Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Reer Waaberi / Via Liberia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed Deeq

Monday, October 02, 2000 - 06:23 pm
Waxaa lay Dhahaa Maxamed Axmed Xasan oo ku Magac Dheer (Maxamed Deeq).

Waxaan degenaan jiray Via liberia agagaarka farmashiye Al-beder iyo footo jamaam.

Aabehey magaciisa waxaa la dhahaa Axmed Xasan oo ku magac dheer (buule).

Ku dhashay kuna Barbaaray Xaafadda Waaberi Waxaan Raadinaayaa Dhamaan Dadkii Reer Waaberi Hore ahaan jiray. iskoolada Kala ah Waaberi Cusub, 21 octber Dusiga sare iyo kii hoose dhexe, Qasabka iyo dhamaan ciyaal Via liberia,ciyaal Finta uuno, ciyaal beerta/ afisiyooni, ciyaal Unicefta, ciyaal aan salooti, ciyaal dabka, ciyaal maka almukarama, ciyaal buulo eelaay iyo wixii iiga dhiman iigu dara.

Dhamaan Dadkii Degenaa Waaberi oon aad iyo aad ugu xiisay aa wadeed ayaan Hakaan u furay.

you can keep intouch with me my mobile phone
64-256430394 or my e-mail maxameddeeq@yahoo.com
This is My Address
68/20 Nairn St
Brooklyn
wellington
New-Zealand
I'm look'n forward to hear you all.

Peace Love And Respect

Waaberi 4 ever
Waaberi 2000

Thank you all
Written by Maxamed Deeq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiasis

Sunday, November 19, 2000 - 07:32 pm
Magacayga waxaa layiraahdaa Cabdicasis Cali Biixi, waxaan deganaan jiray Waaberi, gaar ahaan Tree biyaano. dadka badankii oo deganaa Via Liberia iyo Tre Piano (Taree Biyaano). Waxaan deganahay Minneapolis, MN oo ay ku nool yihiin dad badan, sida Aflow, Dhicisow, Hanad, Caato, Cabdi Camey, Cabdilaahi Dalabey, walaalkiis Liibaan, Cabdirahman, xasan Jahad, Bayle, Baby Yasin, Xayle boode oo jaban, Siciid Maalinguur iyo Yuusuf oo u guuray Atlanta, Georgia. Aad baan ugu faraxay inaan arko reer waaberi oo leh meel ay iska raadiyaan, ma'aan qiyaasi karo laakiin si kale aan idinku sheego waa waxaa iisoo carfay bacaadkii ceelka, godka iyo Buulada, Kabiska, Ekwatoore, Hong Kong Restraunt, Las Vegas iyo meelo badan oon soo koobi karin, fadlan igala soo xiriira emailkayga oo ah diish@hotmail.com

Thanks iyo Isla xiriir dambe oo xiise leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 21, 2000 - 03:37 pm
Meel ma iigu sheegi kartaa; Cumar flay, Maxamed
Xaaji and his brother Awees, Mahad doob, Abdi Khalif Bootaan, anyone from reer rooroow, Awees
Sheehk(clay), Awees Axmadeey, and so on.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shiine 5406

Sunday, November 26, 2000 - 12:41 pm
MAGACEYGA WAXAA LA YIRAAHDAA ABDULLAHI SAID JAMAC
oo ku magac dheer (shiine) kana mid ah dhalinyarada xaafada via laibeeriya qaas ahaan
darjiinka afesione qaas ahaan laanta maajo qaas ahaan beebitada (eelay) ninkii yaqaan baa yaqqaanee waxaan daganahay Miniapolis mn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

joseph atlantic

Monday, November 27, 2000 - 04:23 pm
salaam dhamaantiin waxaan ahaa ciyaal waabari waxaana u dhawaa dugsiga macalin baxraan magacaygana waxaa la dhahaa yuusuf faruur waxaan idiin rajaynayaa guul iyo caafimaad baraare.

