We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date Waxaan raadinaayaa Saaxiibtey Deeqo M Xaji hiirad oo leygu sheegey iney joogto USA Virginia. Her Clan Is Nalaye Axmed (Dhulbahante). Thank you.
|
| | Unrecorded Date Garan maayo gabadhaa laakiin adigu ma garanaysaa wax waxaysaadan ah.
|
| | Unrecorded Date Wax Wacays Aadan ah maxaa laga rabaa? Yaa ah?
|
| | Unrecorded Date Sahra, Waa laguu Yaqaan Wax Waceys aadan ah!.
|
| | Unrecorded Date silly women stop being copy cat. someone is looking his/her friend and you all making a fuss about it , that is the reason you distroy you home land
|
| | Unrecorded Date waan ka xumahay
|
| | Unrecorded Date WAXAAN RAADINAYAA WALAASHAY OO MAGACEEDA LA YIRAAHDO AYAAN CABDIRAXMAN XASAN HOOYADEED MAGACEEDANA WAXAA LA YIRAAHDAA XALIIMO QABIILKEEDANA WAA DHULBAHANTE,,, MAXAMED MUUSE MARKII UGU WAR DAMBEYSEY WAXAY KU NOOLAYD MAGAALADA HARGEISSA AMA AGAGAARKEEDA CIDDII WAR U HAYSA WAXAA RAADINAYSA WALAALEHEED OO LAGA HELLO WADANKA MAREYKANKA CIDDII SOO HESHA WAXAAN U BALAN QAADAYAA IN AAN HADIYAD SIIYO TEL:{773}907-9146 {773}506-1324 OR EMAIL LASANOD@AOL.COM MAGACAYGA WAA SHUGRI CABDIRAXMAAN
|
| | Unrecorded Date ANIGA OO AH SHACNI CABDIRAXMAAN WAXAAN RAADINAYAA WALAASHAY AYAAN CABDIRAXMAAN OO UGU WAR DAMBEYSAY WOQOOYIGA SOOMAALIYA MAGAALADA HARGEYSA AMA AGAGAARKEEDA CIDII WAX WAR AH U HAYSA HA IGALA SOO XIDHIIDHO TEL:(773)506-1324 AMA EMAIL:LASANOD@AOL.COM THANKS
|
| | Unrecorded Date Salamu Alaikum Waraxma War wax gabadhaan idiin weydiiyey wax yaqaana majiraan miyaa? Lama Sheego
|
| | Unrecorded Date Hi Lama sheego: Gabadhaad raadineysaa sow maaha gabadh reerkoodu ay ka soo guureen Sudan oo in mudo dheer ah Sudan ku noolaan jireen????????????????????????????????????????????
|
| | Unrecorded Date Qoslaye Haa Walaal Waa gabadhaas!! Walaal mataqaan meeshey kudanbeysey?. Fadlan iisoo sheeg. Salamu alaikum
|
| | Unrecorded Date hi Lama sheego: Gabadhaas waxaan maqlay inay joogtay India mudo dheer ka hor,marka hada meel ay ku dambeysay garanmaayo laakiin waan raadin doonaa address-keeda oo markaan helo kuu soo sheegi doonaa bye
|
| | Unrecorded Date Salamu alaikum Ku: Qoslahaye Walaal Emailkeygu waa: Nabiil@medstudents.net Waad mahadsan tahay. Salamu alaikum
|
| | Unrecorded Date MAGACEEGU WAXAA LAYIRAAH DAA FAISAL JAMA ADAN WAXAAN RADIINAYAA GABADH WALAASHAY AH OO MAGACEEDA LAYIRAHDO QADRA JAMA ADAN (QADRA CADANIYA) OO MARKII IGUWARDENBEESAY JOOGTAY DALKA FARANSIISKA QOFKII GARANAYOO PLEASE IGALA SOO XIRIIR EMAILKAN
|
| | Unrecorded Date wacays aadan yaa raadinya waa loo yaqaan wax wacays aadana ee nala soo xiriir anagaa kuu sheegaynee bye sis
|
| | Unrecorded Date waxaan radinaaya walaalkay oo markii igu dan beysay joogay cariga maraykanka ee qofi jaqaan hay gala soo xiriiro e mail tomis 5 hotmail.com
|
| | Unrecorded Date I am looking for Reer Aw Jama Duleh or Xaaji Xasan Ali Askar. Would you be kind enough to tell me if you know any of them? They are Dulhbahte--Nalyeh Axmed LayLa
|
| | Unrecorded Date Asalaamu caleykum layla labada reerba waa laguu yaqaan dhamaan meelaha ay kala joogaan ee maxaad ahayd maxaadna ka rabtaa. ila soo xiriir hadaad si dhaba reerahaa uraadinayso. Mr. MANQO.
