We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 03, 2000 - 05:29 pm Fadlan ciddii granaysa Abdi Nazir Haji Hussein Dusiga sare kaga baxay Las-Anod, bartayna cilimiga dhakhtarnimada dalka maraykankana jooga markii iigu wardanbaysay. Ha igal soo xiriiro aai@waikato.ac.nz waa saaxiibkii Ali Abdi Ismail (gaagaale) waad mahadsantihiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 06, 2000 - 05:11 am Macalinka ninka aad doonayso waala yaqaanaa oo wax ayaan isku nahay , He works in In part of Calafornia the last time was saw him it was one month ago he came our University he visited his neveu, but if you need futher information please check out may E mail don't hestate. thanks BRO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 11, 2000 - 02:30 pm Camir ila soo socodsii AbdiNazir adigana waan rabaa emailkaaga waayo I could not find it? are you Abdimalik Abdi Abdi Amir of Baharasame clan, reer nur branch
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 17, 2000 - 12:01 pm salaan gaagaale waa laguu yaqaan cabdi naasir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 11, 2000 - 08:27 am to dhaman aslaamu calaykum.. warya waxa meesha ka hadlaya waa ragii aan caaqilka u ahaa .. waa alxaaji kornal caaqil jamac.. waryaa bahararsame .. do you know me? ... yaa ibna caamir .. halayska war hayo.. daacad62@hotmail.com kuligiin wad igaranaysaan..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 11, 2000 - 05:23 pm atlata aas dagan yahay ninkaas taxi driver waaye so walina dhakhtarnimada uu bartaa saaaxxiibyaaloow. baharsame anaa waso ugu horayn reer nuur,reer garaad cali reer ....reeer kuligoow kala bayr aan ku wasaa odayaashooda,saaxdheer,qorilay...iyo inta ay dagaanbo cabdinaasir anaa riixay mar iyo aadambo aabohood aan ku riixi jiraybo xaaji xuseen
|