waryee c/asiis cali biixi waar waxaan kugu ogaa canadee ma flight thirteen baad noqotay?lol igu salan afay,caato,xayle boodo,hanad iyo cabdi cameey,dalabeey iyo xasan jihaad oo aan u aqaano codweyne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moow

Tuesday, November 28, 2000 - 04:17 am
hi wan idin salamay aqiyaarta waabari oo dhan, aniga waxaan daganaa tareebiyaano, waxaan deris ahyan hanad maxamad siciid, reer siidi munye, reer galool, magacayga waa Cabdiqaadir waxaana ladhashay Aadan.
amad23@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Thursday, December 07, 2000 - 01:34 am
walaal maxamed deeq waan ku salaamey marka hore
walaal magacayga waxaa la yiraahdaa cabdullaahi mohommud ahmed waxaan deganahay degmada waabari
waxaan ka deganahay dabka waxaan isku dhownahay
saldhiga waabari walaal dhalinyarada xaafadeyda
dadka aan ka xasuusto waxaa la dhahaa
dacar keyse, axmed haati, yariisow yaasiin siyaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cambaro

Thursday, December 07, 2000 - 02:04 pm
S/Aleekum Ramadan Kariim


Salaan ka dibna aniga dagan Waabari Xalwo Xaji ciise ayaan dagan waxan dhigan jiraye Dugsiga Macalin Khadiijo,ma taqan Leylo Bashi Footata aad shegeso ayee ka soo hor jeden gurigooda..?bal soo sheg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMLA

Saturday, December 09, 2000 - 06:49 am
HI ALL WAAD SALAAMAN TIHIIN WAXAAN DEGANAA DABKA KORKIISA DAGMADA KA SOO HOR JEED KEEDA WAAN TEGI JIRAY VIA LIBERIA GURIGA SHAQAALAHA XALWO XAAJI CIISE GADAASHIISA WAXAAN DHIGAN JIRAY DUGSIGA DHEXE WAABERI CUSUB IYO 21 OCTOBER MACAYGU WAA RAMLO I LOVE YOU ALL REER WAABERI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 14, 2000 - 12:57 am
walaal ramla waad salaaman tahay marka hore waxaad
sheegtey inaad dageneyd ka soo horjeedka degmada waabari walaal waxaan rabaa meesha aad ka degenayd
degmada waabari iyo dadka aad ka taqaanay waagaas
walaal marka aan saas ku dhahaayo aniga ayaa ku noolaa degmada waabari walaal waabari waxaan ka deganaa degmada aga gaarkeeda sababtoo ah magaca
aad sheegtay magac igu cusub ma ah.
waad mahadsantaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, December 15, 2000 - 06:18 pm
Anonymous war ninkaa ma ina Aadan Samatar baa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi mohommud ahmed

Saturday, December 16, 2000 - 01:20 am
walaal hebel ma ihi ina aadan samatar walalaal marka kale waxaan kugu celinayaa hadii aad degen tahay degmada waabari ka soo horjeedkeeda waxaan
kaa rabaa dhalinyaradii aad ka garaneysey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Saturday, December 16, 2000 - 10:34 am
Haboon Shiirtooy ii Cartar ma kasee duqa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moow

Monday, December 18, 2000 - 12:39 am
To Anonymous,from Moow..


hi bro well waan kuu aqaanaa Reer Rooroow , Osman Rooroow ayaan Kenya isla joognay hada wuxuu joogaa Australia Melb. laakiin mahayo Tlf kiisa
aniga waxaan joogaa Denmark ,


reer waabari hanoolaato , 4ever , wish ya all the best , God bless ya all. soon wanaagsan and ciid wanaagsan-ciida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikadir mudey