|
| | Unrecorded Date waad salaaman tihiin dhammaantiinba ciddii doonaysa dhulos waa la idin ka caawin karaa ma u baahna in aad sheegto ciddey ka sii tahay waceys aadan naaleye axmed iyo mohamed muuse waa walaalo ee haddii aad raadinayso qof cidda dhulbahante ah aniga ayaa kaa caawinaya waxba kuma jiraan haddii aad ciddeeda ka sii sheegto. waad mahadsantihiin
|
| | Unrecorded Date Hargaga ilaa iyo hadda waxaad nagu soo kordhisay ma aqaan. hebel
|
| | Unrecorded Date walaguu yaqaangabadha aad doonayson balse marka hore soo baro qolada ay tahay markaa kadib aniga ayaa akhbaarta oodhan kuu haya adigana isa soo cadee waxa aad tahay qoladaada sidaa iyo nabad GALYO
|
| | Unrecorded Date Hebel xagee ka soo gashay dooda ma adiga haddaa wax noo sheegay markaad wax kordhiso dheh hadalkaas oo kale.gabdhaha raadinaya walaashood ma waqti badan ba isugu kiin dambeysay walaal baadi doonka waan idin la qaadanaya ee faahfaahin na soo siiya haddii aad haysaan iyo waqtigii isugu kiin dambeysay.deeqa iyada ma aqaano laakiin familygeeda ayaan aqaana waxaadna isku khaldaysa reer joogi jiray sudan iyo reer deganaa xamar ool labaduba ay dhulos yihiin iskuna magacna yihiin hase ahaatee bal soo faahfaahi waa laga caawin. waad mahadsantihiin.
|
| | Unrecorded Date waxan raadinayaa wiilka layiraahdo mukhtar adan jama oo looyaqaan dig qabiilkiisu waa baharasame dhulbahante walaalayal qofkii garanayow ii soo sheeg mahadsanidin
|
| | Friday, August 11, 2000 - 09:16 am Hi Lama sheego: Weli Gabadhii ma raadinaysaa hadaadan weli helin waad ila soo xiriiri kartaa. byeeeeeeeee. Waa Qoslahaye
|
| | Friday, August 11, 2000 - 10:33 am Raaxo hadad raadinaysid Mukhtaar aadan jamac weyne waa laguu yaqaan igala soo xidhiidh Cagaare@aol.com
|
| | Friday, August 11, 2000 - 11:19 am walee dhulooskii warbey dhigeen,,cajabo rabi...waryaarahee..sowtaad jaahiliinta ahaaydeen goormaad saan u ilbaxdeen,,wagar!!!dhulbahante idilkiisba,,hadii uu baadiye ku dhashey iyo haduu magaalo ku dhashey oo ku barbaarayba lafaha ayeey uga jirtaa baadiyonimada,,,hadalkooda ayaaba wadnaha kugu dhufanaayo,,,yaab!!!! idinkama fogi...
|
| | Monday, August 14, 2000 - 04:15 am Walaal waxaan radinayaa Cabdifatax Cali Yaser oo reer hagar ah oo markii iigu dambaysey joogey Norway cidii garnaysaa ha igala soo xiriirto ysf9963@hotmail.com Waa Cabdiraxman
|
| | Wednesday, September 27, 2000 - 02:59 am LAAMA SHEEGO: WALAAL WALAHAAY ANA AQANA ILMA HAJI HIRAD OO ANEEY II DHALEEN OO ANA KUSIIN NUMBERKA EE IGALA SOXIRIIR HIBAAQ@MAILCITY.COM (DEEQA OO WALIBA LAWALALA AH AMAAL???)
|
| | Wednesday, September 27, 2000 - 05:56 am TO: HIBAAQ waxaan rabaa in aad ii sheegtid LEYLO HIRAD dhigan jirtay dugsiga farsamada gacanta xamar (qaybta korontada) waxay aheed saaxiibtay wixii aqbaar ahna adigaa kaa sugayaa mahadsanid
|
| | Wednesday, September 27, 2000 - 02:23 pm to laamo shego waa ku salaamay aboowe deeqo cabdi hirad aad raadinayso hadi ay tahay kuwii kaasabolbolaare agteeda daganaa aboowe ma joogtoo virginia wax rer koodana kuma maqal usa laakiin ubax ooy ay walalo ahaayeen ayaan waxaan ku ogaa kenya reer xaaji hiiradkii kale haday tahay waxaa jooga walaaleheed usa iyo canada ee soo kala cadee labada reer xaaji hiirad
|
| | Tuesday, March 27, 2001 - 01:10 pm Salaam waxaan ku ogaa Cabdicasiis Mohamoud hagi hirad Holland,iyanagana North America Ubax iyo Hodanba,waa kuwii reer caasa popolaare,waxaa isna joogay Rabiic oo ina hirad dhalay(reer kismaayood)ilaamdeer ahaayeen ubaxiyo, Toront ayuu isna joogay,markii iigu danbaysay,laakiin qofkii doonayow waa laguu heli karaa.
|