Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): CIYAAL WARTA!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAA LA IDIN SALAAMAY DHAMAAN! YAA CIYAAL WARDHIIGLEEY AHAA? MEEL KASTA! BARXADDA, KAWAANKA, SUUQA, BAAR JEDDAH, KOR II BIXI, 15MAY GADAASHEED IYO NASIIB BUUNDO,GEEDKA JACEEYLKA, HABAR CAD, QAALIYAASHA, BUULO KORE, BUULO HOOSE,CIYAAL MAXAMUUD XARBI, IF IYO AAKHIRO,SIINAY ,BAR HILAAC IYO LABA DHAGAX, CIYAAL YAAC, XAMAR JADIID!
MEEL KASTA OO JOOGTIIN SCANDANIVIAN COUNTRIES,NORTH AMERICA, ENGLAND, ITALIA, HOLLAND, GERMANY IYO AUSTRALIA! YAAQAY HA LA IS RAADIYO!
WARDHIIGLEEY WASAARAD WAAYE! INTA KALENA WAKAALAD WAAYE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi (Public user)

Unrecorded Date
duqa waa salaamana tahay aniga waxaan ahaa ciyaal siinaay aabnsiinka siinaay agtiisa ayaan deganaaa
adiga magacaaa
emailkeeyga waaa mohamedali1@hotmail.com
salaamu caleeykuum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali mohamed m (Public user)

Unrecorded Date
macalinka waa salaaman tahay waxaan ahay reer wardhiiglay qaraamiya waxaan deganaa mahamud xarbi (xararyaale) waana ku mahad santahay sida wanaag san ee aad degmadada u soo xasuusatay waa runta wardhiiglay wasaarad waaye inta kalena wakaal waaye washintoon waabab waaye wardhiiglayna .....ku dar inta kale adiga.
waxaa lay yiraa ali e mailkaygana waa ali6898@hotmail.com ha kuu macaato saxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali Dheere (Public user)

Unrecorded Date
Ciyaal warta Abdulqadir Sabrie Gacamey warkiisa keena iyo meesha laga helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmine (Public user)

Unrecorded Date
Waa la idin Salaamey
Reer Warta
Cali Dheere Gacamey wuxuu jooga Sweden .
Waad Salaaman tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali (Public user)

Unrecorded Date
Yasmine waad mahadsan-tahay,Walaaley ninkaas meel toos ah oo aan kala xiriiro haddi aad garaneysid iigu soo dir e-mailkayga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali (Public user)

Unrecorded Date
Sorry Yaska e-mailkaygu waa h23563@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Artan (Public user)

Unrecorded Date
Waxaa raadinayaa nin reer wardhiigleey ahaa oo la yiraahdo (Maxamed Shirwac) oo ku magac dheeraa (Sancadde) waxaa uu deggenaa (Buulo kore) ama
(Xararyaalle).
Aniga waxaa la i yiraahdaa (Cartan Xasan Dhiblawe)
waxaana deggenaa (Buulo hoose) haddana waxaan deggenahay (Sweden). Waxaan ka codsanayaa ciddii war ka heeyso ninkaas in aay siiso taleefoonkaan
+46-26-18 60 14 am +46 73 99 79 782.
ama (e-mailkeeyga) (artan15@hotmail.com).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFA (Public user)

Unrecorded Date
CAYAAL WARTA WAAN IDIN SALAAMAY.
AKHYAARTA WAXAAN AHAAY CAYAAL WARTA GAAR AHAAN
KA SOO HORJEEDKA IF IYO AAKHIRO FOORNO BIIXI AGTEEDA YAA ARKAY AMA YAQAAN DHALINYARADAN KALA AH
1 MAXAMED OSMAN <MADAXEEY>
2 MAXMED BIIXI <CUMAR CALASOW>
3 SAALAX OSMAN >LAGSHAN> OO DHAMAAN CAYAAL BANOONI
HAA HADII AAD KA MIDTAHAY AMA AAD TAQAAN FADLAN
E-MAILKAN IIGU SOO DIR. WAANA IDN WADA SALAAMAY
CAYAAL WARTA .. ANIGA WAXAA LEY DHAHAA MUSTAFA
<UULKA>.NABADEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
DHAMAANTIIN WAAD SALAMANTAHIIN WAXAAN KA DIRSANAHAY DHALINYARADII DAGANEYD BAAR_JIDA MAGACAYKA WAA SUGAL YUSUF WAHLIYE E_MAILKA WAA SUGALW@IDIRECT.COM WAXAANA JOOGAA CANADA(TORONTO)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OMAR (Public user)