Monday, December 18, 2000 - 02:54 am
Markahore waad salaamantahey Maxameddeeq. marka xiga waxa aan ka mid ahaa dhalainyaradii reer layberiya waxa aan degenaa beerta agteeda magaceyga waa cabdiqadir mudey waxa aan saaxiibo aheyn Aligooje[allaha unaxariistee] mugaamba,cabdmocow,xuseeniyo wiinkey. waxa aan dhigan jirey dugsiga macallin xasan oo markiisii hore ku yaaley meel udhow reer wiinkey hadana ku yaala guriga Xaaji iyo judha. waxa aad igal soo xiriiri kartaa MUDE20@zonnet.nl.
abdikadir mudey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 09:10 am
ASALAMA CALEYKUM
waad mahafdsantihiin dhamaan ciyal waaberi anigoo aad iyioaad ugu faraxsan waxaan kamid ahaa ardeydii wax kabaran jirtay dusiga sare ee 21okt
waxaan degenaa kuna dhashay kuna soobarbaaray waberi terbiano kasoo horjeedka jikomuufo.
magaceyga waa aweys axmadey waxaan ku noolahay denmark.saxib igala soo xariir aweys£@hotmail.com
waxaannhalkaan radinayaa asxaabtedii.C/rasaaq cali biixi,c/raxmaan bidaar,axmedcumar kabiirkeenii,maadey daaghiyoow,cabaasshigshigoow,naasir carabey ,xasey ciisabuuf,ala asxaabteydii badaneydaa aloow wadankeenii noo badbaaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 09:16 am
saaxib aweys xaaji waxuu joodaa denmark cabdi qaliifna waxuu joogaa denmark,maxamed xaaji waxuu joogaa italia,iyo anigoo ah aweys axmadey ku nool denmark igala so xeriir ,
aweys@hotmail.com
ala cadicasiiscalibiixi ku aaway
waaw ala maxaan garoomobadan oo kuyaala waberi kadheelay aaway ciyaalkeenii xiisaha badnaa waxaa wadankii iigu danbeysay ayadoo aan waxdagaala kadhicin aqyaarta waberi waxii iyaqaana igala soo xariira .
tel:004522916597.
aweys axmadey oo idin leh ciid wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 21, 2000 - 05:10 pm
Akhaareey Foos Guuleed ii Asli Waaleey ii Ardo intee ku danbeeyeen ii Ubax weershe?
.
Mahad bilijiin ii Faysal bari ii Saalax madaxeey ii Cajiinle ii Nuunoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid DH/weyne

Wednesday, January 17, 2001 - 02:28 am
Hallo, Waryaaya reer Waabari, waa maxay waxaad na xusuusiseen, Magacyo badan oo aan illabay.Laakiin aan aad u jeclaystay, waxaan is waydiiyaa talow haddii aad waabari ku noqotid cid ma ka oqoondoontaa. Waxaa nasiib daro ah in xaafadii ay nabaadguurtay. Magacyada aan halkan ka aqriyay wax badan kama aan garan waayo? waa genaretionkii danbe. Balse waxaa is waydii leh aaween gabdhihii Waabari ee aadka u quruxda badnaa. Waa sacciid DHagaweyne oo idin leh xiriir danbe oo wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biixi

Sunday, January 21, 2001 - 07:17 am
Hello Akhayaarta reer waaberi, tan ii xigta aad baan ugu faraxsanahay, inay u eg tahay inay dhalatay xaafadii waaberi. Awees saaxiib aad baan ugu faraxsanahay inaan is helnay tan kale Saaxiibkaa Biixi email kiisa waa abihi@hotmail.com, tan kale waryaa Yusuf iiga reer London waxaa la ii sheegay in Axmed Garowe kula joogo, mise lays ma arko. bal ila soo xiriir, cinwaankaygu waa diish@hotmail.com. Yaa ka war haya Marshale, Mahdi Osman Mayow, Shaamad, Siciid Xamzow oo layaqaan ZAKAM oo laiigu sheegay markii ugu dambaysay DENMARK, wixii war ka haya fadlan siiya email addreskayga. Tan kale Osman Rooraye waa ogahay inuu joogo Melbourne, Australia fadlan igu xiriirsha hadaad taqaaniin, ama iisoo email gareeya.

