Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay ardaydii kuliyada laamaha cilmiga (Scienza di base)?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla (Public user)

Unrecorded Date
Salaamu calaykum.
Magacaygu waa Cabdalla Osman Mohamed waxaan ahaa ardaydii wax ka baran jirtay kuliyada laamaha cilmiga gaar ahaan qaybta xisaabta iyo fiisigiska waxaanan ahaa loodkii ugu horeeyey ee bilaabay 1987. hadaad garanaysid ama aad ka mid ahayd fadlan ila soo xiriira.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWEYS (Public user)

Unrecorded Date
WAXAAN KAMID AHAA ARDAEYDII KULIYADA LAAMAHA CILMIGA CABDALE MAGACEYGA WAA AWEYS AXMAED ABUUKAR XAASKEYGANA WAXAA LAYIRAAHDAA IISHO HAAJI MOHAMED LABA DEENABA WAXAAN KA MID EHEEN ARDEYDII LAAMAHA CILMIGA WAXAAN KU NOOL NAHAY WADANKA DENMARK EMILKEENA WAA AWEYS@HOTMAIL.COM.
AMA ADREESKEENA WAA KÆRSANGERVEI 108.
8800VIBORG
DENMARK
CABDALA ANIGA SI FIICAN AYAAN KUU AQAAN LAAKIN ADIGA LAGA YAABO OINAADAN I XASUUSAN ANIGU LABA SAMISTIR KALIYA AYAAN IDINLA QAATAY KADIBNA TALYAANIGA AYAAN U SOO WAREEGAY OO AAN KU DHAMEESTAY IISHANA KOLEY WAAD XASUUSATAA
HADA AYEY UUR II LEEDAHAY OO AAN SU GEENAA CUNIGEENII UGU HOREEYEY INALA SOO XARIIR TEL 0045 22916597.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Schoolmate (Public user)

Unrecorded Date
Maalin wanaagsan,
waxaan bilaabay kuliyada scienceka august '87 waxaanan rabay in aan chemistry dhigto hase yeeshee, waxaan wadanka ka dhoofay Feb'88, markaa semester kaliya ayaan jaamcada dhigtay, waxaa suurtowda in aynaan is garan, laakinse markasta way wanaagsantahay in la barto qof aad isku iskuul ahaydeen, qusuusan hadda oo wadankaygii gubtay.

my email is
mandeqa@yahoo.com

p.s.
awees and isha mabruuk.
inkastoo aynaan is garanayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed warsame

Unrecorded Date
waxaan ka mid ahaa kuliyadda laamaha cilmiga qeybta chemistriga waxaan isku lood aheyn c/laa,iisha,aweys....,
waxaan filayaa inaad i aqoonsataan.
Waxaan joogaa Florance-Italy
cinwaankeyga waa:
xalane@yahoo.com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ma xasuusto waqtigii aan bilaabay, waxaan ahaa artaydii lagu bilaabay kulliyadaas, Magacayga waa caanood aad baan u jeclaan lahaa inaan ka warhello ardaydeenii aynu isku lootka ahayn.Waxaan joogaa Toront,Canada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdalla

Unrecorded Date
By Abdalla
Salamu calaykum Caanood
waxaan war ka hayo anaa kuu soo sheegaya ee Mailkaaga dhaaf ama aniga mail iisoo dir.
abdalla_199@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayub

Unrecorded Date
waa mahadsantihiin waxaan ahaa ardey kamid ahaa lamaha cilmiga kuwii ugu horeyay (F iýo X) waxaa laga yaabaa inaad i aqoonsato abdullaahi waxaan ahaa nin aad iyo aad edeb badan, dhibna aan laheyn waxaan la daganaa muxyadiin waxaan saxiib la' ahaa (axmed ganey), igala soo xiriir E-mailkayga hoos ku qoran
ab_ayub@hotmail.com

Aweys waxa laga yaabaa inaad adigu i xasuusan laakiin anigu waa ku xasuustaa waana salaamantahay adiga iyo IIsho iyo caruurtiina
waxaana idiin rajeynaa khayr.....
ab_ayub@hotmail.com