Unrecorded Date
ANIGANA WAXAAN DEGANAA AJIBKA SIINAAY BAANSIINKA
HOOSTIISA BAARJIDDA LAAMIGA MARKA LAGOOYO
WASALAAMU CALEEYKUM
OMARHALI@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
HI AQYAARTA WAAD WADA SALAAMAN TIHIIN.
CIYAAL WARDHIIGLEY BAAN AHAAN JIREY ANIGA WAXAANA DEGENAAN JIREY ISKUUL 15 MAY GADAASHIISA IYO VIA JENERAL DAAUUD INTA U DHAXEYSO .LAAKIIN WAXAAN SOO XIGEY DHINACA WAXA JENERALDAAUUD. MA OGI INAAD TAQAANAAN..LAAKIIN ANI WAXA LAY YIRAAHDAA
C/QAADIR MAXAMED GEEDDOW.KOLEY ANIGA IMA AQOON SANKARTAAN OO WAABA YARAA LAAKIIN AABAHEE AA LAGA YAABAA MAGACIISA INAAD AQOON SATAAN.AMA WALAALKEE OO EEDADEE DHASHAY LIIBAAN ABUUKAR ABKEEY OO DHIGAN JIREY ISKUUL 15 MAY.KUNA MAGAC DHEERAAY "LIIBAAN QAAMEY"
ANIGA WAXAAN KU NOOLAHAY WADANKA HOLLAND.
BYEEEE BARASHO WANAAGSAN NEH KULIGIIN.
WARDHIIGLEY WASAARAD WAAYE INATA KALENA WAKAALAD WAAYE WASHIGNTONA WAABAB WAAYE.
E-MAIL ADRESKEEGANA WAA LIKE_ME77@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CQAADIR (Public user)

Unrecorded Date
HEE WAAANIGA EMAILKEEGA WAA...LIKE_ME77@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amxaar (Public user)

Unrecorded Date
TO:MUSTAFA

Walaal mustaf dadka aad raadineeyso haddii aan wax kaga sheego SAALAX waxa uu joogaa WASHINGTON, SEATTLE. U.S.A ninka kale MADAXAY waxa uu joogaa TORONTO, CANADA.
Laftirkayga waxaan ahaa Dhalinyaradii rootiga u soo doonan jirtay foorno Biixi.

iisoo sheeg meesha ay ku dambeeeyeen saxiibkay DUQA,MOWLIID, IYO MUUSE-QANI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Crashiid (Public user)

Unrecorded Date
Assalaamu Calaykum

Walaalayaal aad baan ugu farxay kadib markii aan ku arkay boggaan baafinta, WARTA oo is baafinaysa.
Waxaan idinku baraarujinayaa kuwiina ku nool Yurub, N.Amerika,Austrelia iyo Carabta OO laga yaabo inaad wax u qaban kartaan degmada.Wardhiigleey aad bay u dhibaataysantahay mana jirto meel la mid ah soomiliya oo dhan ee fadlan aanu guntiga dhiisha isaga dhigno oo aanu is waydiino sida aanu wax u tari karno degmadeena
Waxaan ku dhashay, ku barbaaray BUULO-HOOSE, waa
C/rashiid OLYO. Email-kaygu waa caadraac@hotmail.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullah (Public user)

Unrecorded Date
walaalayaal wxannahay ninreer wardhiigleey ah gaar ahaan buulo kore waxaan joogaa dalka pakistan , waxaana laq yirahdaa Cabdullahi Canjeero . emailkaygu waa ANGERO5@HOTMAIL.COM
waanasalaamantihiin dhamaan. salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMAD SALAAAD (Public user)

Unrecorded Date
WALAALAYAAL WAXAAN BAAFINAYAA WIIL AH CIYAAL WAR DHIIGLEY WAXAA LAYIRAAHDAA ISMAACIIL MAXAMAD -
OO KU MAGAC DHEEr QAAY ISMAACIIL QAAY.
WAXAA BAAFINAYA AXMAD SALAAD MAXAMUUD CABDULE KEBED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
by cabdullaahi jiitaaloow public user on friday september24,1999-03.45am.walaalayaal waad salaaman tihiin meel kasta eed joogtaan anigu waxaan ahey ciyaal warta gaar ahaan agagaarka khadiijo cadow waadna ku mahadsan tihiin baafinta aad isbaafiseen ha ila soo xiriiraan dhalinyaradii daganed agagaarka khadiiji cadow jiitaaloow 10hotmial.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustafa (Public user)

Unrecorded Date
As-salaamu caleyku dhamaan !!!

