We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 02, 2000 - 02:27 pm Yaa arkay nin la yiraahdo Ciiro iyo Faysal Isman Idris oo markii iigu wardanbaysay aan maqlay inay kala joogaan France iyo Canada.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, October 15, 2000 - 04:23 am Yaa yaqaan Abdiaziz Ahmed Odey loo yaqaan guurdoon kuna nool Holland waxaa bafinaya hassan due (two) ku nool Australia e mail gipriilhassan@hotmail .com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, November 04, 2000 - 03:01 pm I am looking for Farduse Bare ducaale(if it helps, I went to "middle school with her,"barbe hussein geeri. Qabiil keedu waa..(isaaq) last I heard of them was in 1991 in Leboye Keenya. Any information please e-mial me ((khadra.abdallah@Mankato.MSUS.EDU))
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 09, 2000 - 09:02 am I know Abdiazis Ahmed Oday (Dr. Abdiazis Ahmed Oday, if I am not mistaken). But I don't know where in Holland he is. If you haven't alreadey found him, let me know. I will ask some who may know his whereabouts. I knew him back in Eil, and later in Mogadisho, Somalia. Long long time ago. Good luck.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 06, 2000 - 05:33 pm waxaan raadinayaa gabada layiraahda Faduma ali adan (koosaar) markii uga danbaysay waxaa laiigu sheegay xamer xaafada calikammiin fadlan qofkii yaqaan iigalasoo xiriiE-mailkan mohamed6@aol,com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 07, 2000 - 02:43 pm Waxaan raadinayaa Sacdiya. Waxaynnu kulannay 1987kii. Waxaad habeenkii u horreeyay ii sheegatay Shukri, sidaa darteed waxaan kuugu yeeri jiray "Shukri". Saddex iyo toban sano kaddib weli waan ku jecelahay. Waxaan filayaa hadda in lagu qabo oo aad marwo tahay, marka ma bixin karo faallo intaa ka badan. Haddaad aragto farriintan, ku qor jawaab halkan. Xataa ma ogi inaad dagaaladii ka nabad gashay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 08, 2000 - 04:06 am IAM LOOKING FOR WARSAME SHIRE WYRAX LAST I HEARD HE WAS IN CANADA ANY BODY FROM YAAKHSHIID XAMAR WHOULD KNOW HIM ESP SILIGA AREA.MY EMAIL IS XAWAASHH@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 07, 2001 - 02:59 pm Asalaamu Calaykum waxaan halkaan ka baafinayaa Asad Shiikh Cabdi oo ay isugu kaaya danbaysay xamar 1990 markii dagaalka sokeeye dhacay kadibna waxaan kumaqlay oo iigu war danbaysay Switzerland mudo laga joogo halsano iyo bar marka waxaan ka codsanayaa Asad iyo cidii kale oo garanaysa inay ila soo xiriiraan Asad waa Habargidi,Cayrwaxuuna daganaa Xamar/ xaafada madiina. xasan maxamed Cabdi [xasan ganay] iyo [xasan ceergaabo] oo la igu naanayso ayuu saaxiibkay ii yaqaanaa waxaana daganahay dalka maraykanka gaar ahaan Minneapolis waxuuna igala soo xariiri karaa Asad iyo cidii taqaanaba halkan. Hassan Mohamed 1615 so 4th st #m2008 Minneapolis,MN55454 Tell ![]() (612) 343-3030 Guri E-mail{dhooye@hotmail.com} {dhooye@operamail.com}
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 15, 2001 - 09:31 am IMIN KANA WAXAANU BAAFINAYNAA NINKA LOOYAQAANO GUULEED NOOR OO MARKII NUGU DANBAYSAY KU NOOLAA MAGAALADA LONDON GAAR AHAAN DHINACA EASTKA DISCRIPTION DHARARKU WAA 6ft tall,midabka-wuu casyahay Timuhu waa madawyihin Waa camal hindi jileec qaabka maryuhu waa camal faarax.ama kadaranba olso looking for these PEOPLE CIBAADO CALI.SHAMIS CABDI.MUUSE GEEL.SHUGRI AHMED SHARMAAKE.ABDILAAHI BOOSNIYA.ISMAAN Istus magaalo. CHADMAN G@y.IYO IBRAAHIM DHAGO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 24, 2001 - 12:04 pm waxaan kalkan ka baafinayaa gabar aan isku iskool iyo isku xaafad ahayn waxaan waxaan wada dhigan jirney hoose dhexe xamar-jidiid mageceeda waxaa ladhahaa ismahaan maxamud aadan waxaa iigu dambaysay waqti aad u fog waxaan u malaynayaa in qabiilkeedu ahaa isaaq haddaad warkeeda haysid ama taqaanid igala soo xiriir. mataan55@hotmail.com
|