    Jamiila | Thursday, October 12, 2000 - 09:17 pm Waxaan raadinayaa wiil aan isku dugsi dhigan jiray Xamar,waxaa la yidhaahdo Guuleed Cali Maxamuud waxaan u malaynayaa inuu warsangeli ahaa weliba reer garaad, markii iigu wardanbaysay waxa laygu sheegay uk, Fadlan qofkii yaqaanoow ila soo socodsii. |
    Anonymous | Friday, October 13, 2000 - 09:34 pm dugsige isla dhigan jirteen xaafada uu ku yaaalay warka si fiican u faah faahi qabiil kaliya ha sheegin macaanto |
    Jamiila | Friday, October 13, 2000 - 10:03 pm ANN, Waxaan isla dhigan jiray iskuul Taleex waxaan anigu wadanka ka tegay 89kii isagoo weli dhigta, xafada Hodon ayuu degenaa sidaan mar hore maqlay wuxuu galay UK, mana hubo inay run tahay iyo inkale markaa hadii aad taqaanid oo aad wax wara ka haysid i would really apreciated. Thanks Jamiila |
    khadra | Sunday, October 15, 2000 - 04:41 pm hi jamiila walal anaa aqaaana guleed caliyoo wuxuu degan tahay liverpool, england markii iigu danbaysay, inkastoonan aadin magaaladu jooga for a queite sometime lakiin i think he is still ther hadada rabto waxaan kuu dooni karaa telephone kisa ee ila soo socod sii your sister khadra |
    Jamiila | Sunday, October 15, 2000 - 06:18 pm Dear Khadra, Walaal marka hore salaan, marka xigta aad baad ugu mahadsan tahay sida fiican ee aad igu soo sheegtay meeshuu joogo,in uu ina'ayo caajiib ah lahaa waan xasuustaa ee waxaan hubi waayey inuu caliyoo ahaa, hadii uu la dhashay gabdho badan waa isaga markaa walaal adigoo mahadsan hadii aad tilifoonkiisa isoo heli kartid waan jeclaan lahaa. Walaashaa jamiila |
    khadra | Monday, October 16, 2000 - 11:03 am Hi jamiila walal waxaan filaya inaynu isku qofka hadlayno marka walal sidaan horeba kuugu sheegay waan kusoo helay numberkiisi waxana weeye 0151-707-6338 marka walal good luck i know how it feels to reunite with an old friend maybe wali waa single e inaydinba isku dhacdaan lol intaasna waa iga kaftan lakiin he is a nice guy marka walal take care and tell him i said hi even though uu iska asxaab badan yahay i garan maaye lakiin ana markan arko isu sheegiye walaasha khadra |
    Jamiila | Monday, October 16, 2000 - 10:52 pm Dear Khadra, Walaal first of all thank you so much for taking the time to help me, eventhough you don't know me you still went out of your way to reunite me with one of my best class mates, it is good to know there are some good ppl left on this planet I really appreciate what you did for me. Waan kug salaami doonaa insha alaah markaan la hadlo probably first thing in the morning, Khadra ma magacaaga runta ah baa mise magac kaluu kuu yaqaana? cuz i want to tell him who helped me find him unless you are his ex lol (only kidding) anyway walala waad mahadsan tahay mar labaad and i will let you know what happens when i speak to him so watch this space..lol.. Walashaa Jamiila |