Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): IBRAHMIM ELMI - CANADA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUJAC

Friday, September 29, 2000 - 10:36 pm
ASSALAAMU CALAYKU,

WAXAAN RADINAA NIN LA YIRAHDO, IBRAHMIM ELMI MOXAMMED, ASAGA IYO CARURTIISA, OO KU NOOL MAGAALADDA TORONTO, DALKA CANADA. WAXAA IGU WAR DAMBAYSAY SANADKA MARKU AHAA 1995. ASAGOO JOOGAY MAGAALADDA TORONTO - CANADA.

FADLAN, IGULA SOO XIRIIRA E-MAILKA HOOS KU QORAN

MANY THANKS.