We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 21, 2000 - 02:19 am WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN INTII AQRISA. fADLAN WAXAN RAADINAYAA WIILKAAS EE MEEL IIGU SHEEG.. HOLLAND IN UU JOOGO AYAAN MAQLEY LAKIIN INUU JOOGO WELI IYO IN KALE MA AQAAN.. HADII AAD TAQAANO II SOO SHEEG.. SIDAAD IYO NABADGELYO..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 22, 2000 - 12:26 pm kaxkaxkaxkax....ahahahaha,,,,,,,qaxqaxqaxqax.... Abdifitax jini aa,,,,,,,kaxkaxkax lol@ Saaxiibow fiiri hee adiga halkaan fitax jini si kale uguma soo qorine lol lee miyaa,,,,kaxkaxkax,,, Nonstop aa la raadinooyaa aa lol,,,,,kaxkaxkax,ahahahahahahaha
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, September 24, 2000 - 11:19 pm NONSTOP LAFTIRKIISA AA LA RAADINOOYAA EE MEEL KU SHEEG ABAA.. ANIGA XATAA MARKAAN ARKEY WAAN YAABEE INTUU KU DANBEEYEY WADAAYGAAS.. MEEL LAGA HELO MA KASEE WADAAY?? HA KUU MACAATO!!!! NONSTOP SOO HEL WADAAY!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 25, 2000 - 12:22 am To everybody!!!!!! Searching for a guy who came from the area of Bosaaso(nothern coast). He was in the Netherlands for 8 months and was sendback by the gouverment, i heared. He told me he had a rich family who was suppossed to be very famous, too. Het had a mobilenumber in the Netherlands and lived for a whille in Delfzijl in an AZC.(AsielZoekersCentrum) According to him he had lived at the age of 16 or 17 in Dubij(UAE) with his grandfather. I know him as Kaci Higges (20yrs old) born in march between the 15th and the 25th. Kaci is not his real name. It was something else that name came from the koran. The name 'higges' is something i don't know for sure. But I do know for sure it begins with an 'H'. Please respond if you have a clue who he is and where he is. Thank u.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 27, 2000 - 01:16 am TILBURGER!!!! WAX LALA YAABO MEY NOQOTEY IN A LA RAADIYO WIILKAAS??? WALAAL HADII AAD KU OGTAHAY MEEL UU JOOGO II SHEEG... NABADEEEEEEEEEY.. ADIGA OO MAHADSAN...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 27, 2000 - 01:34 am waad mahadsantahay saxiib anigana ninkaas waan raadinaayay hadaad maqashid ilasocosii sidaa iyo nabad galyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 12:14 pm hallooooooooooooooooo! c/fitaax jini hadeer waxa uu jiraa italy waxaanan u maleynaa inaad halkaas ka raadisid ama aad ITALY page-kooda ka baafisid. loooooooooooool,,,wali kuma aaminin sxb,,,gaxgaxgax.......kaxkaxkaxkax.....lololololol
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 12:26 pm tilburg zuid hahahahaah abadi fataax jini non stop soo maha anigaa aqaana mana laweynaayo waxaan kusoo arkeyna sanadkaan italia asagoo maqaayeyd kashaqeynaya lakiin waxaan ku siinkaraa tel aad kaheleysid loooooool non stop in labaafinaayo waa ogaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 09:40 pm WAAAN IDIN SALAAMEY.. TILBURGER:PAGE-KA AAD SHEEGEYSID KEE WAAYE ABAA II SOO SHEEG..ITALIA PAGEKA ANAA KA BAAFINAA. WAADAAYOOW RUNTEY WAAYE WAAN RAADINAA WIILKAAS..EE ISKA DHAAF CIYAARTA THANKS.. TILBURGZUID:HADII AAD GARANEYSID MEEL LAGA HELO ADIGANA II SOO WAR GELI... WAAD MAHADSANTIHIIN KULIGIIN...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 29, 2000 - 01:15 pm c/fitaax ka baafi: somalinet.community,europe,itally . jaaw waryaa isqariye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 04, 2000 - 10:58 pm saxiib waxaan kusiinkaraa kuwa aywax iskuyihiin oo aad kaheleyso telefoonkiisa lakiin non stop fataax jini magaciisa waxaa ladhahaana kaa dhumimaaye yuusan yaa dhamaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 12, 2000 - 07:09 pm hahahahah wali malaraadinoyan walaahi ninkaas yaab waaye abdifataas non stop maxaa lagaraadinaana hahahahaloooooooool waakuqosley raadintiisa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 17, 2000 - 11:00 am acbdui fataax jini baabuur aa la gadoomay lugahan waa laga gooyay wuxuu jiifaa isbitaal ku yaalo milano wixii faahin ah igalsoo xiriira halkan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 24, 2000 - 12:40 pm to cilmi adiga ninkaas goormaaa kuugu danbeyseyna waa hore aan umaleynaya lol lakiin hada caadi maaha waxaa kudhacay baanarooyo ama buufis sidaa utaqaanid hada meelahuu iswaereega italia faah faahin hadaa rabtid ilasoo xariir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 07, 2001 - 09:53 am WAraa dhamaantiin dadkaan halkaan iga baafinaayo marka hore waad mahadsan tihiin. Walaahi bilaahi aniga waa Abdifitaax Aamin laakiin aqyaareey kaftanka haleyska daayo iyo caayda iyo inkaarta ninkii ii baahan ha igala soo xiriiro e-mailkaan: abdiqaniq@hotmail.com ama telefonkaan: 31627240456 Waad mahadsantihiin Ceeyda haleyga daayo aqyaarta kii i raadihaayo hala soo siiyo E-mailkaas ama Telefonkaas. Nonstop,,,,Jini,,,,,Shibis,,,,Kaaraan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 06:11 pm ar cabdi fataax jini waa laheleya reero siigo waraa baana rooyadii kawarana makaa baxadeyna
|