Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan bafinayaa XAAWO CABDI KARIIM MUSE {MAREEY]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fowsia Yusuf

Friday, September 15, 2000 - 04:57 am
Waxan halkan ka baafinayaa saxiibaday iyo familigeeda Xawo cabdikarin muuse oo ku magac dheer ilmo MAAREEY. Qabiil keeduna waa mareeexaan, celi ayaka tahay. markii iigu wardanbaysay waxay joogtay wadanka talyaaniga magaalada roma. please !!!!!! qofkii yaqaana iga la soo xiriir e-mailkayga oo ah "yfowsia@hotmail.com.
I haven seen her over 10 years. so please and please peaple help me out .

mahad sanidiin
by :fowsia yusuf.