Thank you,

Abdiasis Biixi

Tre Piano..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ikar Yare

Saturday, January 27, 2001 - 01:57 am
hi all, reer waaberi gebigiinba waad salaaman tihiin anigu waxaan deganaa agagaarka unicef, waberi cusub iyo 21 octobarna waan dhigan jiray, waxaa lay yiraahdaa Aweis Cadde Ikar.
bye all reer waberi..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Casiis

Sunday, January 28, 2001 - 05:45 pm
Waraa C/Casiis ii waran sami?
Cida eeyga lee waaye haddii kaseesid cabdicasiiska eeyga.
adoo meel joogo aa iigu kaa war danbeeysi weli meeshii maa joogtaa mise ciyaal xaafadaa uguurti?
cida iiga waran ii ninkii biixi ahaa.
salaax run miyaa waxa ku dhacay?
cafiif@aol.com
bye saaxiib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muhamod zico

Monday, January 29, 2001 - 10:37 pm
Waad wada salaaman tihiin namaan,aniga magaceyga waa mahamud kuna magac dheer Zico waxaan daganaa oo aan wali daganahay waaberi, via leyberia, waxaa soo dhigtay 21 dhexe iyo sareba banoonigana ku cayaari jiray skolbolisiya,waxaan daganahay swedan abduqaadir muudey aad baan isu naqaan ,guulbaan idiin rajeynaa hana laga warhayo
xaafada,waxaa laeyga helaa,zico114@hotmail.com
tel 46739901678 nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadra

Thursday, February 01, 2001 - 07:06 am
Asalaamu caleykum Dhamaan walaalahayga meesha ku qoran.
Waxaan aad ugu mahad celinayaa Maxamed deeq Buule oo bogaan ku kolan sii yey dhamaan aqyaartii reer Waabari waxaan kale oo mahad u celinayaa dhamaan reer wabari oo idil anigoo og in ayey Degmadeenii nawaaleysey qof reer waabari ahna uu qof kale ii ga so keeyo.
intaas kadib waxaan ahay gabar deganeed Waabari gaar ahaan foornadii 21 oktober agteeda mageeceygu waa Khadro Shaakilo waxaana wax ka bartay iskool 21 oktobar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 01, 2001 - 10:45 am
Waxaan halkaan ugu soo gud binayaa walaalaheey hadii ay jirto qof raba in uu ila soo xiriiro waakan e-mail keyga kshaakile72@hotmail.waxaan kaloo maxameddeeq faraa in uu e-mail keyga u gudbiyo fay buule sidaas iyo nabad gelyo aqyaarta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiloow Waabari

Saturday, February 03, 2001 - 05:45 am
Walaala yaal marka hore waad salaaman tihiin waadna ku mahad san tihiin bogiinaan.Marka xiga waxaan ahay reer waabari waan ku dhashay ku bar baaray waxaan sifiican u aqaan dhamaan asxaabadii lood keeygii aheed oo dhan waxaa kamid ah Yoonis Yaasiin, Hand maxamed , Aadan Dhago sali , mahdi bare,C/raxmaan darbane, Galeer, Xudeeyfi hadaan gabdha ha ku daro aad ayaan kuu garanee khadra shaakile, sucaado,Aamino,Faisa nuur,iyo dhamaan kuwe kale oon halkaan ku soo koobi karin dhamaan teyna waxaan deganeen inta u dhaxeeysa via leebeeriya iyo iskool fin tu une waxaan wax ka bar tay 21ok hoose iyo sare waxaan aad u xii seenaa in aan maqlo dhamaan asxaabtii ka baxday iskuulka sanad dugsiyeed kii 89-90 oo wada ahaayeen as xaab teey da waxaan ahay gabar magaceeda layira sumayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Friday, February 09, 2001 - 08:25 am
reer waabaro dhamman aa idin salaamay,waxaa tihiin dad sharaf leh.aniga waxa la i dhahaa
Faisal Mohamed Xaaji waxaan ka mid ahaa dhallinyaradddii ceelka calanka iyo dagmada waabari .waxaan jooga abu dhabi.uae
e-mail adarayskayguna waa:

