We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan gecleen lahaa qofkii reer holwadaag ah inuu ila soo xiriir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal wiil reer baladwayne laakiin ma ahi wiilkaa doonays magacaygana waxaa la i yiraahdaa c/rashiid oo ku magac dheer jini yare ee qofkee tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal marka oogu horeeysa waxaan ku gu salaamayaa salaan mida oogu qiimo badan oo ah salaanta is laam ka ah (Asalaamu caleekum waraxmatulaahi wabarakaatuhuu) Iitaas kadib walaal waxaad i weey diisay qof kee tahay aniga waxaa la iyi raah daa raage ee xageed kadaganeed Baladweyne aniga waxaan ahay reer Holwadaag iyo kooshin labadaba marka walaal waxaan kaa rageey nayaa inaad ii soo gawaab to sidaas iyo nabad galyo ji
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal aniga iga ugu doon salaanta islaamka oo ah( Asalaamu caleekum waraxmatulaahi wabarakaayuhuu).Walaal aniga waxaan ah wiil xaafada reer kooshin daganaa kuna dheganaa booliska kana soo hoorjeeday reer xuubay magacaygana hora ayaan kuugu sheegay, intaa kabadan uma maleen karo inaan isku qeexi karo ee hadaad reer kooshin ahayd sheeg meesha aad ka daganyd xaafda iyo xiligaa daganayd iyo naanays hadaa lahaydba. Wabillaahi tawfiiq.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAA HALKAAN KAA SALAAMAYA INI LA YIRAA CUMAR MUUSE TARABI OO KU MAGAC DHEER XAYLE, WALAAL MARKA HORE ASALAAMU CAKEYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATU SALAAN DABADEED. WAXAAN AHAY REER BELETWEYNE WAXAANA KA DAGANAA XAFAADA IRIDA AAMIN BALSE MARKII XAFADAHA LA BALAARIYEY WAXAAY NOQOTEY XAAWO TAAKO HALAA AYAAN KU NOOLAA XILIGII HORE BASE XILIGII DANBE WAXAA KU NOOLAA KOOSHIN ISKUULKA XALANE AGTIISA. WALAAL SI FIICAN UMA FAHAMIN MAGACAAGA BALSE MARKAAD TIRI REER XUUBAY BAN FAHAMEY IN AAD AHEYD REER XIDIGTA. RAAGE WADA XIRIIR WACAN SOO SHEEG MAGACAAGA OO BUUXA IYO WALAALAHA KUWA KAA WEYN SI AAN U FAHMO WALAAL IGU SALAAN DHAMAAN DHALINYARADA REER BELETWENE WIXII AAD WADA NOOSHAHIIN. WAXAAN KU FARAXSANAHAY BAAFINTAADA. ciwaanka gurigeyga waa expage.com/page/tarabi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Reer Belet weynoow waad salaamantihiin. Aniga waxaa lay yiraahdaa Xasan Xaaji, waxaan baafinayaa reer Beletweine aanaan wax badan is maqal waxaa ka mid ah asaabtaa 1. Mahdi Cali Xasan oo iigu wardanbeysay Sacuudiga 2. Cabdulqaadir Teesto oo iigu wardanbeysay Europe Aniga waxaad igala xiriiri kartaan hassgure@aol.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO: JANAA jini yare waxaan isla dhigan jirney dugsiga sare ahmed warsame. waxaana degenaanjirey hormarka jeentarka agtiisa. hadii aad rabtid more information emailkaaga halkaan iigu soo qor.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: AS As isku kay sheeg haddii reer hormarka tahay,maxaad isku qarinaysaa,haddii kale waxaan kuu qiyaasayaa inaad tahay abdisamad nuur. war iyo dhamaantiis igala soo xiriir yusuf@drskvl.dk wabillahi tawfiiq
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 10, 2000 - 12:49 am jini yare aad baan kuu garanahayaa waxaad daganeed jeentarka agtiisa waxaad tahay wiil yar oo majerteen ah
|