Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): WAXAAN BAAFINAYAA REER GAALKACYO WE LOVE GALCAIO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALA ERI

Wednesday, October 04, 2000 - 04:49 am
Waxaan halkaan ka baafinayaa reer galcaio oo asalka ahaa,waxaan filayaa inaan mudo la iska war helin.waxaan aad waliba ujecelahay,ragii caanka ku ahaa kubada laliska ahaana horyaalka gabalada soomaaliya oo dhan.waxaan rabaa inaan waano yar usoo jeediyo dadka waxyaalaha xun ku qora bogoga intenetka,iyagoo maleynaya inaan loo jeedin, ogaada inuu allah idiin jeedo,waxa aad ku haleysaana maalin kale la idinka goyndoono,
Rabigaa kacabso oo hadii ayna arintaanu ku khusayn faraha ka qad oo waxba qabiil iyo wax xun oo aan loo baahneyn ha lasoo aadin.
Waxaan reer galcaio iyo dhamaan umadda soomaaliyeed oo muslimiintaa ku waaaninayaa allah cabsidii.
WE LOVE GALCAIO AND MUDUG AND ALL SOMALIA.