TO. mr.amxaar
walaal salaan ka dib.marka hore mowliid waxaan ku maqlay canada laakiinse duqa iyo muuse qani meel kuma sheego saaxiib .ninyahow madaxey addres maka heysaa ?amxaaroow magacaa laga yaabee in aan ku aqoonsado?war maka heysaa ninkii elfis ahaa ee degenaa xamar bile iyo sharaf ama walaakiis jarmal cali daahir saaxiiboow dadkii waan u xiisay ee wixii aad heli karo adreskooda fadlan iigu soo dir e-mailkan Qasaaye18@hotmail.com mahadsanid .Reer warta oo dhan waan idin salaamay dhamaan !!!ha idiin macaato !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustafa (Public user)

Unrecorded Date
by mustfa gaab

waa salaamantihiin salaan kadib saaxiibayaal waxaan deganaa wardhiigleey habarcad iyo qaaliyaasha inta udhaxeeso aadna ayaan ugu faraxsanahay in aan halkaan ka aqriyo warta
thaks alot

by mustafa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

f

Unrecorded Date
Waa idin salaamay kuligiin,

Waa ku farxay markaan arkay reer wardhiigley oo isbaafihaayaan, aniga waxaan daganaa wardhiigley fiiftiimey gadaasheeda, qofki meelahaas daganaa ila soo xiriir.

intaas & nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dhamaan waad salaa mantihiin ciilyaal Wardhiigley aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay sida sharafta leh ee aad u xushmayseen xaafadeena khaaliga ah waxaana idiin rajeynayaa sanad cusub oo caafimaad qaba hadii aad tihiin dhamaan bahweynta reer Wardhiigleey. waa aniga oo ah
Aanis abdi aseer oo jooga Sweden.
E-mail anisaser@hotmail.com igala soo xiriira e-mailka .
sidaas iyo kulntiwacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ibrahim Ali

Unrecorded Date
Dhamaan waa salaaman yihiin reer wardhiigley meel kasta aad joogtaan
waa ku farxay sida xusuusta leh oo ay reer warta isku raadinayaan aniga magaceeyga waxaa la yiraah Ibrahim Ali waxaan degenaa dugsiga sare 15 mey gadaashiisa dhanka laanta iyo dukaanka carabey inta aan la gaarin suuqa wardhiigley waxaan deganahay magaalada Frankfurt ciddii i aqoonsata waxay igala soo xiriiri karaan E-mailkan
ibrahim.hassan@t-online.de

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waa idin salaamay kulugiin hadaa ciyaal warta tihiin aniga waxaan daganaa wardhiigley waxaana dhiga jiray fiiftiimey ama 15 mey waxaan ahaay ardaydi ka baxday 1990 dagaalka ka hor.
waxaan raadihaa ciyaalki loodkeyga ahaay gaar ahaan: Cabdulaahi fiyaato, faxdi maxamad shiiqow,
Haaruun warsame xalane, Liibaan
cabdulaahi foonka...... Hadaa dadkaas meel ku ogtahay ama adiga sanadkaas ka baxday igala soo xiriir E-mailkaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ugu horeentii waan idiin wada salaamay dhamaanba ciyaal warta meel kasta oo aad joogtaan.
waxaan ahaay dhalin yadii daganeed jiirada saldhiga wardhiigley,
run ahaantiina aad ayaan ugu faraxsanahay sida diiran oo wacan oo aynu halkani ugu wada kulanay.wasalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed ali

To:anonymous,on thursday december 9
waa markale iyo aniga saaxiib asxaabta aad tiri
isku lood ayaan eheen waxaan ka gartay.
c/laahi fiyaato oo aan isku xaafad eheen
markii iigu war dambeesaynma waxa uu joogay italia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Marka hore waaleydin wada salaamay reer wardhiigley sidaa u dhantihiinba.
Maxamed ali aboowe waa mahadsantahay waxaanse ku weydiiyay hadaa magaalada ow dagan yahay ama telefoonkiisa wax yaqaan aa taqaanid iigusoo dir E-mailkeyga oo ah: nuurta@hotmail.com.
waamahadsantahay mar kale kulugiin ciyaal wartana soon wacan oo qeyr leh.