fmhagi@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

musharaf

Monday, February 12, 2001 - 03:22 am
waad salaamantihiin dhamaan reer waaberi.
waxaa farxad iyo raynaryn ii ah in aan idilkala qayb qaato isbarashada iyo isa soo xusuusashadda
waxaan agaa kagaranayaa dadkan hoos ku qoron
1. reer maalin goor oo kala ah
a.amaal maalin guuriyo walaalihiisa sida
yuusuf,saciid yare.
2.maxamed shamcuun,
3.reer aadan galool
a.sacdiyo,maxamed,nasra,....
Aniga khaasatan waxaan degenaa waaberi zoona ototada dhabarkeeda,wixii faahfaahin dhayraad igala soo xiriira.
walaalkiina musharaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 04:41 am
Waan idin salamay dhamaan reer waabari oo dhan balse waxaan halkaan eed uga soo jeedinaa wiilkii boga furay oo waayahan ka war heyn boga ama aanba tix galin gooni ah siin waxaan kaloo eed u soo jeedinaa dhamaan dhalinta rer waabari oo dhan in ay san si goo ni ah u xii senin bogan.
NB:-waxaan leeyahay dhamaan reer waabari waa in si fiican bogaan looga war qaba oo loo mahad celiyaa dadka gadaad maalin kasta boga k ahela si ay san dhalin tu u maleen boga in ay dad gooni ah furteen sidaas ayaan talo ku soo jee din lahaa anigaa oranaya dhamaan dhalinteeni waabari meelkas too ay joo gaanba ku waara bash bash iyo bar waaqo walaa shiin reer waabari o idn kaga tagtay sidaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cismaaneey

Wednesday, February 14, 2001 - 07:00 am
to:dhamaan reer waaberi wiil iyo gabar
gaar ahaan waxaan salaamayaa maxamed deeq
saaxiib waa cismaaneey ninka kula hadlaayo
maxaa kugu dhacay macaajistay mise aroosaa kujirtaa waa anigoo idin leh
kunoo laada barwaaqo iyo bash bash
dhamaan reer waaberi oo dhan waxaan isugu imaan doonaa shaneemo soomaali
ama ekutoore waad mahad santihiin
saaxiib e.mail keygu waa jeceel@ homail.com
sidaas iyo nabad gelyo iyo suuqa cali
boolaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaberiboy

Wednesday, February 14, 2001 - 01:23 pm
Saxiibayaa waad salaamantihiin salaan kadi yaa war kahayo dhalinyarada ay kamid yihiin, C/qaadir xabashoow iyo walaalkiis dhoobeey, yaa kaloo arkay mahdi naasir, bashiir joobane, c/qaadir max'ed barre,siciid naasir&cumar,jiijiil,c/qaadircarab iyo kuwo kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baby yassin

Thursday, March 29, 2001 - 10:22 pm
WAN IDIN SALAMY AQYARTA REER WAABARI OO DHAN. AAD IYO AAD BAN UGU FARXAY MARKA AAN AQRIYA WAABARI,VI LIBERIA IYO PHOTO JAMOOM. ANIGA WAXAA LA IIDHA ABDIAZIZ YASSIN, LAKIN WAXAA KU MAGAC DHEERAHAY !!!BABY YASSIN!!! WAXAN DAGANA PHOTO JAMOOM GADASHIISA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

From Waaberi

Friday, March 30, 2001 - 06:03 am
hello Baby Yassin


I just wonder if you are the same Baby Yassin I know. Waxa deganeed guriga Xarbi iyo agtooda. Reer Cabdiraxmaan Ducaale (Ifraax, Siciid, Faysal) gadaashooda. Marka hadaa tahay qofkaas please isheeg.


mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baby Yassin

Tuesday, April 03, 2001 - 10:13 am
YES, U A RIGHT THAT'S ME. PLS TELL ME WHO U ARE??????

babyboy1025@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

From Waaberi

Tuesday, April 10, 2001 - 07:23 am
Hi Baby Yasin


I mailed you a while ago, but I still waiting you to answer.

bye