Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa haya ciyaal madiino g ahaan xaafada xalane
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiqadir sheekh jeylaani daadir

Tuesday, October 03, 2000 - 07:56 pm
waxaan baafinaayaa
Shaafici maxmed olol
Liibaan colow
siciid ilka eri
iyo dhamaan ciyaal buulo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 07:27 pm
ku; cabdulkadir
walaal waad salaamantahay marka hore
inkastoo aan ka mid ahayn dadka aad magacyadooda kor ku sheegtay laakiin waxaan deganaan
jiray buulo xuubeey .
waxaa laygu yiraahdaa ali mohamed nuur
waxaana ahay reer baraawe
waxaanna wadanka ka soo tagay sanadkii 1994.
waxaanna hada ku noolahay kenya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buul xuubay

Tuesday, November 14, 2000 - 11:29 am
waawaray anigaba waxaan dagnaa buul xubay, shaneemo ducaale akteeda, laakiin aad baa u yaraa, waan xasuustaa laakiinse. Aniga oo 9 jir ah ayaan kasoo tagay, waligayna illawimaayo. buul xubbay aryaa reer rabsho ahaa, men I can still remember bull xubay, I can only remember my best buddy Fuaad oo lashay faysal tuun, war waa saaxiibkaa ahmed kadinki.