We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Assalaamu calaikum qof walba oo aqriya farriintan waxaan ka codsanaayaa in uu meel iigu sheegay Mustafa Axmad cosoble (cagey) oo markii iigu dambeeysay joogay UK ama Ingiriiska E-mailkaygu waa sidan:Hashi69@hotmail.com mahadsanadiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Cabdullahi aniga waaye mustaf axmed cosoble waxaad igala soo xarriri kartaa E-mailkan mohgaa@student.conel.ac.uk ama fariintada ku dhaaf beejkan aniga ayaa fiirin doone.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date mustaf ma i fahamtay cabdullaahiga aan ahay?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaama Caleykum: Mustaf waxaan jeclahay inaan ku weydiiyo meesha uu ku dameeyo wiilki walaalkaa ahaa ee wax ka baren jirey wadanka liibiya markii iigu dameeysey. Cabdixamiid(ma hubo magacu inuu sax yahay). Anigu waxaan ka mid ahaa ardeydii dugsiga carabiga ee KHAALID BIN WALIID QEYBTA CILMIGA 1982-1985 kadibna loo qaatey macalimiinta. Maca Salaam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Cabdullahi si'aad ah uma hubo, laakin waxaan umalaynayaa inaad tahay cabdullahi xaashi qayre marka hadii aadan ahayn iga rali ahow,ee isu keysheeg cabdullahige tahay iyo meesha aad joogtid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaamu calaykum Maxamed walaal waad salamantahay inkastoo anan anigu ku xasuusan waayo waxbadan ayaa la is moogyahay, c/xamiid waxuu deganyahay canada xaas iyo carrur ayuuna leeyahay waxna waa barta
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Assalaamu calaykum Mustafe waa i fahamtay,waxaan rabay inaan ku tijaabiyo,ee ma heshay farriintii aan kuu gu soo diray e-mailkaaga haddii aadan tijaabin bal hadda tijaabi hadda ka dib asagaan kuwada xiriiri doonaaye meesha aan joogana halkaasaad ku arki doontaa ok.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Assalaamu calaikum war mustafoow wax iga qaldan ma aqaannee waan kuusoo diray farriin laakiin ma xay kuusoo gaari la,dahay malaha hotmailku uma gudbiyo qaybaha kale igana raali ahaaw aad uma aqaaneehadii bal aad ku leedahay HOTMAIL-KA iisoo dir cinwaankaaga maxaa jira meeshan babaliga ah wax kasta kuuguma sheegi karo nabdeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Cabdullahi e-mailki aad soo dirtay 31/05/99 waan helay anigana waxaan ku soo diray E-mail marka hadii aad hesshid wixi fariin ah halkas igu soo dir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date As/calaykum waraxma. Waxaan baafinayaa inan saxiibkay oo magaciisa la Yiradhahdo abdirisak diriye xamaal(kabtan) Markii iigu war danbeysay waxaa la iigu sheegay Wadanka ingiriska ama uk hadaba fadlan cidii war Ka haysa ama gadhanaysa ninkaas waxaa radinaya Saxiibkii ahmed mire emailkaygu waa sidaan miremuslimsonline.com oo isku xiran igala soo Xiriir hadii aad hesho ama kan iigu soo dir ahmedmirehotmail.com hadba kii aad rabto iigu Soo jawaab mahadsanid kabtan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date by said waxaan baafinayaa gabar magaceed layiraahdo haweeyo guure oo reer kismaayo ah marki iigu dan beesay aan ku maqlay mareekan fadlan igala soo xiriir haweeya ama cidii taqaan e-mail bjsoyan@hotmali.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, June 24, 2000 - 04:47 pm walalayaal waxaan raadinaayaa WIIL LADHAHO FAYSAL MAHAMED CUMAR FILQE OO AH REER KISMAAYO ,MAJEERTEEN FADLAN CIDII TAQAAN IISOO JAWAABA
|