Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Dhalinyararadii degmada kaaraan ee kubada cagta.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puplic user (Public user)

Unrecorded Date
Magaceyga waxaa la yiraahdaa X.Axmed waxaan degahay waqooyiga yurub,fadlan ila soo xiriir hadii aad tahay ama aad taqaanid dhalinyaradii degmada KAARAAN gaar ahaan kuwii ku ciyaari jirey garoonka degmada iyo hadii aad ka tirsaneyd kooxihii Al-xarameyn,Xidigaha iyo Alfataax.Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date

Hi!! abowe Ahmed .

Hussen waaye no` ma i xusuusataa wiilkii oo eedo Ruqiyo dhashay baan ahey no`
aboowe waxaad igala soo xiriirtaa E-mailka walaashay oo ah alonegir83@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raage (Public user)

Unrecorded Date
Walaal X. Axmed waxaan daganaa dagmada kaaraan
akteeda waana daawan giray galabkasta ciyaar
inkastoo ann ahaa nin aaad u yar oo aaan xusuusan
dhalinyarada badankood laakiin waxaan kaxasuustaa
nin aan hilmaameeynin oo ladhi giray Cali gaab
waxaan umaleeynayaa inaad garaneeyso waxaan kaloon
xasuustaa yar kaimaan gira dhinaca sooqa Argantiin
oo bidaar lahaa magaciisa waa iloobay marka walaal
waxaan aad oogu farxay inaad baafineeyso
dhalinyaradii kaarraan aad iyo aad ayaad oogu
mahad santahay marka walaal waxaan kaa codsanayaa
innad ii s

innad ii soo gawaabto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qadar32 (Public user)

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum Waraxmatulaahi wabarakatuhu?
marka xiga Walalayaal waxaan ka mid ahay dhalinyaradii kusoo kortey Karaan hase ahaatee waxaan halkan ka baafinaayaa yar saxiibkey ahaa oo la dhoho (Sayid Cali Suudi)Naaneystiisa waa WAxaa la dhihi jirey EELEEY, Markii uugu danbeysanay waxaa uu joogay Chicago ee Cariga Mareykanka ama U.S.A, Fadlan hadii uu jiro Qof garaanayo Saxiibkey Sayidcali ha igala soo xiriiro amaba ha ii soo sheego cinwaankiisa iyo telefoonkiisa ama Emailkega waa Qadar32.
Dhalinyarada Reer KARAAN Waan wada salaamayaa
waxaan lee yahay nolol dheer ku waara iyo cafimaad
Suuban.
BY: Ahmed Gurey Cabdi Cismaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi0920 (Public user)

Unrecorded Date
ASAALU CALAYKUM WARAXMATULAALI WA BARAKAATUHU?
Waa CABDI C/QAADIR KHAYRE(CABDI GACAMEY)waxaana doonayaa in aan halkaan ka baafiyo dhamaan asxaabtayda meelkasta oo ay googaan Yurub,
Maraykanka iyo Canada, intaba dhalinyaradaas hadii aynoqon lahaayeen kuwii aan dugsiga sare ee Janaral Da,ud isla dhigan jirnay sanadku markuu ahaa 1986/87, ama kuwii aan wada daganayn xaafada Maxamuud xarbi oo aan banooniga kuwada dheeli jirnay fadlan hadii aad aqbaartayda hesheen ila soo xariira mahadsanidiin.!!!!!!!!!!???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X.Axmed (Public user)

Unrecorded Date
RE:Raage

Walaal waa salaaman tahay waa runtaa dhalinyaradii ku ciyaari jirtay garoonka waxaa ka mid ahaa Cali gaab oo u ciyaari jiray kooxda Wajeer,wiilka kale oo bidaarta lahaa oo ka imaan jiray suuqa Arjantiin waxaa la dhihi jiray MUUKE marna wuxuu u ciyaari jiray kooxda Xidigaha marna kooxdii Al-xarameyn.
Hadii aad taqaanid dhalinyaro reer Kaaraan ah oo kula jooga ila soo socodsii maadaama aad adiga aheyd dhalinyaradii nagu soo xigay oo naga da`yaraa.
Ku soo dhawaaw reer Kaaraan Club.
X.Axmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raage (Public user)

