We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaamu Calaykum Waraxma tulaahi wabarakaatuhu. Waad salaaman tihiin dhamaantiin. Halkaan waxaan kabaafinaayaa dadkii deganaa Xaafada Hodon gaar ahaan Bakaaraha. Anigu waxaan deganaa Bakaaraha, waxaan udhowaa Masaajiska labada dabaq (dabaqeynka). Waxaan isu dhoweyn ilmo cabdi afrax, ilmo sheekh daahir, Cumar cooyeey, seybuuko, xeyle, cargo, iyo dadkii kaloo xaafadaas degenaa. Fadlan ila soo xiriira wixii xaafadaas deganaayoow, oo halkaan maqaalkiina kusoo qora. Salamu alaikum.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date DAER MY MUSLIM SISTERS AND BROTHERS, I GIVE YOU MY BEST REGALS AND LOVE.I DON'T HAVE MUCH TO SAY BUT I LIVE IN PORTLAND,MAINE. I GO TO POTRLAND HIGH SCHOOL AND I HOPE TO FINISH MY EDUDUCATION HEAR SO I COULD GO TO COLLEGE AND INVEST MY FUTERE. bUT AT SAME TIME I STILL WANT TO KNOW MORE ABOUT MY RELIGON AND CULTURE, SO I WON'T FORGET WHERE I CAME FROM, SOMALIA. I CAME TO AMERICA WHEN WAS LOT YOUNGER AND I DON'T REMEMBER LOTS ABOUT MY COUNRY. SO I'M LOOKING FORWARD TO HAER FROM YOU YOU COULD EMAIL ME AT "SOMALIA 17
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date DAER MY MUSLIM SISTERS AND BROTHERS, I GIVE YOU MY BEST REGALS AND LOVE.I DON'T HAVE MUCH TO SAY BUT I LIVE IN PORTLAND,MAINE. I GO TO POTRLAND HIGH SCHOOL AND I HOPE TO FINISH MY EDUDUCATION HEAR SO I COULD GO TO COLLEGE AND INVEST MY FUTERE. bUT AT SAME TIME I STILL WANT TO KNOW MORE ABOUT MY RELIGON AND CULTURE, SO I WON'T FORGET WHERE I CAME FROM, SOMALIA. I CAME TO AMERICA WHEN WAS LOT YOUNGER AND I DON'T REMEMBER LOTS ABOUT MY COUNRY. SO I'M LOOKING FORWARD TO HAER FROM YOU COULD EMAIL ME AT "SOMALIA 17
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date SOMALI IS GO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Al-Athari...Salama Bro... Waa laguu daganaa Bakaaraha iyo Hodan agteeda lakiin waxaan umaleynayaa dadkaas sheegeysid wax aan ka kartey ma jiro bro. But waxaan daganaa Footo Somaliya Galbeed agteeda. Intaas aan kula socodsinaayi hee. Sidaas iyo barwaaqo wanaagsan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAAL AL ATHARI ANIGUBA WAXAAN DEGGENAA BAKAARAHA,WAXAANA SAAXIIBO AHEYN CARGO IYO ILMO YUUSUF DHAMMAANTOOD,ILMO CABDI AFRAX HADDII AAD ULA JEEDID BULBUL, AF DHEERE IWM WAAN AQAANNAA OO DERIS BAAN AHEYN MAGACEYGU WAA AXMED,WAXAAN WALAALO NAHAY CABDISALAAN WAXAAN KALOO AAN DERIS AHEYN REER SHIIKH DAAHIR.ILA SOO XIRIIR, INTAA IYO NEBED GELYO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salamu Alaikum Ku: Ahmed Waryaa Ahmed sifiican ayaan kuu aqaan, soo matihid ahmed dheerihii C/salaan iyo faadumo fidhic ey walaalaha ahaayeen?. Hadaad tahay kaas sooma joogtid Itaaliya, Waxaan maqley inaad Medicine dhigatid. Aboowe Ninkaan waa ninkii Guigiina iyo Ilmo Sheekhdaahir (Mustaf, Mursal, sucaado, aamiin) gurigooda udhexeeyey deganaa. Walaal hadii aad Ahmedkaas tahay Fdalan jawaab degdeg ah isoo sii. Emailkeygana waa kan. nabiil@medstudents.net Fadlan war deg deg ah aan kaa helo. Salamu Alaikum Al Athari
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ~Axmed Ku aawey? Jawaab deg deg ah halagaa helo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ASALAAMU CALEEKUM WARAXMATULAAHI WABARKAATU WALAAL WAXAAN DEGANAA BAKAARAHA MAGACAYGANA WAXAAN KA ARKAY BAAFITA IYO ASXAABTEEDA OO DHAN WAANA KU FARXAY WALAAL WAANA KU MAHADSAN TAHAY BAAFINTA AADNA BAAFISAY WAXAANA AHAAY REER BAKAARAHA MAGACEEGANA WAA XAYLE AXMED AWEYS SIDAAD HORE AAD U SHEEG TAY BALSE ANIGA XAQIIQDII KUMA AAN GARANIN WALAAL WAANA XIRIIRNAA CARGO,ALI YARE QALDAANKA IYO C/SALAAN OO LADHASHAY AHMED ,KAFIYO SHIIQ DAAHIR IYO CISMAN BEENE IYO SAYBUUKO WAANA IS LA HADALNAA EVERY AFTER ONE MONTH, BALSE ADIGA ISKUGEE SHEEG WALI KU MA AAN GARANIN ONCE AGAIN THANX FOR THE RIONY MISSING PEOPLE ANYONE WHO WANA CONTACT ME THIS IS MY EMAIL Haile12@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Xeyle Salamu Alaikum!! Hello My dear friend, It is me shir....! I gather you have called me couple of times but there was no success due