Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan radinayaa asxaabtii masar dagneet
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman

Monday, October 02, 2000 - 04:38 pm
war yaa arkay wiil layiraahdo maxmuud iyo
xusaam zakariya liibaan oo daga naayeen shaaric
nuzha qofkii dadkaas warkahaayo aigula soo xariiro
ii meel kaan oo ah osmanelmesr@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWEIS H.

Friday, October 13, 2000 - 01:18 pm
Walaalyaal waxaan raadin haayaa gabar la yiraah-
do BARNI EERGALO oo reerbeydhabo ah kuna lahaa-
yeen farmashiyo baydhabo aabaheeda wuxuu ahaan
jir taraafiko ka dibna wuxuu furtay farmashiyo
wuxuuna ku magac dheeraa EERKALO.walaalyaalqof-
kii yaqaano telefoonkooda ama meel ay degan
yihiin ha igala soo xiriiraan e-mailkeyga ama
telefoonkeyga oo ah 0031651502434 HOLLAND.
mahadsanidiin. magaceyga waa AWEIS HASSAN OMAR>