Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Hassan Gaangiile
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fadhi xun

Monday, October 02, 2000 - 11:33 pm
Walaal inan aanu saaxiib nahaa wuxuu daydayayaa Saaxiibkiis oo ay isugu dambaysay 12-sanno. Waxaa loogu sheegay England inuu daggan yahay siiba London. Magaciisu waa Hassan waxaanu leeyahay Gaangi walaalkiina waxaa la yiraa Cabdillaahi da'diisu waa 23-24-jir
Walaashii waa Fannaanada la yiraa Qadiijo Qalanjo.
Walaal haddaad taqaanid ila soo xiriir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbi

Friday, January 19, 2001 - 04:47 am
walaal qalanjo walaalked waa badhiire , muxuu yahay ninkan gaagida leh ,reer boorame inta gaagida leh , waa la yaqaanaa e . miyaad taqaanaa butida , ina nuux, xaafadahga liinka ee axc- boorame kuwii kubbada ku ciyaari jirey.