We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Fadlan waxaan aad u raadinayaa Walaalahay oo laygu sheegay in ay Tanzaniya gaar ahaan magaalooyinka Moshi, Tuntuma, Darsalaam, ay joogeen. Waxaanan warkooga Helin Mudo 20 Sanadood. Markaa fadlan Cidii qof ka taqaan tanzaniya ha lila soo xidhiidho. E-Mail:Smaidhane@hotmail.com Baki44@hotmail.com Waad mahadsan tihii By Saleebaan Omer Maidhane
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date sxb waxaan aqaannaa cunug hadda muddo 2 bilood kasoo moogan tanzania. cunugu waa 15 jir ma garanaayo inuu wax saa ukala yaqaan laakin wax walba waa sooro gal ee faamilgaada magacooda soo sheeg sxb. cunuga walaashiis oo qof ween ahna wee joogtaa, tanzania wee soo martay xagaa iyo daarisalaam. marka walaal magaca familka ii soo sheeg anaa weediinaayee. waxaa igala soo xiriiri kartaa: AniisYare@hotmail.com
|