to the fact I was not at home, you see most of the time I am studying Iskool ayaan jiraa. Anyhow, How is things in Ustaralia, I have heard that you are in Austraila, Guv I am very glad to hear from you maaaaan!. Hey guest what, Fidhic, The sister of C/salaam is here in London so As Bulbul, we have been invited at fidhic's place and we were there two weeks back. That day A/Salaam called and he was greatly astonished to hear our voices. Anyhow, I will email to you as soon as possible, see you man!. PS. Do you know where Anwar and deeq are. Mukhtaar sheikh daahir got married a couple months a go in Sendiego In States. Cumar cooyeey in Hooland with Hibo and Cargo. Salamu Alaikum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Akhyaarta waxaan halkaan Baafinayaa nin la dhaho,Ibrahim Guutaale waasuge oo xaafadda waaberi deggenaa Dabka,saaxiibayaalow qofkii kasaayo,fadlan ila soo xiriiriya,waxaan ahay saaxiibkiis oo la dhaho Cumar Faarax Nuur(Cumar Joon)...waxaan ku noolahay magaalada Cleveland,Ohio...USA igala soo xiriira E-mailkan Naaaasir@aol.com Sidaas iyo Barwaaqo hee,akhyaarta bye Omar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal wxaan daganaa bakaaraha wxan udhawaa iskul ka xarjadid.dhaman dadkiida dagana wxan jeclahay ftlan ha ila sooxarir.magaceega waa cabdullahi cabdi maxamed waxan kumagac dheera jinekiyo waxan daris ahen rer isgow.wan aqan dadkas waxad iga helikar ta em.abemohamed.hotmail.com.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaalayaal waxaan daganaa bakaraha kasoohorjeedka lamumba 2 yaa yaqana wax meeshaas dagana weli magacyada aad sheegaysaan waxba kama garan fadlan wixii daganaa meeshaas ilasooxiriira by by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date warmaa bistoolo oo idin leh warkiina isiiya reer bakaare.....yaa mataan war ka haya akhyaarta? Bistoolo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dhamaantiin salaama waa ladaganaaa meeshaad sheegaysaan waana garanayaa magacyada badankood gaar ahaan axmed iyo c/salaan hadii ay yihiin kuwaan wada dhigan jirney dugsiga quraanka macalim c/rahmaan gabadha degan lamumba agtiisa abaayo waan deganaa meeshaad raadinayso waa xuseen axmed guuleed (xuseen Ganey )oo suuqa udhawaa laakiin magaca iisho ma xusuusto hadii uu san magac kale wadan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date iisho hadaad lamumba ka soo horjeeday anigu meeshaasaan daganaa ee ila soo xiriir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to iisho sxbtiis anaa kuu dagnaay lambuuba 2 agtiis magaceega waxaa waaye xamaa iyo mataqaan.hadaa meeshaas daganeed magacaaga ii soo sheeghee anigoo ku magac dheeraay anteeno do u know who is that? deg deg iigu sii jawaab abaaydiis thnx
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 10:45 am DHAMAAN WAA SALAAMAN TAHIIN REER BAKAAROWAA QOF AAD IYO AAD IDINKAGA WEYAN WANAAN HALKAAN KU ARKAY DHAD AAN AQAANO KUWAAS OO KALA AH REER MURSAL,WW MAHADCOOYEEY IYO MAHAD YUSUF REER SHIIQ DAAHIR INTA KALE MAXASUUSATO LAAKIIN WAXAAD TAQAANIIN CABDIFITAAX,FARDOWASO CABULAAHI,KUWAAS OO LADHASHEEN CABDIQAADIR JUBA WALAALAYAAL HADII AAD MEEL KU,OGATAHIIN DADKAAS AAN SOOSHEEGASY ILASOO XIRIIRA HALKAAN ANIGA OO MARKALE IDIN SIIN DOONO CIWAANKEYAGA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 04:49 am Asalaamu calaykum warax mato laahi wabarakaatuhu.Al-althari(public user) walaal ama walaaley haddii aad masaajid ka labada dabaq daganeyd magacaaga meesha ku soo qor, meesha aad sheegeysid waa ladaganaa halkaas waxaa daganaa reer cagaar weyne waxaana halkaas ku yaalay hotel east afrika jawaab deg dega macsalaama.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 07:50 pm Hi what's up ya'll ciyaal bakaare! magacayga waxaa ladhahaaa axmed qaliirow. waxaan degenaa bakaaraha. ciyaalkaa sheegaysiin maxaa ka garanaa deeq walaalkiis anwar shirwac xayle iyo ilmo shiiq daahir intaba.waxaan degenaa xaafada shucayb kalaxeey iyo i am also looking for deeq and anwar my best friends. i live Atlanta you can reach me at ahirsi@hotmail.com peace with you all.
|