qeylo

Unrecorded Date
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin sida aad degmada u xusteen. waxaan degenaa inta u dhaxeyso Damey Hotel iyo Qaaliyaasha. Magaceygane waa
Mohamud M. Ali (Qeyloweyne). hadii aad i taqaanid waxaad igala soo xiriiri kartaa.
E:mail. Qeylo@hotmail.com

Sidaa iyo wada xiriir wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A/kariin Hagi

Unrecorded Date
WAXAAN KU ABTIRSADAA CIYAAL YAAC
Wad salaaman tihiin dhamaan ciyaal WARTA aad ayaanan ugu fatxay sida aad iskula xiriiraysaan ama aad iskugu xiiso qabtaan
aniga waxaan ahay ciyaal yaac waxaana lai dhahaa
Cabdi kariin cali xaaji( caano cabe)
Waxaan raadinayaa Hilaal muxudiin & xuseen qanni
Anigoo salaan uga sida dhamaan dhalin yarada kala ah Mahad shakaal. maxamed fooxle . Fiiqow caleynnaa . Dhagoolka geedka ciyaal baago
diyeeshe weybannuu liibaan afyaanyo. iyo axmed cali.. waxaan kaloo raanidaayaa Farxiyo Indhoos qofkii warkahayo wixii ciyaal yaac ah fadhlan i la soo xiriir... waawalaalkiin Ckariin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim

Unrecorded Date
Emailkeyga waa kan aqyaarta anigoo ah ciyaal yaac ama ciyaal bago baafinaayana dhalinyarada korkuqoran
abdikarimhaji@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ringo

Unrecorded Date
Anigoo ah axmed muxuddin hadafo (Ringo)kuna dhashay warta wuxaan raadinayaa reer warta meelkasta ay joogaan waxaana hadda degenahay magaalada köln Germany.
ciddii meeshan iga aqoonsata waxay igala soo xiriiri karaan E-mailkan hoos ku qoran.
wardhiigley wasaarad waaye inta kalena ku dara !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GULLIED

Unrecorded Date
SALAAMA CALEYKUM.
CIYAAL WARTA DHAMAANTIIN WAAN IDIN SALAAMAY.
ANIGA MAGACEYGU WAA CIISE CILMI (CIR-CIRE), DEGANAA KA SOO HOR JEEDKA HOOSE DHEXE MAXAMUUD XARBI, FADLAN HADII AAD IGARANEYSAAN THIS IS MY E-MAIL, isse75@hotmail.com.
DHAMAAN AQYAARTA REERWARDHIIGLEY WAAD SALAAMANTIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ciyaal warta,

Anigoo ku hadlaayo ciyaal suuqa xoolaha magacooda Kulli waa salaamantihiin, meel kastoo aad joogtaan noolaada, waxaan ku raacsanahay ninka yiri aan wardhiigleey wax u qabanno ee xagee wax ka bilownaa ciyaal warta.

to; Ringo
Ringo anaa ku kasaayee aaway emailkaaga? hadii kale emailkeeyga igalasoo xiriir.

jayte2000@yahoo.com

Wardhiigleey wasaarad waaye, inta kale wakaalad waaye. Waa idin kaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, July 11, 2000 - 04:51 pm
Asalaama calaykum dhamaantiin
Salaan kadib waxaan rabaa in la socod siiyo qof kii raadinayay Cismaaciil Qay wuxuu joogaa Toronto Canada,magacaygan waxaa layiraahdaa Cali Asad A. Samatar oo reer geedka jacaylka-barxada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.calwiye.gaduudow.

Thursday, November 09, 2000 - 04:24 pm
as/xaabta waa idin salaamay waana ku mahadsantihiin bogan aad noo furteen.
aniga magacayga waa a/qaadir calwiye. (gaduudow)
waxaan deganaa warta (dalbile ama shardi.ama buulayareey) hadba siduu qofwalba u yaqaan.
15,May ayaana ka baxay 1990,waxan raadinayaa asxaabtii igu loodka ahayd sida Liibaan,haaruun warsame xalane,a.A.buruf, liibaan jamac guulwade.&
RAMLA,fadlan wixi garanaya ha iisoo sheegaan meel ay ku danbeeyaan.
waa ku salaamay Abdirashiid.olio si aad u qiimo badadan . waxaan hada ku noolahay LONDON. (SW)

waa a/qaadir mohamed shiiq. (gadudow)
oo idin leh xiriir wanaagsan.
wabillaahi towfiiq.