We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 03, 2000 - 11:49 am YAA YAQAAN MUQTAR SHIIKH SHARIR OO JOOGA USA.LAAKIN ANIGA MA-AQAAN MAGAALADA U JOOGO. NINKA RAADINAAYO WAA NIN AY ARDAY ISLA_AHHAN JIREEN,OO LAYIRAAHDO RINGO,WAAKAN E MAIL-KEYGA Agoonka@T-ONLINE.de WAXAA IGU DAMBEYSAY 1980 DALKA JARMALKA.PLEASE ILA XIRIIRIYA.THANK YOU.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 21, 2000 - 05:33 am JAWAABTAN WAXAA ISKA LEH WIILKA RAADINAAYO MUQTAAR SHIIKH SHARIIF ANIGOO UMALAYNAAYA INUU YAHAY MUQTAAR SHIIKH SHARIIF SHIIKH MUHIADIN HADDU YAHAY UUNA DHIGAN JIREY DUGSIGA SARE EE JANARAL DAA'UUD IL SOO XIRIIR
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, October 29, 2000 - 03:53 pm ringo waan arkay muqtaar waana ushegay in aad raadineeyso meesha uu ku sugan yahay,nasiib daro se ma joogo maggaalo inta badan,inta badan wuxuu saaran yahay waddada,uu wuxuu wadaa truck trailer inta badan lagama helo gurigiisa,wuxuuna igu yiri aad baan ugu xumahay ringo in aan is weeynay,ee teleefankeeyga sii,waana 207-408-5707,. sidaa ayaa na ku xiriiri kartaan,.
|