Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Iskool imaam shaafici ee magaalada xamar ku yaalay(dadkiina dhiganjiroo waan idiin xiise ,siiba 3:2
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Wednesday, October 04, 2000 - 02:41 am
waad salaaman tihiin
walaalayaal waxaan rabi lahaa inaa helo qof iskoolka imaam shaafici dhiganjiray
ardayda aan saaxiibada aan ahaan jirnay dagaalka suu u dhece il ma saarin ..waan rabi lahaa inaa helo qof kamid ah qofkuu doona ha ahaadee
aniga waxaan dhiganjiray fasalka 3:2:aad
qof idinka mid ah haduu aqrinaayo waraaxdaan waxaan rabi lahaa inaa waraaq iisoo qortaan
hani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Thursday, February 01, 2001 - 08:35 am
Abaayo waan kaa qaaday salaantaada.
aniga waxaan hay arday ka mid ah ardaydii dhigan
jirtay iskoolka imaam shaafici,wadankana dabada
uga soo baxay,aniga laftigayga aad ayaan u xiisaynayaa in aan la xiriiro asxaabtii iskoolka
dhigan jirtay. Waxaad igala soo xiriiri kartaa
e-mailkan.mustafa400@hotmail.com.
xiriir wanaagsan.