Unrecorded Date
Asalaamu caleeykum warax matulaahi wabarakaatuhuu.
Walaal X.Axmed waxaan ku gu salaamayaa salaan mida
oogu qiimo badan oo ah salaan islaamka oo kor ku
taalo, intaas kadib walaal aad iyo aad ayaad oogu
mahad san tahay inaad faafineeyso dalinyaradii
kubada cagta ee kaaraan. Walaal waxaan daganahay
wadanka Australia magaalada layiraahdo Melbourne
marka walaal wax reer kaaraan ah magoogaan marka
walaal sidaas iyo nabad galyo.
So long brother X

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JALAL (Public user)

Unrecorded Date
NINKII BAAFINAAYEY CAYAARTOYDA DAGMADA KAARAAN
GAAR AHAAN KOOXDA ALXARAMAIN,WAXAY KU SUGAN
YIHIN LONDON,FINLAND,CANADA ,SACUUDIGA,WAXAANA
AY KALA YIHIN : JALAAL,YASIN,XAMDI,C.SALAM,CIZIDIIN,HASHIM,KANONE.

SIDAAS LA SOCO DEG DEG NASOO SII
CINWAANKAAGA, WAANA MAHADSANTAHAY WALAAL,SHEEKOOY
IN BADANA WAA LAGUU HAYAA REER KARANNA SALLAN KA
GUDDOON..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAA (Public user)

Unrecorded Date
Akhyaarta reer kaaraan Waad Salaamantihiin dhammantiih.

Kaaraan mar baan deganaan jiray saldhiga booliiska agagaarkiisa, waxaanse ku dhashay ETHIOPIA. Hadii qof garanay jiro cid ethiopian oo deganayd degmada Kaaraan , fadlan ila soo socodsiiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X.Axmed (Public user)

Unrecorded Date
reply: Jalaal

Fariintaada waa helay waa walaalkaa oo ku leh mahadsanid.

Aad iyo aad ayey u fiican tahay inaan kuwada kulano anagoo raadineyno dhalinyaradii reer kaaraan, Aniga ayuuna ahaa qofkii ku qoray oo raadinaayey dhalinyaradii reer Kaaraan inkastoo aan jawaabo ka helay dhalinyaro laakiin weli ilama soo xiriirin qof ka tirsanaa kooxda Al-xarameyn adiga ka hor.

Xamdi Axmed Cabdalla

Waxaad igala soo xiriiri kartaan e-mail:
hamdi.abdalla@edu.hel.fi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adamjako (Public user)

Unrecorded Date
x axamed waa ku mahadsantahay sida xarakad ka
leh ee ad u xasuusatay saxibada reer kaaraan
aniga waxaa lay dhahaa adamjako waxaan daganaa
kaaraan saldhiga kasoo horjed kisa koxda
alxarmayn ma wada xasuusan karo laakin waxaan
aqaanaa anwar dhagool &walaalkisa &black
cali falaax faabiyo &walaalkisa barqadle&
siiji waakay waxi rerkaaran ah inta ha iga la soo xariiran (adamjako@yahoo.com)waxan daganahay
usa denver co

A.H.A (Public user)

Unrecorded Date
X.AXMED WAA ANIGA WAXAA KULA HADLAAYO , AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTAHAY ACTIONKA FIICAN AAD SAMEEYSAY OO AAD KU RAADINAYSO ASXAABTAADA.HADABA WAAD I FAHMI KARTAA YAAN AHAY BY SENDING E-MAIL TO ME ANY TIME TO GIVE U MORE INFO. MARKA WALAAL AAD BAAN KUGU XIISNAY , HALAGAA HELO AKHBAAR. SHEEKADAAN MA QUSAYSO X.AXMED OO KALIYA WAA WAX AY REER KAARAAN OO DHAN AY RAYI AY KU SOO DARSAN KARAAN , ANNA WAXAA AHAY JIILKA KA HOREYEY KOOXDA AL XARAMAIN, PLEASE CONTACT ME AT THIE E-MAIL GARWEYNE99@YAHOO.COM SIDAAS IYO NABAD GELIYO