah aah garanmahayo diinteydu waa majeerteen (tusaale) markaasuu rabi oranayaa adoonkeyga beenbuu sheegay ee ufidiya gogol naar. warka walaalayaal reer hebelka aad sheeganeysaan ciribtiisu waa khasaaro ee iska ilaaliya ninkii topigan furayna ilaahey hasoo hanuuniyo (amin). |
    JANARAAL HWY | Tuesday, October 03, 2000 - 03:31 am doofaar tii ku dhashay ee c/li yuusuf wasaayay ayaad boqor ugu soo naqanaysaa lagamana yaabo inaad xukun danbe ku soo noqoto inaad ku riyooto mooyee. hadaad boqor keentana waala taab sanaa sidii gabdhaha camal |
    MUSLIM | Tuesday, October 03, 2000 - 05:02 am SOMALIYE DAD DABAALO AH AYAA NUGUJIRO OO KABUUXDO QBYAALAD SOMALI AYAAN AHAY AYUULEEHAY WAXUU CAANAA YAA SHAQSI AMAQABIIL WAXAAS WAA DABAAL NIMO CABDULAAHI YUSUF WAA SHAQSI MAXAA KA CAANEESAA WAR WAXAAS WAA JAAHILNIMO WAR WAXAAS WAALKATAGAY EE SOMALIYE QABIIL SIDA QURUNKA UGU BUUXO WAXAAN IDIN ORANLAHAA FACIINA WUU NIGATAGAY EE SOOGAARA MAJEERTEEN WAA QABIIL SOMALIYED HADII LAFIIRIYO TARIIQDA SOMALIYED WAA QABIILKA UGU SIYSAT FIICAN ANIGA YAA LIS DHIHIN WAA NIN MAJEERTEEN MA IHI EE WAXAAN KA XUMAADAY HADALADA QAARKOOW WAA WAX LAGAXANAAQO EE SOMALIYE ILAHAY HANI SOO HANUUNIYA |
    Xumoow | Wednesday, November 08, 2000 - 10:57 pm Abwaan Hooyadaa iyo Ayeeydaa iyo awoowgaa inta isir kula ahna Anaa waso iyo meesha aa timid sidaada Qabiiil iyo adiga iyo naagahiinii aan shahwada cabsiin jirnayna Anaa waso ee meesha qabiil looga hadlo iyo meesha kale kala baro nuxuushyahoow |