Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay cayaal Buundo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWGUUL (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan baafinayaa cayaal Jowhar, gaar ahaan dhalinyaradii ka baxday Dugsiga H/Dhexe Burey S/D.
77/78 ama Dugsiga Sare Shabeelle S/D.81/82.
Ama cayaal Buullo-Makiinno/Buullo Obliko.
Mohamed Hassan Guled
(AWGUUL).
E-Mail< mjowhar66@hotmail.com>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
asalamu caleykum , maxamed waxaan ahay qof aad iyo aad isu taqaanaan magacayguna waa abdullahi mooge (john) waxaan jooga wadanka finland waxaad iiga waran taa dhamaan reer in tiisa kale waxaa filayaa in aan kugu maqlay in aad joogtid germany . waxaad kaloo iiga waran reer ganeey ninkii ahaa xassan ganeey walaalkaa ( kuudane)waxaad igala soo xiriirtaa tel 358407562358